August 28 2016 03:35:30
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Tacsi:Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun


Jaaliyada  isboortiga ee Minnesota waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Ciyaaryahankii kubadda koleyga ee naadigii Muqdisho mudane Caydaruus Cabdullahi Ahmed oo Allaha u naxariistee Aabihiisa marxuum Abdullahi Ahmed Khayre uu ku geeriyooday Magaalada Minneapolis  ee gobolka Minnesota maalinamadii ay taariikhdu ku beegnayd 09/20/  2015.

Gos oo xaflad soo dhaweyn ah u samaysay ciyaartooyda xulka qaranka cayaaraha fudud + sawiro

Gos oo xaflad soo dhaweyn ah u samaysay ciyaartooyda xulka qaranka cayaaraha fudud + sawiro

Xafladan oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa ka dhacday xarunta Gos waxaa kasoo qayb  galay  masuuliyiin ka socdotay wasaaradda dhallinyaradda iyo isboortiga, GOS , xiriirka cayaaraha fudud ururka dugsiyada ururka cayaartoyda , macalimiinta iyo cayaartoyda xulka.

DR. CALI CUSMAAN: “DIIRADDA AANU SAARNO CIYAARAHA FUDUD EE SOOMALIA” SAWIRRO

DR. CALI CUSMAAN: “DIIRADDA AANU SAARNO CIYAARAHA FUDUD EE SOOMALIA” SAWIRRO

Waxaa dalka Mareykanka gaar ahaan Magaaladda Atlanta ee Gobolka Georgia lagu qabtaa sanad kastaba marka loo dabaaldegaayo Maalinta Shaqaalaha dalkaan ciyaaro kala duwan oo ay ka mid tahay tartamo CiyaarahaFudud ah oo lagu weyneeynaayo Maalintaas iyada ah,waxaana ka soo qeyb kala Dhalinyaro kale duwan iyo Jaaliyadaha ku nool Magaaladda Atlanta kuwaa oo lagu bixiyo abaalmarino kaalimaha kala duwan oo ay ku guuleystaan kuwa tartamaayo.

Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirwaynaha Xiriirka Doomaaha Caalamka +Sawirro

Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirwaynaha Xiriirka Doomaaha Caalamka +Sawirro

Xiriirka Soomaliyeed ee Doomaha ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Xiriirka Doomaha Caalamka  oo lagu qabtay Magaalada Chamberye, France., waxaan Soomaaliya uga qeyb galay Guddoomiyaha xiriirka doomaha Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd iyo kaaliyahiisa Liibaan Nuur.

XSCF oo ka warbixiyay shirweynihii iyo ciyaarihii caalamiga ahaa ee IAAF (Sawiro)

XSCF oo ka warbixiyay shirweynihii iyo ciyaarihii caalamiga ahaa ee IAAF (Sawiro)

Xiriirka Cayaaraha Fudud ee dalka waxaa uu ugu horeeyaa xiriirada dalka ee Calanka Soomaaliyeed badanaa geeya fagaarayaasha caalamka marka ay timaado ka qeybgalka tartamada ciyaaraha fudud iyo sidoo kale shirarka caalamiga ah.

Djiboutian soccer coaches train at first ever FIFA fitness course

Djiboutian soccer coaches train at first ever FIFA fitness course

ELITE DJIBOUTIAN football coaches are being trained at a FIFA MA fitness coaching course, which is the first of its kind ever held for the small football-growing country in the horn of Africa.The high level course which is running from 5 to 9 September is being conducted by FIFA fitness instructor, Zakaria Labsy [France]. The course has brought together some 30 elite football coaches of whom 26 are representing the country’s Division A and Division B clubs.

FIBA iyo Xiriirka kubada Koleyga Soomaaliya oo ka wada hadlaya horumarinta K/Koleyga dalka.

FIBA iyo Xiriirka kubada Koleyga Soomaaliya oo ka wada hadlay horumarinta K/Koleyga dalka.


