Hambalyo

Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota , Waxaa ay halkan hambalyo uga dirayaan garsoorihii caalamiga ahaa ee kubadda cagta iyo kubadda Koleyga Soomaaliyeed Mudane/General Bashiir Maxamed Jaamac oo ku magac dheera (Bashiir Goobe) oo dhawaan loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda adeega bulshada ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka Mudane/Gen Bashiir Maxamed Jaamac , waxaan Allah uga baryayaan in xilkan adag ee loo dhiibay uu Eebe u fududeeyo.
Hambalyadan waxaa diraya dadka magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin:
Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Cabdulqaadir Qariindi
Garsoore/Macallin Maxamed Xasan Qolof
garsoore Maxamed Aadan Jeelle
Macallin Cadde Xasan Gaaboow
Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Cabdiwahab Maxamed
Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Diyaariye:Shiikha