Tacsi- Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaanba aqoonyahannada isboortiga ee magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin iyo bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota , waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Saaxiibkooda, Xoghayihii hore ee guddiga Olimbikada Soomaaliyeed,haatanna ah guddoomiyaha jaaliyadda Isboortiga iyo dhaqanka ee gobolka Atlanta Mudane Cali Cusmaan Cali iyo Walaalkiisa Cabdulqaadir Cusmaan Cali oo ku magac dheer (Asad), oo Allaha u naxariistee walaalkooda marxuum Maxamed Cusmaan Cali oo ku magac dheeraa (Nuune) uu xalayto oo taariikhdu ay ku beegnayd 09/19/2012 uu ku geeriyooday magaalada Nairobi ee waddanka Kenya.

Waxaan dhammaanteenaba Ilaahay uga baryaynaa in marxuumka jannadii fardawsa ka waraabiyo, eheladii, asxaabtii, iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.
Aamiin Aamiin Aamiin
1)Islow Maxamed Malaaq
2)Ibraahim Suudaani
3)Maxamed Xaaji Giftin
4)Aweys Muse Arbow(Awesy Fundi)
5)Cabdulqaadir Xasan cadde(Caydiid Jeenyo)
6)Jaamac Cali(Jaamacey)
7)Inj.Cumar Shekhey(Gudoomiyaha Jaaliyadda Atlanta)
8)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)
9)Cabdirashiid Blastiko
10)Cabdulaahi Xersi Cabdi(Gudoomiyaha Isboortiga ee Maine)
11)Xamza S. Xamza(Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)
12)Maxamed Cabdulaahi Kamuudi
13)Nafiso Cali
14)Maxamed Cabdi Seyga
15)Cabdulaahi Nuur Kolombo
16)Amin Caamir Maxamed
17)Cabdiraxmaan Sangue
18)Khaliif Muse Shire(Khaliif Riiko)
19)Tabababre Qariidi
20)Maxamed xasan Qolof
21)Cabdulqaadir Daahir Sheekha
22)Cabdi Yuusuf Maxamed
23)Maxamed Suufi Abashekh(Madaxa Dahabshiil ee Atlanta)
24)Cabdicasiis Axmed Mahdi(Gudoomiyyaha Farsamadda iyo Maamulka ee Tennesse)
25)Cabdi warsame Isaaq
Bahda Isboortiga Minnesota
Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi
Maxamed Xasan Qolof
Maxamed Aadan Jeelle
Cadde Xasan Gaaboow
Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Diyaariye:Shiikha