Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Posted by shiikha on 27/02/2016 16:09:44
Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Bahweynta isboortiga  ee ku nool North Amerika waxaa ay tacsi tiiranyo leh u dirayaan walaalkeen Maxamed Buuwe oo ka mid ah Odayaasha iyo qabanqaabiyayaasha isboortiga ee UK oo Allaha u naxariistee xaaskiisa marxuumad Maryan-ruun Cali Xasan ay ku geeriyootay magaalada london shalay oo taariikhdu ay ku beegnayd 02/25/2016.

Extended News

Bahweynta isboortiga  ee ku nool North Amerika waxaa ay tacsi tiiranyo leh u dirayaan walaalkeen Maxamed Buuwe oo ka mid ah Odayaasha iyo qabanqaabiyayaasha isboortiga ee UK oo Allaha u naxariistee xaaskiisa marxuumad Maryan-ruun Cali Xasan ay ku geeriyootay magaalada london shalay oo taariikhdu ay ku beegnayd 02/25/2016.

Waxaan Allaha awooda badan uga baryaynaa in marxuumadda jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii, eheladii, caruurteeda iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.

Aamiin  Aamiin  Aamiin

Tacsidan waxaa diraya dadka ay magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Jaaliyadda isboortiga ee Minnesota

Cabdi Cali Macallin

Ibraahim Suudaani
Abdulkadir Qariidi

Maxamed Xasan Qolof
Cabdi Yuusuf

Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

Axmed Daahir Axmed

Maxamuud Ciise Faarax

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Daahir Axmed

Abuukar Hiraabe "Bakar"

Abdulkadir xaashi (Dalmar)
Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

C/risaaq Saciid Marshaale
C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
C/qaadir Nuune
C/llahi Moorgan
Cabdullahi Dheere

Cabdulqaadir Jaango

Cabdirisaaq Ugaas

Maxamed C/llahi "Catoosh"

Yuusuf Muumin        
Gani Xasan Nuur
Xaawo Hiiraan

Nimco Kenyati

Deeqo Cawil

Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Cabdirisaaq Ugaas

Cabdulqaadir Jaango

Cabdullahi Dheere

Cabdicasiis Giftin

Axmed Cabaas Busuri

Cabdiqani salaad

Diyaariye:Shiikha


Jaaliyadda isboortiga ee Atlanta/Ottawa/Nashville

1)Islow Maxamed Malaaq

2)Dr. Cali Cusmaan Cali

3)Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi)

4)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)

5)Jaamac Cali(Jaamacey)

6)Inj. Cumar A. Sheekhey(Gudoomiyaha Jaaliyadda Atlanta)

7)Tababare Maxamed Xaaji Giftin

8)Maxamed Ismaaciil tafare

9)Nafiisa Ali

10)Maxamed Ismaaciil Sangue

11)Cabdicasiis Axmed Mahdi

12)Maxamed Suufi Abasheikh(Madaxa Dahabshiil Atlanta)

13)Amiin Caamir Maxamed

14)Cabdulaahi Nuur Kolombo

15)Ali Yuusuf Maxamed

16)Cumar Calasow Raaghe

17)Abuukar axmed Maxamed

18)Abdullahi Abdi Maamuus

19)Ciise Jaama Nuur

20)Abdirashiid Balaastiko

Diyaariye Dr: Ali Osman Ali


Washington Seattle

1)Najiib Ciise Xuseen

2)Tariik Cabdi Faarax

3)Hussein Mohamed Abdi (H.Ababa)

4)Guuleed Aadan Xirsi

5)Isaaq nuur Jiley

6)Xasan Abati

7)Carab Maxamed

8)Khadar Dacar Yuusuf

9)Maxamed Muslimiin


Kansas Missouri

1)Maxamed Cali Nuur

2)Abdisamad Sh. Ibraahim

3)Axmed Cabdi Nuur(Faraqajaan)

4)Qaynuun Ibraahim


Ohio

1)Deeqo Maxamed Siyaad

2)Bashiir Geele

3)Abdikariim Delbiyeero

4)Mohamed Ali (Afrikano)

5)Nuur Warsame (Nuur Dheere)

6)Abdullahi Wardhiigley

7)Gurey Bulxan

8)Xasan Gane

9)Liibaan Qaloocow

10)Abdifatah Qaylo

11)Xuseen Yare

12)Abdullahi Ali Xaaji


Oregon State

1)Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)

2)Cumar Cadde

3)Xasan Muuse


Virginia

1)Suleiman Saley

2)Shiino Madoobe

3)Cilmi Sandheere

4)Mohamud Ali Muudeey