Xiddigtii hore ee kubada koleyga Soomaaliya iminkana ah guddoomiye ku xigeenka dhanka farsamada iyo xiriirka caalamiga ah ee xiriirka kubada koleyga Soomaaliya, loona yaqaano [Somali basketball’s Iron Lady], Drs Xaawo Sheeikh Ahmed (Xaawo Taako) ayaa madaxda xiriirka kubada koleyga aduunka ee FIBA kala hadashay sidii taageero gaar ahaaneed loo siin lahaa horumarinta kubada koleyga dalka Soomaaliya, maadaama dalku kasoo kabsanayao dagaalo muddo dheer jiray.
Xulka Qaranka ciyaaraha Fudud oo ka qaybgalaya ciyaaraha All African games(Sawiro)

Xulka Qaranka ciyaaraha Fudud oo ka qaybgalaya ciyaaraha All African games(Sawiro)

Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka garoonka diyaaradaha Aaden Cadde  iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay uga qeyb galayaan ciyaaraha All Afriacn Games 2015, waxaanawafdiga  hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinayarda iyo isboortiag Cusmaan Aadan Dhuubow.

Somali Govt jubilant at youth tourney organization

Somali Govt jubilant at youth tourney organization

The federal government of Somalia has expressed a feeling of great happiness and triumph over the organization of the yearly youth soccer tournament, which was described by a top ministry of sport official as a ‘sign for peace’ and development.The annually held soccer event which continued from 01-28 August 2015, gathered over 340 youthful boys under the age of 19.

Guddiga fulinta GOS oo maanta shir balaaran ku yeeshay Muqdisho
Guddiga fulinta GOS oo maanta shir balaaran ku yeeshay Muqdisho Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta uu ku leeyahay magaalada Muqdisho ku yeeshay shirkoodii saddexaad ee uu sanadkan gudihiisa isugu yimaado guddigiisa fulinta kaasoo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha GOS Cabdullahi Axmed Tarabi.
Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Tacsi:

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Jaaliyadaha  isboortiga ee USA iyo Australia  waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, qoyskii, qaraabadii ,xaaskiisi,caruurtiisii iyo eheladii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Aweis Osman Yusuf(Aweis Eider)oo ka tirsanaan jiray   cayaaryahannadii kubadda cagta ee naadigii Horseed iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta  oo 07/19/2015 ku geeriyooday waddanka Sweden.

Azam, APR and Gor Mahia through to quarterfinals, as CECAFA-Kagame cup enters 4th day

Azam, APR and Gor Mahia through to quarterfinals, as CECAFA-Kagame cup enters 4th day

Azam FC (Tanzania) APR (Rwada) and Gor Mahia (Kenya), have all booked their places in the quarter finals of the 2015 CECAFA-Kagame club cup, currently taking place  in Tanzania.On Tuesday, the 4th day of the tourney, APR FC of Rwanda confirmed their place in the quarterfinals when they beat Somalia’s Heegan FC 2-0 in a hotly contested match played at Karume Stadium here in Dar Es Salaam.

Eid Mubaarak

Eid Mubaarak

Munaasabadda Ciidul fitriga awgeed, waxaan ummadda Soomaaliyeed ee muslimka ah  iyo caalamu islaam intuba leenahay ciid Mubaarak…Allaha naga dhigo kuwii soonkooda iyo salaadooda laga aqbalo.....Ciidan teeda kale  waxaan Allaha awoodda badan ka baryaynaa  in uu nagu gaarsiiyo Caafimaad, Cimri dheeri ,nabadgalyo iyo cibaado Suuban (Aamiin   Aamiin   Aamiin )

By:Shiikha

Ramadaanul kariim

Ramadaanul kariim:

Dhammaanba ummadda Soomaaliyeed  iyo ummadaha islaamka ee ku nool caalamka meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyaynayaa bilashada bisha Ramadaan oo maantoo Khamiis  ah ay kow tahay.

