Hambalyo
Posted by shiikha on 07/09/2016 15:18:51

Hambalyo

Bahda Isboortiga ee North Amerika , waxaa ay hambalyo u dirayaan Mudane/Legend Abdiasis Ahmed Mahdi oo ka tirsanaa cayaaryahannadii barisamaadka ee naadigii kubadda cagta Muqdisho iyo xulka qaranka ee kubadda cagta, Innaga oo ugu hambalyaynayna magacaabista loo magacaabay  guddoomiyaha guddiga isboortiga iyo farsamada ee gobolka Tennessee U.S.A .

Extended News

Waxaan u rajaynaynaa isaga iyo guddiga isboortiga Tennessee  ee la magacaabay  in hawshoodu Alle u fududeeyo. Aamiin

By: Shiikha