Ogeysiis Muhiim ah: Shirweyne Guud oo isboorti oo ku socda Reer Ontario ,Canada
Posted by shiikha on 12/11/2012 06:08:24

Ogeysiis Muhiim ah:

Shirweyne Guud oo isboorti oo ku socda Reer Ontario ,Canada

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Jaaliyada Soomaalida ku nool gobolka Ontario, Canada ee daneysa isboortiga ubadkeena iyo waayelkeena inay ka soo qayb galaan shirweyne guud oo looga hadli doonaa haddii uu Eebe idmo:

Extended News

1. Sidaan uga gudbi laheen meesha aan imminka joogno.

2. Lagu flanqeeyo dastuurkii aan isku maamuli laheen.

3. Lagu soo dhiso Boardkii iyo guddiyadii sare ee maamuli lahaa  Kubadda cagta, kubadda koleyga iyo cayaaraha fududba.

4. Lagu soo dhiso guddi hoosaadyadii la shaqayn lahaa saddexda cayaar aan kor ku soo sheegnay ee magaala kasta ku taala Ontario ee Soomaali degan tahay.

Kulanka wuxuu dhici doona 17ka November, 2012 - Saacadda marka ay tahay 2da dhurnimoMeeshane waa:

Lawrence Heights Community Centre, 5 Replin M6A 2M8
District: North York
416 395-6120

Wixii faah faahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaan: Mussa M Nasir: Cel. 647-242 9914 ama emailka: mussamn@hotmail.com

Ka soo qayb gal wacan