Tacsi Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 21/08/2017 15:46:06

Tacsi

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaan jaaliyadda isboortiga ee North Amerika, madaxda ,macallimiinta, warfidiyeenada iyo halyeeyada isboortiga waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee Marxuumiinta kala ah:Mahdi Cali British (Pivot)oo ka tirsanaan jiray cayaaryahannadii K/Koleyga qaranka Soomaaliyeed iyo Cismaan Jaamac Diraac oo ahaa madaxii garsoorayaasha Kubadda Cagta oo labaduba dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.


Extended News

Dhammaan jaaliyadda isboortiga ee North Amerika, madaxda ,macallimiinta, warfidiyeenada iyo halyeeyada isboortiga waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee Marxuumiinta kala ah:Mahdi Cali British (Pivot)oo ka tirsanaan jiray cayaaryahannadii K/Koleyga qaranka Soomaaliyeed iyo Cismaan Jaamac Diraac oo ahaa madaxii garsoorayaasha Kubadda Cagta oo labaduba dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuum Mahdi Cali British (Pivot) ayaa waxaa uu ka mid ahaa cayaaryahannadii xulka qaranka Soomaaliyeed ee K/Koleyga, Sidoo kalena u soo ciyaaray xilligii barisamaadka naadiyo badan oo dalka ka jiray, waxaana uu ahaa halyey si wacan uga dhex muuqday kubadda koleyga Soomaaliyeed oo dadkuna ay aad u jeclaayeen xirfaddiisa iyo qaab la dhaqankiisa bulshada,Sidoo kalena waxaa uu ka mid ahaa macallimiinta kubadda Koleyga Soomaaliyeed.

Sidoo kale Osmaan Diraac ayaa isaguna waxaa uu ahaa shaqsi in badan ka soo shaqeeyay Isboortiga soomaaliyeed horumarintiisa gaar ahaan kubadda cagta, waxaana uu ahaa guddoomiyihii guddiga garsoorayaasha Kubadda cagta Soomaaliyeed.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumiinta  jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii,eheladii iyo bahdii isboortiga oo ay ka baxena  samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba. (Aamiin, Aamiin, Aamiin)

Tacsiyadaha waxaa diraya

1)Dr. Ali Osman Ali

2)Aweys Muuse Arboow(Aweys Fuundi)

3)Cabdulqaadir xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
4)Cabdirisaaq Cali Aar(Cali Mataan)
5)Inj. Cumar Shekhey 
6)Dr. Cabdi Kaafi
7)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
8)Cabdirashiid Blastiko
9)Cali Yusuf
10)Nafiiso Cali
11)Maxamed Suufu Abashikh
12)Maxamed Tafare
13)Cali Bay
14)Amin Caamir
15)Cabdulaahi Kolombo
16)Cabdicasiis Axmed Mahdi
17)Tababare Cabdulqaadir Shiikha
18)Tababare Ibraahim Suudaani
19)tababare Cabdulqaadir Qariidi
20)Wariye Cabdixaafid Zaciimka
21)Wariye Saciid Buuna
22)Jaamac Cali(Jaamacey).

Jaaliyadda Minnesota

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin 
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Cabdirisaaq Ugaas

Cabdulqaadir Jaango

Cabdullahi Dheere

Abdiqani Salaad

Axmed Cabaas Busuri

Abdicasiis Giftin

Washington Seattle

1)Najiib Ciise Xuseen

2)Tariik Cabdi Faarax

3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)

4)Guuleed Aadan Xirsi

5)Isaaq nuur Jiley

6)Xasan Abati

7)Carab Maxamed

8)Khadar Dacar Yuusuf

9)Maxamed Muslimiin

Kansas Missouri

1)Maxamed Cali Nuur

2)Abdisamad Sh. Ibraahim

3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)

4)Qaynuun Ibraahim

Ohio

1)Deeqo Maxamed Siyaad

2)Bashiir Geele

3)Abdikariim Delbiyeero

4)Mohamed Ali (Afrikano)

5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)

6)Abdullahi Wardhiigley

7)Gurey Bulxan

8)Xasan Gane

9)Liibaan Qaloocow

10)Abdifatah Qaylo

11)Xuseen Yare

12)Abdullahi Ali Xaaji

Oregon State

1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)

2)Cumar Cadde

3)Xasan Muuse

Virginia

1)Suleiman Saley

2)Shiino Madoobe

3)Cilmi Sandheere

4)Mohamud Ali Muudeey