|
Sayec celebration and Recognition |
|
|
Washington DC Tournment 2012 |
|
|
Ohio Soccer Tournment 2012 |
|
|
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012 |
|
|
Dhallinta Cuslaatay ee UK |
|
|
Sweden Basketball Tournment 2010 |
|
|
|
Somali Elders Validate the community’s strive to adjust life in the west |
|
Somali Elders Validate the community’s strive to adjust life in the west
By: News Desk

Irregards to the daily struggles of life in a new country and the revelation of Somali youth leaving Minnesota to fight alongside a designated terrorist group, Somali-Minnesotans continue to show a tremendous strive to adjust life in Minnesota. Among the many graduating students of this year from Minnesota State University were Mohamed-Rashid Mumin and Hussein Wehelie.
|
|
|
TAARIKHDA ISBOORTIGA SOOMAALIYEED IDIN ILOOBI MEYSO. |
|
TAARIKHDA ISBOORTIGA SOOMAALIYEED IDIN ILOOBI MEYSO.
 Dhacdo kasto oo wanagsan ee soo marta taarikhda waxa loo tiriyaa in abaabulkeeda ay leeyihiin shaqsiyaad leh garasho wacan doonayana in ay ka galaan taarikhda baalasheeda dahabiga ah,waxana shaqsiyaadkaasi abaalkooda uu noqonayaa in mar kastaba aysan ka go'in xusuusta jiilalka soo koraayo,waxayna mudan yihiin in magacyadooda lagu keydiyo matxafyadda si ay u daalacdaan dhaliyaradda soo koreysa. |
|
Assalaama caleykum, Waraxmatulaahi, Wabarakaaaaaaaaaatuh....
Bismilaahi, Raxmaani, Raxiim..
Baraarujin: Salaadda
ماسلككم فى سقر ؟ قالو لم نك من المصلين
oo micnaheedu yahay " maxaa idin geliyey naarta saqara? waxay leeyihiin ma aynaan ahayn kuwa tukada ? ALLAH wuxuu kaloo aayada kale ku yiri : |
|
|
Guddoomiyaha NGSC Abdigani Jeenyo Oo Gaaray Scotland |
|
Guddoomiyaha NGSC Abdigani Jeenyo Oo Gaaray Scotland
 SCOTLAND: Madaxa Ururka Dhallinyarada Cusub Dhaqanka iyo Isboortiga [SNGSC] C/qani C/llaahi Hilowle (C/qani Jeenyo) oo booqasho ku tagay dalka Scotland. Guddoomiye C/qani Jeenyo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalkaasi iyadoo mas`uuliyiin isboorti oo uu horkacayo Ilyaas Cali Wakiilka NGSC ee dalka Scotland ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay halkaasi.
|
|
|
Gobolka Bari oo Qaadey Horyaalka Kubadda Cagta ee Gobolada Puntland |
|
Gobolka Bari oo Qaadey Horyaalka Kubadda Cagta ee Gobolada Puntland
December 22, 2009
 Waxaa galabta lugu qabtay garoonka kubada cagta ee Mire Awaare ciyaar xiisa badan oo ahayd ciyaarta finaalka ee kama danabysta Koobka Gobalada Puntland ee dhawanahaan ka socday garoonka Mire awaare Ciyaartaa oo u dhaxeeyasay labada kooxood ee ka kala socdey Gobalka Bari iyo Gobalka Sool oo ahayd mid xiisa badan ayna ka soo qayb galeen Kumanaan dad ah kuwaa oo buux dhaafiyay garoonka, waxaana goob joog ka ahaa Masuuliyiin kala duwan oo ka socday Dowlada Puntland, Maamulka Gobalka, kan degmada, saraakiisha ciidamada iyo marti sharaf kale oo ka soo socdaalay wadamada Maraykanka iyoYurub.
|
|
|
Asalaamu caleeykum dhamaan walaalayaal |
|
Asalaamu caleeykum dhamaan walaalayaal

