Eid Mubaarak

Munaasabadda farxadda iyo qiimaha badan ee ciidda (Ciidu-Aldhxaa) awgeed, waxaa aynu hambalyo ku aadan munaasabadda u diraynaa dhammaanba caalamka Islaamka iyo ummadaha islaamka ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan,waliba si gaar ah waxaa aynu hambalyo iyo ciid wanaagsan leenahay ummadda Soomaaliyeed (Ciid Mubaarak-Kullu Caamin wa Antum Bikhayr).

Waxaan Allah Subxaanahu watacaalaa ka baryaynaa inuu sannadkan kiisa kale nagu gaarsiiyo nabad,Bashbash caafimaad iyo barwaaqo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Eid Mubarak -Kullu Caamin Wa Antum Bikhayr