Waxaan Allah subxaanahu wa tacaalaa ka baryaynaa  inuu naga dhigo kuwii soonkooda iyo salaadooda la aqbalo….Sidoo kalena Allah nagu gaarsiiyo  ramadaankan kiisa kale Caafimaad, bashbash, nabadgalyo iyo barwaaqo.      Aamiin Aamiin Aamiin

Tacsi Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Tacsi

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaanba Bahda isboortiga ee ku kala nool Australia iyo USA, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan cayaaryahankii kubadda koleyga ee naadigii Waxool iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga mudane Mohamoud Jaamac Caalin oo ku magac dheeraa (Caddaawe dheere), iyaga oo uga tacsiyadaynaya geeridii ku timid Allaha u naxariistee hooyadiisa oo 12/06/2015 ku geeriyootay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Tartankan kubadda Kolayga 3×3 Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay+Sawirro

Tartankan kubadda Kolayga  3×3 Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay+Sawirro

Tartanka kubadda Kolayga 3×3 oo  maanta marki ugu horeysay ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho, Munaasabda furitaanka waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka soctay wasaaraddda dhalinyarada iyo isboortiga Guddiga olombikada Soomaaliyeed, Madaxda  Shirkada StarSom oo tartankan  maal gelinaysa iyo  msauuliyiin XSKK ah.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo Hambalyo u diray Kooxda kubadda kolayga Qardho ee ka qayb gashay Ciyaaraha Inter City 2015

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo Hambalyo u diray  Kooxda kubadda kolayga Qardho ee ka qayb gashay Ciyaaraha Inter City 2015

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa hambalyo u diray kooxda kubadda Kolayga ee ka qayb galay ciyaaraha  kubadad kolayga Magaaloyinka 2015 oo ka dhacay Dalka Magaalada Dal Elsalaam ee Dalka Tanzania.

Hambalyo/Congratulations

Hambalyo/Congratulations

Bahda isboortiga ee gobolada Minnesota, Atlanta, Virginia,Ohio, Portland, iyo Seattle WA ,Waxaa ay hambalyo u dirayaan Aamino Aweis Muuse Arbow oo dhawaan ka qalin jabisay jaamacadda American University VA, qaybteeda xiriirka caalamiga,waxaana ay si gaar ah ugu takhasustay qaybta caafimaadka( International Relationship Services, Department of Health. Sidoo kale waxaan u hambalyaynaynaa Hooyo Sahro Idiris Mohamed  iyo cayaaryahankii weynaa ee naadigii Horseed iyo xulka qaranka Aweys Muuse Arboow (Aweys Fuundi) oo iyagu ku dadaalay in gabadhooda ay darajadaasi gaarto…..Waa Waalid ku dayasho mudan Hambalyo, Hambalyo,Hambalyo.

CIYAARTOYDA XULKA QARANKA SOOMAALIYEED EE TAEKWONDO-GA OO U AMBABAXAY TARTANKA TAEKWONDO-GA ADUUNKA EE 2015 RUSSIA

CIYAARTOYDA XULKA QARANKA SOOMAALIYEED EE TAEKWONDO-GA OO U AMBABAXAY TARTANKA TAEKWONDO-GA ADUUNKA EE 2015 RUSSIA.

Waxa maalmihii lasoo dhaafay tababar xoogan usocday kooxda xulka qaranka soomaaliyeed ee taekwondow-ga iyagoo diyaar garoow adag ugu jiray ka qeybgalka ciyaaraha taekwondo-ga aduunka 2015-ka oo sanadkaan lagu qaban doono magaalada Chelyabinsk ee wadanka Ruushka.

Tacsi Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Tacsi

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaanba bahda isboortiga noocyadooda kala duwan, iyo Bahda Reer  Cabdulcasiis(kaambo Amxaaro), Waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdibaasid Axmed Nuur oo ka tirsanaa ciyaaryahannadii kubadda koleyga   ee naadigii Waxool oo Allaha u naxariistee hooyadiisa marxuumad  Xaliimo Sacdiyo Ismaaciil Cabdi ay ku geeriyootay Magaalada Sandiego ee gobolka California shalayto oo taariikhdu ahayd 05/06/2015. Sidoo kale waxaa tacsi taasi la mid ah loo dirayaa caruurteeda oo kala ah:Maxamed Axmed Nuur, Muxsin Axmed Nuur, Xuseen Axmed Nuur iyo C/risaaq Axmed Nuur.