Diyaariye:Walaalkiin Axmed Maxamed Salah/Axmed Dinash كل عام و أنت بخير Waxaan dhamaan idiin rajeeynayaa sannad qeeyr leh inuu ALLH inoo ga dhigo sannadkan cusub ee HIJRIYADA kaas oo maanta kowsaday bishii muxaram 1/1/1431 kuna aadanayd maalintii ay taariikhdu ahayd 18/12/09 OO JIMCAHA ahayd. waxaan kale oo aan nafteeyda iyo naftiinaba xasuusinaayaa bishaan waxaa ku jira maalintii cashuura oo ah mid qiimo leh. ALLAHA naga aqbalo acmaasheena wanaagsan Danbi dhaafna nooga dhigo. |
|
|
DR. CALI CUSMAAN CALI OO YIRI HORUMARIN KASTO EE ISBOORT WAANU GARAB ISTAAGI |
|
|
DR. CALI CUSMAAN CALI OO YIRI HORUMARIN KASTO EE ISBOORT WAANU GARAB ISTAAGI
 Waxaa Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka lagu qabtay qado sharaf aad iyo aad u heer sareysay taa oo lagu Macsuumay Wafdi reer Minesota ah oo u safraayo Magaala Madaxda Dawlad Goboleedka Puntland ee Bosaaso,halkaa ay uga qayb geli doonaan Tartamo Isboorti ee halkaa ka socdo iyo qorshayaal lagu hormarinaayo noocyadda Isboorti ee ka jira halkaa,waxaana gudigaasi hogaaminaayey Mudane Axmed Daahir Axmed oo ka tirsaa Kooxdii Kubadda Koleyga ee Horseed iyo Xulka Qaranka Kubadda Koeyga Soomaaliyeed |
|
|
Xiddigtii qaranka K/koleyga Soomaaliyeed iyo naadigii Horseed oo lagu soo dhaweeyay London |
|
Xiddigtii qaranka K/koleyga Soomaaliyeed iyo naadigii Horseed oo lagu soo dhaweeyay London
 Sucaad Cabdullahi Maxamed oo ka mid ahayd xiddigihii Kubadda koleyga qaranka Soomaaliyeed iyo naadigii Horseed ayaa qado sharaf lagu soo dhaweynayay lagu qabtay restaurantiga weyn ee ku yaalla Harlesden West London, kaasi oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin iyo qaar ka tirsanaa cayaaryahannadii k/koleyga iyo cagta Soomaaliyeed. |
|
|
Tababare Shiikha oo xiray ciyaarihii Somali Fall league ee Minnesota |
|
Tababare Shiikha oo xiray ciyaarihii Somali Fall league ee Minnesota
 Tababaraha xulka qaranka Soomaaliyeed ee wiilasha Kubadda Koleyga Cabdulqaadir Xaaji Daahir ”Shiikha” ayaa habeenimadii xalayto oo taariikhdu ahayd 12/18/2009 si rasmi ah u xiray tartankii cayaaraha Kubadda cagta ee loogu magac daray Somali Fall League, kaasi oo ay isku hirdinayeen 16 kooxood oo ka mid ah kooxaha K/cagta ee ka dhisan gobolka Minnesota.
|
|
|
Wafdi Isboorti oo Minnesota ka socda oo u baqoolay Puntland |
|
Wafdi Isboorti oo Minnesota ka socda oo u baqoolay Puntland
Diyaariye:Shiikha
 Wafdi isboorti oo ka kooban Afar ruux kana socda ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (SYDOM), iyo suxuufiyiin ka socda Universal TV qaybteeda North Amerika iyo Somali Media Minnesota ayaa maalinimadii ay taariikhdu ku beegnayd December 15 keedii 2009 ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee Minneapolis/Saintpaul ee gobolka Minnesota iyaga oo ku sii jeeda Dawlad goboleedka Puntland , halkaasi oo ay kaga qaybgali doonaan cayaaraha isboortiga ee gobolada iyo degmooyinka ee sida xiisaha badan uga socda halkaasi.
|
|
|
Sool oo tartanka gobolada ka reebtay Nugaal |
|
Sool oo tartanka gobolada ka reebtay Nugaal
 Waxaa galabta ciyaar xiisa badan ku dhaxmartay garoonka kubada cagta ee Mirre awaare Laba kooxood oo kala matalayay Gobalka Sool iyo Gobalka Nugaal oo marti galinaya Koobka tartanka Gobalada Puntland.
|
|
|
Ciyaartoyda Eritrea oo magangalyo raadinaya |
|
Ciyaartoyda Eritrea oo magangalyo raadinaya
By Sunni Said Salah • December 17, 2009
NAIROBI, Kenya (AP)— 12 ka mid ah ciyaartoyda k/cagta Eritrean oo la waayay meel ay ka baxeen todobaadkii tagay ayaa haatan la helay markii ay diideen iney dib ugu noqdaan dalkoodii sababo la xiriira iyagoo ka baqanaya in la dilo. |
|
TACSI
INNAA LILLAHI WAINNAA ILAYHI RAAJICUUN

