Tacsi: Innaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 18/02/2013 14:01:39

Tacsi:

Innaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun


Bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota iyo jaaliyadda reer Kaambo ee ku kala nool daafaha dunida waxaa ay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan ciyaaryahankii kubadda koleyga ee naadigii Waxool Axmed Xaashi Faarax oo ku magac dheeraa "Asad" oo walaalkiisa Marxuum Tanade Xaashi Faarax uu Dhawaantan ku geeriyooday dalkaasi India.. Sidoo kale waxaa tacsidaasi loo dirayaa dhammanba eheladii Marxuumka, si gaar ah Hooyo Xaawo Cali Dhabane, Hooyo Saciido Cabdi Wardheere ,walaalihiisa Cabdiwahaab Xaashi, Cabdinaasir Xaashi, Asad Xaashi,Kiin Xaashi, Maxamuud Xaashi iyo  Muxibo Xaashi.


Extended News

Bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota iyo jaaliyadda reer Kaambo ee ku kala nool daafaha dunida waxaa ay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan ciyaaryahankii kubadda koleyga ee naadigii Waxool Axmed Xaashi Faarax oo ku magac dheeraa "Asad" oo walaalkiisa Marxuum Tanade Xaashi Faarax uu Dhawaantan ku geeriyooday dalkaasi India.. Sidoo kale waxaa tacsidaasi loo dirayaa dhammanba eheladii Marxuumka, si gaar ah Hooyo Xaawo, walaalihiisa Cabdiwahaab Xaashi, Maxamuud Xaashi, Muxibo Xaashi.

Waxaan aan Eebe uga baryeynaa in uu Marxuumkaas janadiisii fardawsa aheyd ka waraabiyo, Xaaskiisa,eheladii,qaraabadii,iyo saaxiibadiisa uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.

(Aamiin- Aamiin - Aamiin).