Ammaan loo soo jeediyay garsoorayaasha Soomaaliyeed

Ammaan loo soo jeediyay garsoorayaasha Soomaaliyeed + Sawiro

(Tunis) 03 May 2015- Guddiga garsoorka Xiriirka Kubadda Cagta CAF  ayaa si weyn u amaanay garsoorayaasha Afarta ahaa ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwii dhex-dhexaadiyey kulan ciyaareedkii Confederation Cup  ee lugta labaad una dhexeeysay kooxaha Club Afirca (Tunisia) iyo  Amal Zad (Algeria) oo Jimcihii lagu dheelay caasimadda dalka tuniiisiya ee Tunis.

Basketball Legend C/Qaadir madaxeey +sawiro

Bahda Atlanta oo casuumaad u sameysay Basketball Legend C/Qaadir Madaxeey +sawiro

(Atlanta) 03 May 2015- Bahda Cayaaraha ee Magaalada Atlanta Giorgia ayaa casuumad u fidiyey Ciyaaryahankii xulka kubadda koleyga iyo koxdii llpp Jeenyo C/qaadir madaxeey,kaasi oo dhowaantan dib ugu soo laabay dalka Mareykanka kadib booqasho uu ku yimid dalka.

HABEENKA CASHADDA IYO TAAGEERIDDA DHALLINTA SOOMAALIYEED

HABEENKA CASHADDA IYO TAAGEERIDDA DHALLINTA SOOMAALIYEED

Waxaa 29-kii bisha Maarso, 2015 lagu qabtay xarunta shirarka iyo xafladaha ee makhaayada wayn ee Safari xaflad casho sharaf ah oo si qurux badan loo soo agaasimay. Xafladan iyo casho sharaftan ayaa hal hayskeedu ahaa “Midnimo”, ujeedadeeduna ahayd, in lagu dhiirigeliyo, laguna taageero dhallinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota iyo waliba kooxda kubadda cagta ee  Minnesta Thunder Plus ay da’deedu ka yartahay 13 jir.

XSKK oo muqdisho ku qabtay ciyaar lagu bixinayay Abaalmarinadi koobka Jen.Daa’uud Wiilasha iyo gabadhaha+ Sawirro

XSKK oo muqdisho ku qabtay ciyaar lagu bixinayay Abaalmarinadi koobka Jen.Daa’uud Wiilasha iyo gabadhaha+ Sawirro

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa maanta muqdisho ku qatbay ciyaar lagu bixinayay  abaalmarinadii koobka Jenaraal Daa’uud . ciyaartan ooahayd mid Saaxibtinimo ayaa dhex maftay  kooxda Muqdisho City oo diyaargarow ugu jirta ciyaaraha magaalooyinka Afrika Inter City, iyo xiddgiga laga soo xulay kooxaha ka qayb galayay koobka Jen.Daa’uud.

Somalia tests its capacity to host int’l matches at home

Somalia tests its capacity to host int’l matches at home

In what seems to be a ‘test’ for Somalia’s hosting of an international match at home after decades of wars, the country’s junior national team welcomed foreign players in the country at Stadium Banadir, beating them 1-0 on Monday.The friendly match was part of the Somali U-23 Squad’s preparations for the 2016 world Olympic Games qualifiers before they take on Rwanda in the first leg on April 25 in Kigali.

Soomaalia oo guulo ka soo hoyday Ciyaaraha Doomaha Bariga Afrika+Sawirro

Soomaalia oo guulo ka soo hoyday Ciyaaraha Doomaha Bariga Afrika+Sawirro

Xiriirka Soomaaliyeed ee Doomaha  ayaa guulo ka soo hoyay tartanka ciyaaraha Doomaha ee Bariga iyo bartamaha Afrika.Tartankan oo ka dhacay  magaaalda Khatoum  ee dalka Sudan  waxaa ka soo  qayb galay  dalalka Somalia, Kenya, Sudan, Djibouti, Eretrea iyo Uganda oo laysku yiraahdo (CECAROCAF)Waxaa Soomaaliya uga qayb galay sedex  ciyaaryahan oo kala ah Asad Maxamed Xasan iyo Axmad Nuur  Aadan oo ku tartamayay 500 Mitir iyo Cabdifitaax Cabdullahi Muuse oo ku tartamayay 200 Mitir.

