Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 23/02/2017 10:05:17

Inna Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdirahmaan guuleed Awaale (Aamaan) iyo Deeqo Awil oo labaduba ka tirsanaa cayaaryahannadii barisamaadka ee Soomaaliya oo gabadhooda Allaha u naxariistee Caasho keyf cabdirahmaan Guuleed ay ku geeriyootay shil baabuur oo ka dhacay Minnesota taariikhdu markay ahayd February 21,2017.


Extended News

Bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdirahmaan guuleed Awaale (Aamaan) iyo Deeqo Awil oo labaduba ka tirsanaa cayaaryahannadii barisamaadka ee Soomaaliya oo gabadhooda Allaha u naxariistee Caasho keyf cabdirahmaan Guuleed ay ku geeriyootay shil baabuur oo ka dhacay Minnesota taariikhdu markay ahayd February 21,2017.

Waxaan Allaha awoodda badan ugu baryaynaa in naxariistee janno Eebe ka waraabiyo,Waalidkeedii, qaraabadii, eheladii iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.

AAMIIN   AAMIIN  AAMIIN

Tacsidan waxaa diraya dadka kala ah:

1)Dr. Cali Cusmaan Cali
2)Tababare Ibraahim Suudaani
3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
4)Tababare Cabdulqaadir Qariidi
5)Garsoore Caalami Maxamed xasan Qolof
6)Inj. Cumara Shiikhey(Gudoomiyaha Jaaliyadda Atlanta)
7)Maxamed Suufi Abasheikh(Madaxa Dahabshiil ee
Atlanta)
8)Aweis Muse Arbow(Awies Fundi)
9)Cabdulqaadir xasan cadde(Caydiid Jeenyo)
10)Jaamac Cali(Jaamacey)
11)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)
12)Nafiiso Cali
13)Cabdicasiis Axmed Mahdi
14)Khaliif Riiko
15)Cabdulqaadir Caraale
16)Amiin Caamir Maxamed(Halyey Farshaxan Isboorti)
17)Cabdulaahi Nuur Kolombo(Halyey wariye Isboorti)
18))Cabdulaahi Xirsi Cabdi

19)Abdirashiid Balaastiko(Xulkii qaranka ee Soomaaliya

Jaaliyadda Minnesota

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Cabdirisaaq Ugaas

Cabdulqaadir Jaango

Cabdullahi Dheere

Abdiqani Salaad

Axmed Cabaas Busuri

Abdicasiis Giftin

Washington Seattle

1)Najiib Ciise Xuseen

2)Tariik Cabdi Faarax

3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)

4)Guuleed Aadan Xirsi

5)Isaaq nuur Jiley

6)Xasan Abati

7)Carab Maxamed

8)Khadar Dacar Yuusuf

9)Maxamed Muslimiin

Kansas Missouri

1)Maxamed Cali Nuur

2)Abdisamad Sh. Ibraahim

3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)

4)Qaynuun Ibraahim

Ohio

1)Deeqo Maxamed Siyaad

2)Bashiir Geele

3)Abdikariim Delbiyeero

4)Mohamed Ali (Afrikano)

5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)

6)Abdullahi Wardhiigley

7)Gurey Bulxan

8)Xasan Gane

9)Liibaan Qaloocow

10)Abdifatah Qaylo

11)Xuseen Yare

12)Abdullahi Ali Xaaji

Oregon State

1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)

2)Cumar Cadde

3)Xasan Muuse

Virginia

1)Suleiman Saley

2)Shiino Madoobe

3)Cilmi Sandheere

4)Mohamud Ali Muudeey