Somali community soccer tourney in Jeddah ends
Posted by shiikha on 13/10/2012 05:35:48

Somali community soccer tourney in Jeddah ends

The Somali community football tournament that has been under way in the Saudi city of Jeddah for the past several months has come to an end with Xiddigaha Ruweys winning the trophy on Friday.The match was very competitive and the 90-minute period that takes to play a football match ended in 0-0 draw, but according to the international laws of the game Xiddigaha Ruweys defeated their Iftin stars opponents by 5-4 in penalties.


Extended News

The Somali community football tournament that has been under way in the Saudi city of Jeddah for the past several months has come to an end with Xiddigaha Ruweys winning the trophy on Friday.The match was very competitive and the 90-minute period that takes to play a football match ended in 0-0 draw, but according to the international laws of the game Xiddigaha Ruweys defeated their Iftin stars opponents by 5-4 in penalties.

The final match has attracted the attention of a large number of fans and many football personalities including former national team goalkeeper Jeylani Khalif Mohamed who was honoured to present the trophy to the winning Xiddigaha Ruweys team.

Chairman of the Somali sports community in Jeddah Mohamed Aweys Ahmed and members of his committee Abdulkader Seylac and Abii Abdulkader were also watching the final match Friday.

“Today it is a very cheerful day for us, because we are successfully concluding a very huge task that has been under way for several months—we are very grateful to Allah for making our job successful and we thank to all who helped us in the implementation of such successful tournament” Chairman Mohamed Aweys Ahmed told the closing ceremony Friday.


Tartankii jaaliyada soomaaliyed ee jidda oo dhamaaday

Kooxda ku cayaareysay magaca Xiddigaha Ruweys ayaa ku guuleysatay koobka Jaaliyada Sooamaliyeed ee magaalada Jiidda ee dalka Boqortooyada Sacuudiga oo muddo bilo ah soo socday.

Waxaa garoonkii buux dhaafiyey Mas’uuliyiin , qaar ka mdia Ciyaartoydii weynaa ee berisamaadkii wadanka ka ciyaari jirey oo uu ugu horeeyey Goolhayihii Naadiga Horseed iyo Qaranka Jeylaani Khaliif Maxamed iyo dadweyne aad iyo aad u tiro badan .

Runtii labada kooxood waxey halkaasi ku soo bandhigeen ciyaar farsamdeedu aad iyo aad u sareyso waqtigii loogu talagley waxaa leysla dhaafi waayey 0 : 0 sida uu qabo sharciga kubada cagtana waxaa loo dhigey Rigoorayaal waxaana uu nasiibku saacidey kooxda Xiddigaha Ruweys oo 5 : 4 kaga badisey Kooxdii ka soo horjeeday ee Iftin Stars.

Waxaana guddoonsiiyey koobkii horyaalka Goolhayihii hore ee Naadiga Horseed iyo Qaranka soomaaliyeed Jeylaani khaliif Maxamed, waxaa ciyaaryahanka sanadka ku guuleystey Ciyaaryahankii Naadiga madbacada Xuseen cali Winkey , sidoo kale waxaa halkaasi goob joog ka ahaa Ciyaaryanadii bersimaadkii wadanka ka soo ciyaari jirey ee kala ah salaax baajaabir oo naadiga Fiat ama wagad ahaa , Yacquub Axmed maxamuud oo batroolka iyo Waxool u ciyaari jirey , Cali Maclimow C/laahi oo batroolka ahaa , Cali Cambuul oo Badda Kismaayo u ciyaari jirey iyo Gobolka Jubada Hoose ,

Sidoo kale waxaa goob jog ka ahaa Guddiga maamulka kubada cagta jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jidda ee Boqortooyada Sacuudi carabiya oo kala ah Guddoomiye Maxamed Aweys , C/qaadir Zeylac, iyo Abii C/qaadir Baraf .

Waxaa kaloo kasoo qeybgaley Guddoomiyaha Arimaha Bulshada ee Towciyadda Eng. Sheekh Xasan iyo Gudoomiya Dhaliyada iyo Isboortiga ee Towciyada Md. Cabdi. Gebagebadii waxaa halkaa khudbad gaaban iyo warbixinta koobka ka soo jeediyey Gudoomiyaha maamulka Xiriirka Kubbadda Cagta Guddoomiye Maxamed Aweys axmed .

by:Shafi'i Muhidin