Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 26/06/2016 11:04:53

Tacsi:

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Jaaliyada  isboortiga ee North Amerika waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Ciyaaryahankii kubadda cagta ee naadigii Badda mudane Xamza Maxamed Xamza oo Allaha u naxariistee walaalkiisa marxuum  Burci Maxamed Xamza oo ka mid ahaa golahii wasiirada ee dawladda federaalka Soomaaliyeed uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho.


Extended News

Jaaliyada  isboortiga ee North Amerika waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Ciyaaryahankii kubadda cagta ee naadigii Badda mudane Xamza Maxamed Burci oo Allaha u naxariistee walaalkiisa marxuum  Burci M. Xamza oo ka mid ahaa golahii wasiirada ee dawladda federaalka Soomaaliyeed uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Waxaan Allaha Awoodda badan uga baryaynaa in Marxuumka jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii, eheladii. Qaraabadii. Caruurtii uu ka tagayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.

Aamiin  Aamiin Aamiin

Tacsidan waxaa diraya dadka kala ah:

1)Dr. Cali Cusmaan Cali
2)Tababare Ibraahim Suudaani
3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
4)Tababare Cabdulqaadir Qariidi
5)Garsoore Caalami Maxamed xasan Qolof
6)Inj. Cumara Shiikhey(Gudoomiyaha Jaaliyadda Atlanta)
7)Maxamed Suufi Abasheikh(Madaxa Dahabshiil ee
Atlanta)
8)Aweis Muse Arbow(Awies Fundi)
9)Cabdulqaadir xasan cadde(Caydiid Jeenyo)
10)Jaamac Cali(Jaamacey)
11)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)
12)Nafiiso Cali
13)Cabdicasiis Axmed Mahdi
14)Khaliif Riiko
15)Cabdulqaadir Caraale
16)Amiin Caamir Maxamed(Halyey Farshaxan Isboorti)
17)Cabdulaahi Nuur Kolombo(Halyey wariye Isboorti)
18)Cabdixafiid Zaciimka(Wariye sare ee Isboorti)
19)Cabdulqaadir Shiikha( tababaraha Xulka qaranka)
20)Cabdulaahi Xirsi Cabdi

21)Abdirashiid Balaastiko(Xulkii qaranka ee Soomaaliya

Sidoo kale waxaa iyaguna halkan tacsi ka diraya jaaliyadda isboortiga ee Minnesota oo kala ah:

Cabdi Cali Macallin
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin Qariindi

Maxamed Xasan Qolof

Maxamed Aadan Jeelle
Cabdi Yuusuf

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Cabdirisaaq Ugaas

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin       
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Deeqo Cawil

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Cabdirisaaq Ugaas

Cabdulqaadir Jaango

Cabdullahi Dheere

Abdiqani Salaad

Axmed Cabaas Busuri

Abdicasiis Giftin


Washington Seattle

1)Najiib Ciise Xuseen

2)Tariik Cabdi Faarax

3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)

4)Guuleed Aadan Xirsi

5)Isaaq nuur Jiley

6)Xasan Abati

7)Carab Maxamed

8)Khadar Dacar Yuusuf

9)Maxamed Muslimiin


Kansas Missouri

1)Maxamed Cali Nuur

2)Abdisamad Sh. Ibraahim

3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)

4)Qaynuun Ibraahim


Ohio

1)Deeqo Maxamed Siyaad

2)Bashiir Geele

3)Abdikariim Delbiyeero

4)Mohamed Ali (Afrikano)

5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)

6)Abdullahi Wardhiigley

7)Gurey Bulxan

8)Xasan Gane

9)Liibaan Qaloocow

10)Abdifatah Qaylo

11)Xuseen Yare

12)Abdullahi Ali Xaaji


Oregon State

1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)

2)Cumar Cadde

3)Xasan Muuse


Virginia

1)Suleiman Saley

2)Shiino Madoobe

3)Cilmi Sandheere

4)Mohamud Ali Muudeey