Bahda Isboortiga ee Gobolka Minnesota waxaa ay tacsi u dirayaan dadka kala ah: ciyaaryahankii k/koleyga ee naadigii Muqdisho Cumar C/llahi Aadan “Cumar Cadde”, Xaliimo C/llahi Aadan,Maxamed C/llahi Aadan,C/rashiid Cumar Xasan, C/llahi Cumar Xasan,Wali Cumar Xasan, Ifraah Cumar Xasan, Fartuun Cumar Xasan,Mukhtaar C/llahi Cali iyo Nasteexo C/llahi Cali oo hooyadood Allaha u naxariistee Marxuumad Xabiibo Axmed Cilmi ay maalinimadii ay taariikhdu ku beegnayd 12/06/2009 ku geeriyootay magaalada Muqdisho ,gaar ahaan degmada xamar jabjab. |
|
|
Tartankii kubadda Cagta ee Puntland |
|
Tartankii kubadda Cagta ee Puntland

Waxaa Magaalada Garowe ee Puntland ka furmay koobka kubada cagta ee Gobolada Puntland, kaasi oo ay sanadkaan ka qayb gali doonaan ilaa iyo 8 Gobol, waxana lagu furay Gobolada Nugaal iyo Bari oo ka mid ah 8 gobol ee ka qayb galkeysa tartanka.
|
|
Tacsi/Duco

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun
Bahda isboortiga ee Gobolka Minnesota waxaa ay tacsi u dirayaan garsoorihii caalamiga ahaa ee kubadda Koleyga Mudane Maxamed Aadan Jeelle iyo Shoombe Aadan oo ka tirsanaa ciyaaryahannadii K/cagta naadiga Horseed oo walaashood Allaha u naxariistee marxuumad Qamar Aadan Cali ay ku geeriyootay qaraxii shalayto ka dhacay hoteelka shaamo ee magaalada Muqdisho. |
|
|
Ciyaarihii Atlanta oo jawi qurux badan lagu soo gabagabeeyay. |
|
Ciyaarihii Atlanta oo jawi qurux badan lagu soo gabagabeeyay.
Diyaariye:Shiikha
Tartamadii ciyaareed ee saaxiibtinimo oo ka socday magaalada Atlanta,GA ayaa si aad u qurxoon loogu soo gabagabeeyay garoonka K/koleyga ee Hamilton Park, iyada oo tartankaasi ay ka soo qayb galeen shan gobol oo kala ahaa: Atlanta, Minnesota,Ohio,Nashville iyo Washington,DC,sidoo kalena ay goob joog ka ahaayeen halgamayaal isboorti oo halkaasi lagu casuumay. |
|
|
Dr.Cali Cusmaan: Dr,Brown waa Aabaha Atlanta Plan |
|
Dr.Cali Cusmaan: Dr,Brown waa Aabaha Atlanta Plan

