Hambalyo
Posted by shiikha on 03/01/2013 08:00:22
Hambalyo

Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota , Waxaa ay halkan hambalyo uga dirayaan guddoonka cusub ee guddiga olympicada soomaaliyeed mudane Cabdullahi Axmed Tarabi oo maanta loo doortay guddoomiyaha guddiga Olymbikada Soomaaliyeed afarta sano ee socota hadduu eebe idmo. 

Extended News

Mudane/Guddoomiye Cabdullahi Tarabi,guddoomiye ku xigeenada,xoghaynta guud iyo xubnaha guddiga fulinta ayaan u rajaynaynaa in xilkaasi culus ee  loo magacaabay Eebe u fududeeyo.

Hambalyadan waxaa diraya dadka magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin:

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Cabdulqaadir Qariindi

Garsoore/Macallin Maxamed Xasan Qolof

garsoore Maxamed Aadan Jeelle
Macallin Cadde Xasan Gaaboow
Cabdi Yuusuf

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Cabdirisaaq Ugaas

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Cabdiwahab Maxamed

Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Deeqo Cawil

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Diyaariye:Shiikha