Tacsi Innaa Lillahi wa Innaa Ilayhi raajicuun
Posted by shiikha on 22/11/2012 16:22:59

Tacsi

Innaa Lillahi wa Innaa Ilayhi raajicuun


Jaaliyadaha Isboortiga ee Minnesota, Atlanta,Seattle Washington, Kansas Missouri,New York Rochester, Waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, Xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee naadigii Isboortiga madbacadda, Bankiyada iyo caymiska (M.B.C) mudane Yaasiin Maxamuud Cali (Yaasiin Barafuun) oo caawa oo ay taariikhdu ku beegnayd 11/22/2012 ku geeriyooday magaalada Rochester, New York(U.S.A)


Extended News

Jaaliyadaha Isboortiga ee Minnesota, Atlanta,Seattle Washington,  Kansas Missouri,New York Rochester ,Waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, Xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee naadigii Isboortiga madbacadda, Bankiyada iyo caymiska (M.B.C) mudane Yaasiin Maxamuud Cali (Yaasiin Barafuun) oo caawa oo ay taariikhdu ku beegnayd 11/22/2012 ku geeriyooday magaalada Rochester, New York(U.S.A)

Marxuumka ayaa waxaa uu ka mid ahaa halgamayaashii Isboortiga Soomaaliyeed, isaga oo si wayn uga qayb qaatay horumarinta isboortiga Soomaaliyeed, xilal kala duwana ka soo qabtay maamuladii isboortiga ee ka jiray dalka Soomaaliya barisamaadkii.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumka uu jannadii fardawsa ka waraabiyo, ummadda Soomaaliyeed iyo bulshada isboortiga ee uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.

Aamiin Aamiin Aamiin


tacsiyadahan waxaa diraya:

Jaaliyadda isboortiga Minnesota

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi

Maxamed Xasan Qolof

Maxamed Aadan Jeelle
Cadde Xasan Gaaboow
Cabdi Yuusuf

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Cabdirisaaq Ugaas

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Deeqo Cawil

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Qubarada isboortiga

1)Dr. Cali Cusmaan cali

2)Tababare Ibraahim Suudaani

3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin

4)Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi)

4)Cabdulkaadir Xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)

5)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)

6)Jaamac Cali (Jaamacey)

7)Maxammed Cabdi Seyga

8)Inj. Cumar Shekhey(Gud. Jaaliyadda Atlanta)

9)Cabdicasiis Axmed Mahdi

10)Axmed Xaashi(Axmed Weli)

11)Nafiisa Cali

12)Caaliya Cabdimaamuus

13)Maxamed Muslimiin

14)Xamsa S. Xamsa(Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)

15)Cabdulaahi Nuur Kolombo

16)Amiin Caamir Maxamed

17)Maxamed Sufu Abashekh(Madaxaa Dahabshii ee Atlanta)

18)Axmed Cabaas Busuri

19)Cabdulaahi Afrikaano

20)Khali Shire(Khalif Riiko)

21)Cabdi warsame Isaaq

Jaaliyadda Isboortiga Atlanta

1)Islow Maxamed Malaaq

2)Ibraahim Suudaani

3)Maxamed Xaaji Giftin

4)Aweys Muse Arbow(Awesy Fundi)

5)Cabdulqaadir Xasan cadde(Caydiid Jeenyo)

6)Jaamac Cali(Jaamacey)

7)Inj.Cumar Shekhey(Gudoomiyaha Jaaliyadda Atlanta)

8)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)

9)Cabdirashiid Blastiko

10)Cabdulaahi Xersi Cabdi(Gudoomiyaha Isboortiga ee Maine)

11)Xamza S. Xamza(Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)

12)Maxamed Cabdulaahi Kamuudi

13)Nafiso Cali

14)Maxamed Cabdi Seyga

15)Cabdulaahi Nuur Kolombo

16)Amin Caamir Maxamed

17)Cabdiraxmaan Sangue

18)Khaliif Muse Shire(Khaliif Riiko)

19)Tabababre Qariidi

20)Maxamed xasan Qolof

21)Cabdulqaadir Daahir Sheekha

22)Cabdi Yuusuf Maxamed

23)Maxamed Suufi Abashekh(Madaxa Dahabshiil ee Atlanta)

24)Cabdicasiis Axmed Mahdi(Gudoomiyyaha Farsamadda iyo Maamulka ee Tennesse)

25)Cabdi warsame Isaaq

Jaaliyadda Isboortiga Seattle washington

Cabdi Maxamed Guuleed (Abdi Xalwo),Xasan Muuse,Xuseen Dheere,xasan Abati,Cabdirisaaq Ugaas, Saciid Dheere,Najiib Ciise,Sulub,Muslimiin,Shi caddow,Guuleed,Shankar,Sucaado Diiriye,Cabdullahi Cadde.carab Dheere,Cabdi Cadde,Saciido Dheerey. Cali Bootaan iyo Isaaq Dheere.

Jaaliyadda Isboortiga Kansas Missouri

Maxamed Cali Nuur

Cali Cigaal"Baadweyne"

Cabdisamad aadan Dirir

Axmed Cabdi Nuur

Qaynuun Dheerey

Jaaliyadda Isboortiga Rochester,New york

Ahmed cabdi Shaur(Ahmed Jeeri)