Heegan FC gains 2nd ceremonial trophy in a week

Heegan FC gains 2nd ceremonial trophy in a week

Somali Police football club, Heegan FC, have celebrated for winning the 2nd solemn trophy in a few days time when they beat Savana FC by 4-1 in the one-day trophy held for the commemoration of the 55th anniversary of Somalia’s National Army on Sunday.This was the second such victory for the club who a week ago won another ceremonial trophy held for the 32nd anniversary of Somalia’s national Television (SN TV) which has been a partner with Somali FA and gave much time to cover local football activities.

TARTANKII SANADLAHA AHAA EE OHIO + sawiro

DIYAAR-GAROOW XOOGAN OO LOOGU JIRO TARTANKII SANADLAHA AHAA EE OHIO + sawiro

(Colombus) 29 Maarso 2015-Waxa sanad walba bilahaan oo kale Magaaladda Colombus ee ah Caasimadda Ohio lagu qabtaa Tartamo isugu jiro Kubadda Cagta iyo Kubadda Koleyga taa oo ay ka soo qeyb galaan Goboladda dalka Mareykanka iyo Ciyaartoy ka socoto Magaaladda Toronto ee dalka Kanada.

Hambalyo

Hambalyo

Dhammaanba Aqoonyahanada Isboortiga ee magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin, kuwaasi oo  ku nool Waqooyiga Amerika waxaa ay dhambaal Hambalyo ah hawada u  Marinayaan Wariye Sare Cabdixafiid Cabdisamad oo ku magac dheer “ZACIIMKA” oo dhawaan unkay Website la yiraahdo (www.dhaliyaha.com)  kaa oo aan hubno in uu door qiimo leh ka qadan doono Horumarinta Isboortiga Soomaaliyeed,waxaa kale oo aan hubnaa in uu soo bandhigi doono macluumaad Isboorti oo ay dhalanka soo koraayo wax weyn u tari doona.

Djibouti gains FIFA praise for refereeing development

Djibouti gains FIFA praise for refereeing development

The world Football’s governing body FIFA has praised Djibouti Football Federation for doing a better job to develop its refereeing sector.

The announcement was made by FIFA refereeing development officer, Mr. Sidi Magassa, during his address at the launch of FIFA refereeing course for Djiboutian elite football referees.

Djibouti to face Morocco in CAN beach soccer qualifier clash

Djibouti to face Morocco in CAN beach soccer qualifier clash

For the first time in its football history, Djibouti is now eying on the upcoming African beach soccer championship to be staged in Seychelles.The country’s first ever national beach soccer team is scheduled to play against Morocco in their last leg of the 2015 African Beach soccer championship qualifiers.

Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaanba bahda isboortiga gaar ahaan kubadda Koleyga, waxaan halkan tacsi uga diraynaa ciyaaryahankii kubadda koleyga ee naadigii Wagad iyo xulkii qaranka Mudane Abdullahi Ali Omar oo Allaha u naxariistee hooyadiisa marxuumad Amina Muuse Ali ay ku geeriyootay magaalada Jedda ee boqortooyada sacuudi Arabia bishan maarso 13keeda 2015
Guddoomiyaha isboortiga Olimbikada G/Dhexe ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Minnesota

Guddoomiyaha isboortiga Olimbikada G/Dhexe ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Minnesota

Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo  lagu soo dhaweynayay , laguna sharfayay Guddoomiyaha Isboortiga Olimbikada gobolada dhexe  ee Galmudug mudane C/rashiid Cabdullahi  Maxamed (Cabdirashiid Foonka), oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaasi  ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, Iyadoo ay halkaasi goob joog ka ahaayeen jaaliyadda isboortiga ee gobolka Minnesota.

