Guddoomiyaha CAF oo hambalyo u diray Guddoomiyaha K/Cagta Jabuuti
Posted by shiikha on 12/11/2012 06:03:22

Guddoomiyaha CAF oo hambalyo u diray Guddoomiyaha K/Cagta Jabuuti



Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta qaarada Africa ee CAF Ciise Xayaatu ayaa maanta dhambaal hambalyo ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waberi.


Extended News

Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta qaarada Africa ee CAF Ciise Xayaatu ayaa maanta dhambaal hambalyo ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waberi.

“Munaasabada doorashadaada awgeed oo laguu doortay guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Jabuuti kaddib shirweynihii dhacay 10-kii Bishan November  aniga oo ku hadlaya magaca CAF iyo kan xubnaha guddiga fulinta waxaan kuusoo dirayaa hambalyo ku aadan guushan cusub”ayuu yiri guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta Qaarada Africa Ciise Xayaatu oo qoraalkiisa sidoo kale soo gaarsiiyay xafiiska warfaafinta CECAFA.

Guddoomiyaha cusub Suleymaan Xasan Waberi  waxaa uu muddo dheer soo ahaa xeer ilaaliye FIFA iyo CAF iyo sidoo kale macalinka garsooreyaasha CAF, wuxuuna kaalin weyn kasoo qaatay horumarinta garsoorka kubada cagta dalkiisa iyo kan qaarada intaba.

Waxaa uu guddoomiyaha CAF qoraalkiisa  ku sheegay in ururkiisa ay ka go’antahay inuu sii wado taageerada kubada cagta Jabuuti si loosii xoojiyo xiriirka wada shaqeyneed ee u dhexeeya FDF iyo CAF waxaana uu guddoomiyaha cusub u rajeeyay in uu ku guuleysto howsha adag ee loo xil saaray.

“Mudane iga guddoon hambalyadeyda”ayuu dhambaalkiisa ku yiri Ciise Xayaatu oo u rajeeyay guddoomiye Suleymaan Waberi in uu shaqadiisa ku guuleysto.


CAF president writes to elected Djibouti FA chief

The president of the Confederation of African Football (CAF) Issa Hayatou has written to the newly-elected president of Djibouti Football Federation Souleiman Hassan Waberi to congratulate him on his victory in the presidential election.

“On the occasion of your election as President of the Federation
Djibouti Football Following a General Meeting held on 10 November, I
wish to convey on behalf of the CAF and its Executive Committee my
warmest congratulations and my best wishes for success in this
new function” CAF president Issa Hayatou said in a letter he sent to President Waberi of which CECAFA media was given a copy Sunday.

The new president is a long-serving FIFA/ CAF commissioner and CAF referee instructor who had played a key role in the development of the referee sector in the east Africa’s smallest country.

“Be assured of our continued support and our commitment to strengthen
the positive relationship between the Confederation and the Federation of Djibouti Football--I wish you the greatest success in this new challenge and I am looking
advance to initiate a collaboration” CAF president Issa Hayatou said in his congratulatory message Sunday.

“Please accept, Sir, the assurance of my best wishes” president Hayatour noted in his message to Souleiman Waberi on Sunday.

By Shafi’i Mohyaddin Abokar

In Charge of FIFA, CAF and CECAFA for Somalia and Djibouti Football reports