ATLANTA: Waxa Magaaladda Atlanta lagu qabtay xaflad loogu caleemo saaraayey Dr. Brown in uu noqdo Madaxwaynihii seddexaad ee Jaamacadda Clark Universaty oo ka mid ah kuwa ugu qadiimsan ee ka jira Gobolka Georgia gaar ahaa Magaaladda Atlanta. |
|
|
Bahda isbortiga Stockholm Sweden u hambalyo u diraya xaaji Maxamed Khalif |
|
Bahda isbortiga Stockholm Sweden u hambalyo u diraya xaaji Maxamed Khalif
 Kulan dhowaan ay ku yeesheen guddiga Somali Week London ayaa loogu magacaabay afhayeenka Somali week mudane Xaji Maxamed Khalif oo ah shakhsi muddo dheer ku jiray isbortiga kaalin firfircoonna ka qaatay horumarinta isbortiga magaalada London iyo dibedda.
|
|
|
Wafdi Isboorti oo ka socda Minnesota oo ku jeeda Atlanta Georgia |
|
Wafdi Isboorti oo ka socda Minnesota oo ku jeeda Atlanta Georgia
Diyaariye:Shiikha
 Wafdi ballaaran oo isboorti oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha isboortiga ee gobolka Minnesota mudane Cabdi Cali Macallin ayaa lagu wadaa inay toddabaadka soo socda u ambabaxaan gobolka Atlanta Georgia, iyaga oo ka jawaabaya casuumaad uga timid ururka isboortiga iyo dhaqanka oo loo yaqaan “ Somali Sports and culture”.
|
|
|
Saciid Dheere: isboortiga Minnesota horumar ayaa ka muuqda |
|
Saciid Dheere: isboortiga Minnesota horumar ayaa ka muuqda.
Diyaariye:Shiikha
 Saciid Axmed Cismaan (Saciid Dheere) oo ka mid ahaa ciyaaryahannadii Soomaaliyeed k/koleyga heerka 1aad ee naadigii Caafimaadka (Wacaaf) , ayaa booqasho gaaban ku yimid magaalada Minneapolis, MN isaga oo halkaasi kula kulmay bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota.
|
|
|
K’NAAN iyo Koobka Adduunka |
|
K’NAAN iyo Koobka Adduunka
By Sunni Said Salah • November 20, 2009

JABOUTI, CIYAARO-Keynaan oo ah fannaan Soomaaliyeed oo caalami ah ayaa Wuxuu qeyb ka yahay socdaalka koobka adduunku ku marayo Afrika.
K’NAAN, oo magaciisa u soo gaabiya K’naan, waxaa heestiisa Freedom loo doortay in uu ka qaado xafladda furitaanka koobka Adduunka sannadka 2010 marka la isugu tago Koofur Afrika. |
|
|
Cumar Elringo oo lagu soo dhaweeyay London |
|
Cumar Elringo oo lagu soo dhaweeyay London
 Casho sharaf lagu soo dhaweynayay xiddig ka mid ahaa xiddigihii K/koleyga qaranka Soomaaliyeed ee markiisii hore ku soo barbaaray College Orfano macallin/ciyaaryahan cumar Cismaan waasuge oo ku magac dheer “Cumar Elringo” ayaa lagu qabtay makhaayadda Blue Ocean oo ku taalla galbeedka London habeenimadii tariikhdu ahayd 17/11/2009, waxaana ka soo qaybgalay halyeeyadii Isboortiga Soomaaliyeed oo kala ahaa: macallin Adaamo, Dr,Shiis, Tarzan,Aarkey ,Gabyoow iyo Sayga Ruushka oo dhammaantoodba ka tirsanaa kooxihii K/cagta iyo Koleyga barisamaadkii.
|
|
|
Reer Toronto oo u hambalyaynaya EnG. Bana |
|