GOS kulan wada tashi ah la qaadatay Masuuliyiinti hore ee isboortiga+ Sawirro

GOS  kulan wada tashi ah la qaadatay  Masuuliyiinti hore ee isboortiga+ Sawirro

Guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Cabdullaahi Axmed Tarabi ayaa kulan qado sharaf ah ugu sameeyey gudaha magaalada Mugadishu masuulyiintii hore ee qaybaha kala gedisan ee isboortiga, macalimiin hore, garsooorayaal iyo waliba cayaartoy hore, kuwaasoo isugu jiray kuwa ka yimid dibadda dalka iyo kuwa ku sugnaa gudaha intaba.

Madaxweyne GAAS oo Kismaayo kula kulmey Bahda Sportiga jubaland marti-qaadna u fidiyey +SAWIRO

Madaxweyne GAAS oo Kismaayo kula kulmey Bahda Sportiga jubaland marti-qaadna u fidiyey +SAWIRO

Maamulka cayaaraha ee dowlad goboleedka Jubaland State oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha Bulshada ee Jubaland Macalin Maxamed ayaa waxaa ay kulan kula yeesheen gudaha xarunta madaxtooyada Kismaayo Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas,iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca Cayaaraha ee labada dhinac.

MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO USOO JEESTAY DAR-DAR GELINTA IYO DHIIRIGELINTA SPORTIGA J/HOOSE +SAWIRO

MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO USOO JEESTAY DAR-DAR GELINTA IYO DHIIRIGELINTA  SPORTIGA J/HOOSE +SAWIRO

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland State Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe) ayaa u muuqda mid iminka usoo jeestay dar-dar gelinta iyo Horumarinta Cayaaraha deegaanada maamulkaasi gaar ahaan Jubadda hoose,markii todobaad gudihiis labo jeer kulamo la qaatay Bahda Sportiga ugu caansan Jubooyinka.Gudiyada Cayaaraha ee uu iminka qaabiley Madaxweyne Axmed madoobe ayaa waxa hogaaminayey Suldaan Maxamed Suldaan Deeqow oo kamid ahaa Cayaaryahanadii kooxdii HORSEED  ee dalka dibadiisa ka soo laabtay,sidoo kale Gudoomiyaha Kubadda cagta ee sadexda Gobol Jubaland Cabdi-Maxamed Axmed (Cabdi-Xaq) oo isaguna kamid ahaa cayaaryahanadii caanka ahaa ee Jubadda hoose iyo Madaxa Olombikada Jubada hoose Aden Cabdi qeyliye (Sanka) iyo qaar kale.

Marti sharaf lagu soo dhaweeyay Minnesota

Marti sharaf lagu soo dhaweeyay Minnesota

Qaar ka tirsanaa halgamayaashii K/koleyga ee naadiyadii Muqdisho iyo Jeenyo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota iyada oo ay halkaasi joogeen mas’uuliyiin, macallimiin,iyo  aqoonyahanno ka wada tirsanaa bahdii isboortiga ee   barisamaadka.

Tartan kubada Koleyga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug
Tartan kubada Koleyga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug


Tartanka ayaa loo qabtay Ardayda dugsiyada sare ee magaalada Gaalkacyo, taas oo ah markii ugu horeeysa oo tartan ceynkaan oo kala ah lagu tababarayo ardayda matalaaysa iskuulada si loo helo arday matasha magacyada iskuulada.Ardaydaan ayaa la rajeynayaa in Mustaqbalka ay qeeb ween ka qaataan tartamada soo socda oo ceynkaan oo kale ah, waana markii ugu horeeysay oo magaalada Gaalkacto laga hirgaliyo ciyaartoy Kubada Koloyga tan iyo intii burburka dalku uu kujiray mudo 25-sano lago joogo.
Xoghaye Xasan Farey oo xeer ilaaliye ka ah cayaar ka tirsan is reeb reebka kooxaha horyaalada Africa.

Xoghaye Xasan Farey oo xeer ilaaliye ka ah cayaar ka tirsan is reeb reebka kooxaha horyaalada Africa.

Xeer ilaaliyaha ururka kubada cagta Africa ee CAF ahna xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Mudane Xasan Maxamed Maxamuud (Farey) oo ku sugan dalka Niger ayaa Jimcaha waxaa uu xeer ilaaliye ka noqon doonaa cayaar ka tirsan is reeb reebka tartanka kooxaha horyaalada Africa.

