Tacsi Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 29/06/2017 05:46:02

Tacsi

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaan jaaliyadda isboortiga ee North Amerika, madaxda ,macallimiinta, warfidiyeenada iyo halyeeyada isboortiga waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Maxamed Axmed (Cantar) oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.


Extended News

Dhammaan jaaliyadda isboortiga ee North Amerika, madaxda ,macallimiinta, warfidiyeenada iyo halyeeyada isboortiga waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Maxamed Axmed (Cantar) oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa  ayaa waxaa uu  ka mid ahaan jiray barisamaadkii garsoorayaashii ugu qiimaha badnaa ee soo mara garsoorayaasha K/cagta iyo K/Koleyga Soomaaliyeed…waxaana uu ahaa shaqsi zaciim ah oo ay aad u jeclaayeen bulshada isboortiga.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumka jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii,eheladii iyo bahdii isboortiga oo uu ka baxayna  samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba. (Aamiin, Aamiin, Aamiin)

Tacsiyadaha waxaa diraya

1)Dr. Ali Osman Ali
2)Cabdulqaadir xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
3)Cabdirisaaq Cali Aar(Cali Mataan)
4)Inj. Cumar Shekhey 
5)Dr. Cabdi Kaafi
6)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
7)Cabdirashiid Blastiko
8)Cali Yusuf
9)Nafiiso Cali
10)Maxamed Suufu Abashikh
11)Maxamed Tafare
12)Cali Bay
13)Amin Caamir
14)Cabdulaahi Kolombo
15)Cabdicasiis Axmed Mahdi
16)Tababare Cabdulqaadir Shiikha
17)Tababare Ibraahim Suudaani
18)tababare Cabdulqaadir Qariidi
19)Wariye Cabdixaafid Zaciimka
20)Wariye Saciid Buuna
21)Jaamac Cali(Jaamacey).

Jaaliyadda Minnesota

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin 
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Cabdirisaaq Ugaas

Cabdulqaadir Jaango

Cabdullahi Dheere

Abdiqani Salaad

Axmed Cabaas Busuri

Abdicasiis Giftin

Washington Seattle

1)Najiib Ciise Xuseen

2)Tariik Cabdi Faarax

3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)

4)Guuleed Aadan Xirsi

5)Isaaq nuur Jiley

6)Xasan Abati

7)Carab Maxamed

8)Khadar Dacar Yuusuf

9)Maxamed Muslimiin

Kansas Missouri

1)Maxamed Cali Nuur

2)Abdisamad Sh. Ibraahim

3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)

4)Qaynuun Ibraahim

Ohio

1)Deeqo Maxamed Siyaad

2)Bashiir Geele

3)Abdikariim Delbiyeero

4)Mohamed Ali (Afrikano)

5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)

6)Abdullahi Wardhiigley

7)Gurey Bulxan

8)Xasan Gane

9)Liibaan Qaloocow

10)Abdifatah Qaylo

11)Xuseen Yare

12)Abdullahi Ali Xaaji

Oregon State

1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)

2)Cumar Cadde

3)Xasan Muuse

Virginia

1)Suleiman Saley

2)Shiino Madoobe

3)Cilmi Sandheere

4)Mohamud Ali Muudeey