Siminaar Muqdisho Uga Socda Tababarayaal iyo ciyaartooy kubadda koleyga ah + SAWIRRO
Posted by shiikha on 07/09/2016 14:51:57

Siminaar Muqdisho Uga Socda Tababarayaal iyo ciyaartooy kubadda koleyga ah + SAWIRRO

Magaalada Muqdihso waxaa maliintii sadaxaad ka socda Simanaar kaasi oo socondoono 10 maalmood loona furay ciyaartooy iyo tababarayaal u diiwaan gashan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada koloyga.


Extended News

Magaalada Muqdisho waxaa maliintii sadaxaad ka socda Simanaar kaasi oo socondoono 10 maalmood loona furay ciyaartooy iyo tababarayaal u diiwaan gashan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada koloyga.

Seminaarka oo maalintii sadaxad ka socda xarunta guddiga  Olympikada Soomaaliyeed  waxaa casharada bixinaaya Maxamed Shiikh oo ahaa tababrihii xulka qaranka Gabdhaha geeyey  dalka Qadar  ayuu sheegay in uu tababarkaan ku bixin doono si bilaash ah.

Tabaraakaan ayaa la rajeenayaa in ay ka faaideestaan ciyaaryahano iyo tababarayaal badan oo u diiwaansgahan xiirika Soomaaliyeed ee kubada koloyga.


Xigasho: Dhaliyaha.com