Reer Toronto oo u hambalyaynaya EnG. Bana
ku-xigeenka kaaliyaha xoghayaha guud ee XSKK Faarax Oday ayaa wuxuu hambalyo u dirayaa Xoghayaha xiriirka kubadda kolayga Soomaaliyeed Eng Baana Cali, isagoo ugu hambalyeynaya doorashadii loo doortay in uu xubin buuxda ka noqdo guddiga xiriirada iyo doorashooyinka ee xiriirka kubadda kolayga dalalka jaamacadda Carabta.
|
|
|
Baroordiiq iyo sagootin loo sameeyay Xaaskii iyo caruurtii Macallin Cumar Maxamed (Omar Anyeelo) |
|
Baroordiiq iyo sagootin loo sameeyay Xaaskii iyo caruurtii Macallin Cumar Maxamed (Omar Anyeelo)
 Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay,looguna baroor diiqayay Allaha u naxariistee Macallinkii hore xulka qaranka wiilasha K/Koleyga Soomaaliyeed Macallin Cumar Maxamed Cumar (Cumar Anyeelo), laguna sagootinayay xaaskiisa iyo caruurtiisa ayaa maalinimadii Axadda oo taariikhdu ku beegnayd 15 November lagu qabtay magaalada Leicester,UK. |
|
|
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Kullu nafsin daaiqatul mowt
 Anagoo ah dhamaan dhalinyarada, aqoonyahanada, culumaa'u - diinka wax garadka reer Shingaani magacyadoodu hoos ku qoranyihiin kana murugeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaalkeeni Cali Khaliif Macallin Shini oo ka tirsanaa cayaartoydii kubada koleyga ee naadiga Muqdisho oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho degmada Shingaani waxaanu leenahay dhamaan qoyskiisa iyo eheladiisaba Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, isagana Naxariistii janno Allaha ka waraabiyo, Aamiin, Aamiin, aamiin :
|
|
|
Dr.Cali Cusmaan:Atlanta Plan Diiradda Ayaanu saarnay |
|
Dr.Cali Cusmaan:Atlanta Plan Diiradda Ayaanu saarnay
 ATLANTA: Xoghayihii hore ee Guddiga Olombikadda Somaaliyeed ahna Gudoomiyaha Guddiga Isboortiga iyo dhaqanka Mudane Dr.Cali Cusmaan Cali ayaa waxa uu casuumad u sameeyey khubaro Isboorti oo kula nool Magaaladda Atlanta oo kala ahaa Mr. Mike Spino oo tartankii Olympigadda ee 1984tii la shaqeeyey kooxdii Soomaaliyeed ee tartankaa ka qayb gashay iyo Ron Davis oo isna Somalia ka soo shaqeeyey barisamaadkii oo haddana faraha ku haya Barnaamijka Atlanta Plan oo ay abaabul xoog badan ugu jiraan sidii loo hirgelin lahaa iyago kala kaashadda khubaro Isboorti oo ku kala nool addunyadda dacaladeeda kala duwan. |
|
|
SYDOM oo taageeraysa horumarinta isboortiga Puntland |
|
SYDOM oo taageeraysa horumarinta isboortiga Puntland
Diyaariye:Shiikha
Shir ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen xubnaha guddiga ururka horumarinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, Somali Youth Development Organization In Minnesota (SYDOM) ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga hoose ee Best Academy magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. |
|
TACSI
INNAA LILLAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Bahda Reer Cabdulcasiis ( Reer Kaambo) ee ku nool Maraykanka waxaa ay tacsi u dirayaan walaalahooda oo kala ah Shukri Mama, Caasho Shiino,Istanbuul iyo Aloongo oo walaashood Marxuumad Raaxo Axmed Nuur(Raaxo Shiino) ay ku geeriyootay Toronto(Canada) shalayto oo ay taariikhdu ku beegnayd 11/10/2009,saacaduna ahayd 5:00 PM.
|
|
TACSI
INNAA LILLAHI WAINNAA ILAYHI RAAJICUUN

