Elman oo fara-ciddi leh kaga badisay Dekedaha
Kooxda Horyaalka difaacaneysa ee Elman ayaa maanta fara-ciddi leh ku guuleysatay intii ay socotay ciyaar u muuqatay in ay bar bar dhac ku dhamaaneyso kaddib markii ay goolka guusha heshay daqiiqadii 90-aad ee cayaarta xili garsooruhu afka ku hayay seeriga, waxaana cayaartu ay ku dhamaatay 3-2.
Kooxda Horyaalka difaacaneysa ee Elman ayaa maanta fara-ciddi leh ku guuleysatay intii ay socotay ciyaar u muuqatay in ay bar bar dhac ku dhamaaneyso kaddib markii ay goolka guusha heshay daqiiqadii 90-aad ee cayaarta xili garsooruhu afka ku hayay seeriga, waxaana cayaartu ay ku dhamaatay 3-2.
Cayaartii maanta oo soo jiidatay dareenka daawadayaal tobaneeyo kun gaaraya oo ka kala yimid degmooyinka Muqdisho iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa lagu tilmaamay cayaartii ugu xamaasada badneyd tan iyo intii horyaalka Soomaaliya uu dib u furmay bishii hore.
Cayaarta ayaa ku bilaabatay dar dar xoogan iyo weerar iyo weerar celis, waxaana kooxda Elman ka go’neyd in ay guuleysato si ay 7 dhibcood ugu hogaamiso tartanka halka kooxda Degedaha oo ka mida kooxaha ka cararaya in ay heerka 2-aad dib ugu laabtaan ay iyaduna guul ku dadaaleysay maanta.
Laakin labada kooxood midna uma suuragelin in ay qeybtii hore hesho wax gool ah waxaana qeybta hore lagu kala nastay 0-0,hase ahaatee daqiiqadii 50-aad ee qeybta dambe ayaa Elman waxaa goolkii daah furka u saxiixay cayaaryahan Cabdul Qaadir Axmed, balse Deekdaha ayaa helay goolkii bar bar dhaca kaddib markii uu cayaaryahan Cabdul Qaadir Cali Nuur u dhaliyay gool daqiiqadii 79-aad ee cayaarta.
Markii goolka bareejadu dhashay ayaa garoonka oo dhan uu isla kacay iyadoo taageerayaasha oo dhan ay istaageen iyagoo ku dhawaaqayay hal ku dhigyo iskasoo horjeeda oo labada kooxood lagu kala taageerayay.
Cayaaryahanka numberka 9-aad u xirta kooxda Elman Maxamed Nuur Cabdi ayaa gool la helay shabqa kasoo horjeeda daqiiqadii 81-aad ee cayaarta waxaana uu ka dhigay 2-1 balse hogaankaasi siima socon oo dekedaha ayaa waxaa gool kale u dhaliyay cayaaryahan Zakariye Cabdi Siyaad daqiiqadii 85-aad ee cayaarta qeybteedii dambe.
Intaa kaddib cayaartu way sii kululaatay waxaana bilowday weerar iyo weerar celis, waxaana u suuragashay kooxda Elman in ay helaan goolka guusha daqiiqadii 90aad xili uu garsooruhu afka ku hayay seeriga uuna ku dhawaa in uu ku dhawaaqo seeriga dhamaadka cayaarta waxaana golkaas guusha u dhaliyay Elman Cayaaryahan Badri macalin Axmed.
Intii ay socotay cayaartii maanta waxa la bixiyay ganaaxyadii ugu badnaa tan iyo intii tartanku bilowday waxaana labada kooxood loo kala siiyay sidan soo socota.
Dekedaha
|
Name |
Number |
Minute |
Date |
Caution |
|
Abdi Mohamed Osman |
25 |
15th |
Oct 8 2012 |
Y Card |
|
Ahmed Abdulkader Abokar |
4 |
64th |
Oct 8 2012 |
Y Card |
|
Nur Hassan |
2 |
90th |
Oct 8 2012 |
R Card |
ELMAN
|
Name |
Number |
Minute |
Date |
Caution |
|
Mohamed Nur Abdi |
9 |
25th |
Oct 8 2012 |
Y Card |
|
Saeed Mohamed |
17 |
27th |
Oct 8 2012 |
Y Card |
|
Abdulkader Ahmed Omar |
2 |
75th |
Oct 8 2012 |
Y Card |
|
Badri Moalim Ahmed |
16 |
90th |
Oct 8 2012 |
R Card |
|
Mohamed Nur Abdi |
9 |
78th |
Oct 8 2012 |
R Card |
|
Abdulkader Ahmed Omar |
2 |
82nd |
Oct 8 2012 |
R Card |
Narrow win for Elman over FC Ports
The defending champions Elman FC have narrowly escaped on Monday during a match that seemed to be ending in equality when they scored the winning goal in the 90th minute of the clash against FC ports that ended in 3-2 in favour of Elman.
Monday’s match which attracted the attention of tens of thousands of fans across the Somali capital and surrounding regions, was described as the most competitive match since the country’s division A league resumed in capital last month.
The match started with successive attacks on each other’s goals, as Elman were committed to winning the match to be 7 points ahead next team, while the FC ports who are running from relegating to the second division was doing its best to win.
However none of the two clubs happened to score a single goal in the first half of the match which ended in 0-0 draw. In the 50th minute of the second half Elman striker Abdulkader Ahmed scored the opening goal for his club, but Abdulkader Ali Nur of the FC Ports equalised in the 79th minute.
After the equalising goal the whole stadium became very uproarious with all fans stood up chanting slogans to support each club.
Elman and national team striker Mohamed Nur Abdi scored the second goal for his team in the 81st minute of the second half, but FC Ports equalised in the 85th minutes of the match. The goal was scored by Zakariye ABdi Siyad.
Both clubs stepped up counter attacks each wanting to win. The uproar of the zealous fans could be heard from far areas. However as the referee was about to whistle the end of the match whistle in the 90th minute of the match Elman’s Badri Moalim Ahmed scored the winning goal for his team and the match ended in 3-2 in favour of Elman FC
During Monday’s Emlan VS FC Ports Clash the bellow cautions were given
FC PRTS
|
Name |
Number |
Minute |
Date |
Caution |
|
Abdi Mohamed Osman |
25 |
15th |
Oct 8 2012 |
Y Card |
|
Ahmed Abdulkader Abokar |
4 |
64th |
Oct 8 2012 |
Y Card |
|
Nur Hassan |
2 |
90th |
Oct 8 2012 |
R Card |
ELMAN
|
Name |
Number |
Minute |