Tacsi
Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan cayaaryahannadii kala ahaa:Astur Jaamac Cilmi oo ka mid ahayd ciyaaryahannadii xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga iyo naadigii Jeenyo(LL:PP), iyo Dhuux Jaamac Cilmi oo ka tirsanayd ciyaarayahanndii kubadda koleyga ee naadigii "Horseed", oo Hooyadooda Allaha u naxariistee marxuumad Caasho Xuseen Cali Dhagey ay ku geeriyootay magaalada Gaalkacayo, gobolka Mudug, maalinnimadii ay taariikhdu ahayd 10/11/2012.....Sidoo kale waxaa tacsi taasi la mid ah diraya Qoraagii wargeyska xiddigta Oktoobar qaybtiisa Isboortiga Mudane Najiib Ciise.

Waxaa iyaguna si gaar ah loogu tacsiyadaynayaa dhammaanba caruurtii ay dhashay meel walba oo ay joogaan.
Waxaan Allaha subxaanahu wa tacaalaa uga baryaynaa in marxuumadda jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii,eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenba.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Tacisidan waxaa diraya Bulshada isboortiga reer Minnesota oo ay magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:
Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi
Maxamed Xasan Qolof
Maxamed Aadan Jeelle
Cadde Xasan Gaaboow
Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Diyaariye:Shiikha