Eid Mubaarak
Posted by shiikha on 23/06/2017 18:07:12

Eid Mubaarak

Munaasabadda Ciidul fitriga awgeed, waxaan ummadda Soomaaliyeed ee muslimka ah  iyo caalamu islaam intuba leenahay ciid Mubaarak…Ciidan teeda kale  waxaan Allaha awoodda badan ka baryaynaa  in uu nagu gaarsiiyo Caafimaad, Cimri dheeri ,nabadgalyo iyo cibaado Suuban..Sidoo kale waxaan allaha awoodda badan ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii soonkooda iyo  salaadooda la aqbalo  (Aamiin   Aamiin   Aamiin ).

Eid Mubarak - Kullu caamin Wa antum Bikjayr

By:Shiikha