Hambalyo
Posted by shiikha on 22/01/2013 12:20:57

Hambalyo:

Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota, waxaan halkan hambalyo uga dirayaan maamulka, Macallimiinta iyo  ciyaaryahannada xulka qaranka Soomaaliyeed ee wiilasha kubadda koleyga oo iyagu dharbaaxo culus ku dhuftay xulka K/Koleyga ee Kenya ciyaarahoodii ku tirsanaa isreebreebka Zone ka 5aad ee Afrika.....Waxaana u rajaynaynaa in cayaaraha u harsan kooxda ay guulo kaa la mid ah ka soo hooyaan Inshaa-Allahu.


Extended News

Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota, waxay halkan hambalyo uga dirayaan maamulka, macallimiinta iyo ciyaaryahannada xulka qaranka Soomaaliyeed ee wiilasha kubadda koleyga oo iyagu dharbaaxo culus ku dhuftay xulka K/Koleyga ee waddanlka Kenya ciyaarahodii ku tirsanaa Isreebreebka Zone ka 5aad ee Afrika....

Waxaana u rajaynaynaa in cayaaraha u harsan xulka Soomaaliyeed ay guulo kaa la mid ah ka soo hooyaan Inshaa-Allahu.

Hambalyadan waxaa si wadajir ah u diraya:

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi

Maxamed Xasan Qolof

Maxamed Aadan Jeelle
Cadde Xasan Gaaboow
Cabdi Yuusuf

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Cabdirisaaq Ugaas

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Deeqo Cawil

Fartuun Nuur (Cali Dheere)


Diyaariye:Shiikha