Bahda Isboortiga ee Gobolka Minnesota waxaa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxeen Allaha u naxariistee Marxuumiinta kala ah: Shukri Jimcaale Xasan iyo Mahad Muumin Maye oo ku geeriyooday London iyo Raaxo Axmed (Raaxo Shiino)oo iyaduna ku geeriyootay magaalada Toronto. |
|
|
Naadiga K/Cagta Gaadiidka Oo Dib Loo Unkay |
|
Naadiga K/Cagta Gaadiidka Oo Dib Loo Unkay
MUQDISHO: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qeybgaleen madax ka socota dowladda KMG xilibaano ciyaartoy iyo xiriirada kala duwan ee dalka ayaa lagu qabtey hotelka suxufi ee magaalada Muqdisho. |
|
|
Somalida Sydney oo 9-2 Ku Dubatay Bosnia |
|
|
By Sunni Said Salah • November 9, 2009
NAIROBI:- Somalida magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa guul kale oo taariikh ah ka gaaray tartanka jaaliyadaha ee dalkaasi markii ay jaaliyada Bosniya ay ku dubteen 9-2.ciyaartoyda Soomaliyeed ee Sydney waxey soo bandhigeen ciyaar aad loo jecleystay oo ay la wada yaabeen dadkii u soo dawasha tagay ciyaarahaan. |
|
|
Cayaarihii K/Cagta dhallinta Cuslaatay ee Minnesota oo la xiray. |
|
Cayaarihii K/Cagta dhallinta Cuslaatay ee Minnesota oo la xiray.
Diyaariye:Shiikha
 Tartamadii ciyaareed ee k/cagta dhallinta cuslaatay ee Minnesota ayaa toddobaad ka hor lagu soo gabagabeeyay garoonka dadan ee YWCA, Minneapolis,Minnesota, iyada oo munaasabaddii xiritaanka ay ka soo qaybgaleen guddoomiyaha isboortiga gobolka Minnesota, masuuliyiin, ganacsato, ciyaaryahannadii hore ee Soomaaliyeed ee K/Cagta,Koleyga,Miiska iyo dadwene faro badan oo soo camiray garoonka.
|
|
|
Guddoomiyaha Olombikada Aaadan Xaaji Yabaroow Wiish oo dalka dib ugu soo laabtay. |
|
Guddoomiyaha Olombikada Aaadan Xaaji Yabaroow Wiish oo dalka dib ugu soo laabtay.

Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Mudane Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) oo dhawaanahan isaga iyo wafdi isboorti oo uu hogaaminayo ay safarro shaqo oo dalka dibadiisa ah ku maqnayeen ayaa maanta dalka dib ugu soolaabtay. |
|
|
Soomaaliya oo muddo ka dib xubin ka noqotay guddiyada Xiriirka K /kolayga jaamacadda Carabta. |
|
Soomaaliya oo muddo ka dib xubin ka noqotay guddiyada Xiriirka K /kolayga jaamacadda Carabta. Diyaariye:Shiikha

