Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 19/07/2016 16:00:21

Tacsi:

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Allaha u naxariistee MarxuumAxmed Maxamuud Shiil oo taariikhdu markay ahayd 07/13/2016 ku geeriyooday magaalada Aarhus ee dalka Denmark.Geerida marxuumka ayaa la ogeysiinayaa eheladiisa oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.

Extended News

Waxaan Allaha Awoodda badan uga baryaynaa in Marxuumka jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii, eheladii. Qaraabadii. Caruurtii uu ka tagayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.

Aamiin  Aamiin Aamiin

Tacsidan waxaa diraya dadka kala ah:

Daahir Neero

Bashiir Neero

Xaawo Sheikh Axmed(X/Taako)iyo saygeeda Dr,Osman Hussein Shiis

Suufi  Hussein iyo

Abdulkadir Xaaji Daahir (Shiikha)