Tacsi
Innaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Maamulkii,cayaartooydii naadiga Muqdisho,qubarada isboortiga iyo jaaliyadda isboortiga ee Minnesota, oo magacyadoodu ay hoos ku wada xusan yihiin, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ummadda Soomaaliyeed guud ahaan,gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Shariif Cali Cawad oo ku magac dheeraa "Shariifoow:" kana mid ahaa cayaaryahannadii naadigii Muqdisho iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta oo taariikhdu markay ahayd Nov.10,2012 ku geeriyooday dalka Boqortooyada Sacuudi arabia.

Waxaan Allah uga baryaynaa marxuumka inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo bahda isboortiga ee uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.
Aamiin Aamiin Aamiin
Naadigii Muqdisho
1)Xildhibaan Xasan Abshir Faarax
2)Mudane xasan Jilicow Maslax
3)Islaow Maxamed Malaaq
4)Dr. Cali Cusmaan Cali
5)Cumar Cusmaan Waasughe(Cumar Ringo)
6)Saciido Nuur Abukar(Saciido Wariiri)
7)Tababare Cabdi Faarax Geele
8)Tababare Cawil Maxamed
9)Tababare Maxamed farayare
10)Cali Baashi
11)Maxamed Muslimiin
12)Sucaado Diiriye
13)Luul Cusmaan Sabrie
14)Isaaq Dheere
15)Cabdicasiis Axmed Mahdi
16)Abukar Axmed maxamed(Abukar Shiino)
17)Axmadey Baaldi
18)Maxamed Cusmaan Loolow
19)Axmed Cabaas Busuri
20)Daahir Cusmaan(Daahir Gacamey)
21)Zakariya Baliile
22)Cabdi Cali warsame
23)Cabdulqaadir Khalif Xirsi(Biini)
24)Cumar Cadde
25)xasan Abati Abanuur
26)Nuur suufi Amac(Nuur Gaab)
Qubarada isboortiga
1)Dr. Cali Cusmaan cali
2)Tababare Ibraahim Suudaani
3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
4)Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi)
4)Cabdulkaadir Xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
5)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)
6)Jaamac Cali (Jaamacey)
7)Maxammed Cabdi Seyga
8)Inj. Cumar Shekhey(Gud. Jaaliyadda Atlanta)
9)Cabdicasiis Axmed Mahdi
10)Axmed Xaashi(Axmed Weli)
11)Nafiisa Cali
12)Caaliya Cabdimaamuus
13)Maxamed Muslimiin
14)Xamsa S. Xamsa(Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)
15)Cabdulaahi Nuur Kolombo
16)Amiin Caamir Maxamed
17)Maxamed Sufu Abashekh(Madaxaa Dahabshii ee Atlanta)
18)Axmed Cabaas Busuri
19)Cabdulaahi Afrikaano
20)Khali Shire(Khalif Riiko)
21)Cabdi warsame Isaaq
Bahda Isboortiga Minnesota
Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi
Maxamed Xasan Qolof
Maxamed Aadan Jeelle
Cadde Xasan Gaaboow
Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)