Shir maalmahan uga socday xiriirka kubadda kolayga ee dalalka Jaamacadda carabta magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa muddo labaatan sanadood ku dhaw ka dib mar kale xubinimada guddiyada xiriirkaasi loogu doortay xubin ka mid ah xiriirka kubadda kolayga Soomaaliyeed. |
|
|
Qoys ku dayasho iyo qadarin ka mudan bulshadooda |
|
Qoys ku dayasho iyo qadarin ka mudan bulshadooda
Taariikhdu waxay xustaa mar walba intii dalkeeda hooyo horumarkeeda ka qayb qaadata, sharaf iyo sumcadna u soo jiidda. Haddaba burburkii dalka Soomaaliya ka dhacay kaddib, waxaa qurbaha u soo hajaamay dhammaan dadkii ku howlanaa howlaha bulshada gaar ahaan bahdii sportiga intoodii badneyd. Marka waxaan halkan ku soo qaadanaynaa dadkii muujiyay dadaal dheeri ah oo u heelanaa habeen iyo maalin ku baraarujinta horumarinta ciyaaraha. Waxaa jira dad badan oo aaminsan in qurba joogta Soomaaliyeed ayan is abaabuli karin oo ayan ka qayb qaadan karin horumarinta dalkooda, laakin waxaa u tafa xaytay dad badan oo iyagu iskood isu xilsaaray in ay meeshoodii ka sii amba qaadaan, si ay ula jaan qaadaan bulshada ay la nool yihiin. |
|
|
Shirka xiriirada kubadda kolayga ee Jaamacadda carabta oo maanta ka furmaya Qaahira |
|
Shirka xiriirada kubadda kolayga ee Jaamacadda carabta oo maanta ka furmaya Qaahira
Cayaaraha.com

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 04/11/2009 ilaa 07/11/09 ka dhici doono shir weynaha guud ee xiriirada kubada koleyga ee wadamada jaamcadaha carabta. Shirkani oo 4 tii sanaba mar la qabto ayaa waxaa ka soo qeyb geli doono 22ka wadan ee ay ka kooban tahey jaamacada carabta oo ay Soomaaliya ka mida tahay. |
|
|
Drogba oo Ticket-ka u jaray Chelsea |
|
Drogba oo Ticket-ka u jaray Chelsea
By Sunni Said Salah • November 4, 2009
MADRID, (Reuters) – LONDON, (Reuters) – Didier Drogba oo 3 kulan oo uu ganaax kaga maqnaa ciyaaraha yurub markii uu xalay ka soo laabtay wuxuu Chelsea u dhaliyay 2-2 ay la galeen Atletico Madrid isagoo sidaa ugu jaray ticket-kii aad ay ku aadi lahaayeen wareega 2-aad ee Champions League. |
|
|
Tartankii K/Cagta TENNESSEE oo La Soo Gabagabeeyay |
|
Tartankii K/Cagta TENNESSE oo La Soo Gabagabeeyay
NASHVILE: Waxaa lagu soo gunaanaday magaalada Tennesse ee Caasimadda Nashvile tartan kubadda cagta oo sanad walba laagu qaban jiray magaalada tennesse. Tartankan oo ay sanadkan ka soo qeybgaleen illaa 6 kooxood oo ka kala socday Atlanta,Washigton,Maine,Mineapolis,Ohio iyo Tennessee oo marti loo ahaa . |
|
|
Soo dhaweynta Guddoomiyaha GOS oo Muqdisho looga diyaar garoobayo |
|
Soo dhaweynta Guddoomiyaha GOS oo Muqdisho looga diyaar garoobayo
By Shafici Mohyaddin on November 02,2009

Bahweynta Isboortiga Soomaaiyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa wada diyaar garow aad u weyn oo loogu jiro soo dhaweynta wafdiga guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Mudane Aadan xaaji Yabarow (Wiish)
|
|
|
Cayaartoydii hore ee kubadda cagta soomaaliyeed oo ku shiray London. |
|
Cayaartoydii hore ee kubadda cagta soomaaliyeed oo ku shiray London.
Cayaaraha.com

Xaflad si aad u heersaraysa loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen qaar badan oo ka mid ah cayaartoydii kubadda cagta dalkeena soomaaliya looguna gogol xaarayey kulan wayne ay yeeshaan cayaartoydii kubadda cagta ayaa caawa ka dhacday waqooyiga magaalada London. |
|
Hambalyo

