Hambalyo

Aniga oo ah Guddoomiyaha ururka Midaynta qurbojoogta isboortiga Soomaaliyeed mudane Axmed Nuur Xaashi "Sayga Ruushka" kuna hadlaya dhammaanba magacyada xubnaha ururka,waxaan halkan hambalyo uga diraynaa guddoomiyaha cusub ee loo doortay hoggaaminta Olymbikada Soomaaliyeed mudane Abdullahi Ahmed Tarabi iyo dhammaanba guddigiisa fulinta.sidoo kale waxaa iyaguna ay hambalyo naga soo gaartay qaar ka tirsan bahweynta isboortiga ee Sweden oo magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin kuwaasi oo iyaguna u hambalyeynaya Guddoonka cusub ee Olymbikada Soomaaliyeed iyo xubnahiisa gaar ahaan guddoomiyaha cusub Mudane Cabdullahi Axmed Tarabi.
Aniga oo ah Guddoomiyaha ururka Midaynta qurbojoogta isboortiga Soomaaliyeed mudane Axmed Nuur Xaashi "Sayga Ruushka" kuna hadlaya dhammaanba magacyada xubnaha ururka,waxaan halkan hambalyo uga diraynaa guddoomiyaha cusub ee loo doortay hoggaaminta Olymbikada Soomaaliyeed mudane Abdullahi Ahmed Tarabi iyo dhammaanba guddigiisa fulinta.
sidoo kale waxaa iyaguna ay hambalyo naga soo gaartay qaar ka tirsan bahweynta isboortiga ee Sweden oo magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin kuwaasi oo iyaguna u hambalyeynaya Guddoonka cusub ee Olymbikada Soomaaliyeed iyo xubnahiisa gaar ahaan guddoomiyaha cusub Mudane Cabdullahi Axmed Tarabi.