Djibouti in the final of Arab women’s youth tourney

Djibouti in the final of Arab women’s youth tourney

In an unprecedented move, Djibouti’s women’s national U 17 football squad is now in the final of Pan Arab women’s youth tourney which is under way in the Qatari capital of Doha.The young girls kicked Palestine out of the competition after defeating them by 1-0 in the semifinal match on Saturday evening.

Laacibkii Hore ee Xulka qaranka iyo Naadiga Horseed oo xaflad soo dhawayn ah loo gusameeyay Magaalada London+Sawirro

Laacibkii Hore ee Xulka qaranka iyo Naadiga Horseed oo  xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Magaalada London+Sawirro

Waxaa Bishan febraayo 13 galbeedka magaalada London lagu qabtey casho xaflad  sharaf soo dhaweyn ah oo loo sameeyey cayaaryahan kii hore  naadiga Horseed iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga Bile Warsame Dhoore.Bile oo ku nool wadanka Canada ayaa  safarkiisa waxaa qayb ka ah in uu gaaro  wadanka Soomaliya isagoo doonaya inuu gacan ka siiyo hor u marinta isboortiga guud ahaan, qaasatan kubadda koleygaoo uu doonayo in uu soo nooleeyo horumarinat kubada kolayga ee gobolada dalka gaar ahaan mamul  gobeleedka Galmudug.

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/gacanta oo ka qaybgalay seminar caalami ah

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/gacanta oo ka qaybgalay seminar caalami ah

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda gacanta (Handball) ayaa ka qaybgalay seminar heer caalami ah  oo ay soo abaabuleen xiriirka caalamiga ah ee cayaarta k/gacanta (International handball Federation) kaasi oo  lagu qabtay waddanka Qatar magaalo madaxdiisa  Doha muddadii u dhaxeysay  janaury 15 ilaa 18/2015, kaasi oo looga hadlayay sare u qadida xagga  arrimaha maamulka iyo macallinimada.

Xiriirka Soomaaaliyeed ee kubadda kolayga oo Baaaq u diray Maamulada magaalooyinka Dalka.

Xiriirka Soomaaaliyeed ee kubadda kolayga oo Baaaq u diray Maamulada magaalooyinka Dalka.

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa  baaq u diray magaalooyinka Soomaaliyeed ee danaynaya ka qayb galka tartanka magaalooyinka kubada kolayga oo bisha may ka dhici doona magaalada Dar el Salaam  ee dalka Tanzania.

Djibouti girls humiliate Qatar 4-0 in Arab youth tourney opener

Djibouti girls humiliate Qatar 4-0 in Arab youth tourney opener

Djibouti’s U 17 women’s national football squad have knocked down their Qatari rivals in the Arab women’s tourney opener at Al Arabi Stadium in Doha on Sunday.In the early minutes of the first half, Fatouma Elmi Rayaleh who captains the team scored the opener goal for Djibouti, while Mazer Fouad Abdallah scored the second goal with the first half ending in 2-0 in favour of Djibouti.

Taariikhdii Xiddigii Kubadda Koleyga ee naadigii Muqdisho Abdirisaaq Maxamuud Rooble ( Ugaas)

Taariikhdii Xiddigii Kubadda Koleyga  ee naadigii Muqdisho Abdirisaaq Maxamuud Rooble ( Ugaas).

Dalka Soomaaliya waxaa soo maray cayaaryahanno tiro badan oo magac iyo maamuusba ku lahaa noocyada ciyaareed ee kala duwan, ha noqoto kubadda cagta, K/Koleyga, K/Miiska, Cayaaraha fudud, iyo Teeniska dheer, ciyaaryahannadaasi aadka u faraha badnaa ayaan maanta nasiib u yeeshay inaan la kulmo xiddig ka mid ahaa  xiddigihii sida aadka ah uga dhex muuqday ciyaarta kubadda koleyga, gaar ahaan naadigiisii Muqdisho, kaasi oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Maxamuud Rooble oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan “ Cabdirisaaq Ugaas”

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.13 seconds 2,259,488 unique visits