Dhamaan bahweynta sportiga ee Denmark, Canada iyo Mareykanka waxay hambalyo u dirayaan Mudane Maxamed Shukri oo dhawaan loo magacaabay xubin ka mid ah GOS. |
|
|
Garsoore Soomaaliyeed oo ku guulaystay shahaadada caalamiga ah ee FIBA(Federation International Basketball |
|
|
Garsoore Soomaaliyeed oo ku guulaystay shahaadada caalamiga ah ee FIBA(Federation International Basketball)
Diyaariye:Shiikha
 Muddadii u dhaxaysay June 2-6/2009 , magaalada Maputo ee caasimadda dalka Mozambique waxaa ka dhacay seminaar caalami ah kaasi oo lagu dalacsiinayay garsoorayaasha K/kolayga ee dunida , waxaana kaalinta 1aad ku soo baxay Garsoore Saleeban Maxamed Cali oo matalayay magaca Soomaaliya isaga oo ku guulaystay shahaadada garsooranimada heerka caalamiga ah ee kubadda koleyga(FIBA).
|
|
|
Garsoore Maxamed Faarax (Dabdamis): Isboortiga Minnesota ku dayasho ayuu mudan yahay |
|
Garsoore Maxamed Faarax (Dabdamis): Isboortiga Minnesota ku dayasho ayuu mudan yahay
Diyaariye: shiikha
 Garsoorihii caalamiga ahaa ee Soomaaliyeed Maxamed Faarax oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Dabdamis) ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis, isaga oo booqasho gaaban halkaasi ku soo gaaray, kana yimid gobolka Virginia, waxaana casho sharaf loogu sameeyay makhaayadda weyn ee lagu magacaabo Curuuba ee uu leeyahay Milkiilaha lagu magacaabo Liban Jamac oo ku magac dheer “Liban Futey”.
|
|
|
Ururada SYDOM iyo SSUF oo ku kulmay Minnesota |
|
Ururada SYDOM iyo SSUF oo ku kulmay Minnesota Diyaariye:Shiikha

Agaasimaha guud ee ururka SSU (Sweden),Mudane Axmed Xasan iyo guddoomiyaha guddiga ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota(SYDOM)ahna guddoomiyaha isboortiga ee gpbolka Minnesota Mudane Cabdi Cali Macallin ayaa Oktoobar bartamaheeda 2009, waxaa ay kulan ku yeesheen xarunta ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (SYDOM),halkaasi oo ay xog waraysi ku wada yeesheen, kana arrinsadeen sidii dhidibada loogu taagi lahaa xiriir baaxad weyn oo ay labada urur ee Sweden iyo Minnesota yeeshaan |
|
|
Tababare C/Casiis A. Mahdi Oo Aqoontiisa Ka Faa`ideynaya |
|
Tababare C/Casiis A. Mahdi Oo Aqoontiisa Ka Faa`ideynaya
By Abdiaziz Godah on October 20,2009
 ATLANTA: Isboortiga waxa uu mudanyahay in lagu abaabiyo dhalaanka soo koraayo waxa laga helaa caafimaad taam ah,waxa uu qayb ka qaataa koritaanka jireed iyo maskaxeed ee dhalinyaradda waxa laga hela sumcad iyo sharaf aan la koobi karin,waxay leedahay maalmo farxadeed oo aadan waligaa iloobin,waxay kaloo leedahay maalmo kale oo murugo kugu reebta.
|
|
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
Run To Unite(Minnesota 2012 |
|
|
Seuki Soccer Tournment 2012 |
|
|
Sydom Basketball Tournment 2012 |
|
|
London Futsal Tournment U16 |
|
|
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden- |
|
|
Kulankii Isboortiga Utange |
|
|
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio |
|
|
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota |
|
|
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota |
|
|
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009 |
|
|
Minnesota Basketball Team |
|
|