September 16 2014 00:25:22
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhexdhexaadinaya cayaar caalami ah.

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhexdhexaadinaya cayaar caalami ah.

Garsoore Xasan Aaden Xaaji Yabarow (Wiish) iyo kalkaaliyaal ka socda dalka Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Bujumbura ee dalka Brundi halkaasoo ay ku dhexdhexaadin doonaan cayaar ka tirsan tartanka isreereebka koobka Confederations Cup ee qaaradda Afrika oo berrito ku dhexmari doonta kooxaha Lydia LB Academic (Brundi) iyo kooxda Police ee dalka Rwanda.


Sida lagu soo bandhigay shabakadda xiriirka kubadda cagta ee qaaradda Africa (CAF) garsoorayaasha Soomaliyeed ayaa ka mid noqon doona garsoorayaasha iyo kalkaaliyayaasha sida joogtada ah uga mid noqon doona garsoorka cayaaraha caalamiga ah ee uu xiriirkano qabto ka dib markii uu Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagtu buuxiyey shuruudihii iyo adeegii ay garsoorayaasheenu uga baahnaayen si ay uga mid noqdaan bahda garsoorka qaaradda.

Waxaan hadaba la xariiray garsooraha cayaartan dhexdhexaadin doona Xasan Wiish oo ku sugan magaalada Bujunbura waxaanan wax ka waydiiyey sida ay suuragalka ku noqotay in afar garsoore oo ka socda Soomaaliya xiligan garsooraan cayaar ka dhacaysa dalka dibaddiisa ayadoo la ogsoon yahay xaaladda dalka waxa uuna ii sheegay in dadaal wayn oo ay sameeyeen xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed iyo garsoorayaasha soomaaliyeed intuba oo isugu jiray tababaro loo furay garsoorayaasha, shahaadooyin ay ku guulaysteen iyo garsoorayaasha oo ayaguna buuxiyey shuruudihii looga baahnaa ayaa suuragaliyey in aan maanta u joogaan dalka Brundi dhexdhexaadinta cayaar ka mid ah kuwa qaaradda.


Xasan ayaa dhinaca kale tilmaamay in garsoorayaasha Soomaaliyeed laga darajeeyo qaaradda taasoo ay horey u sameeyeen garsoorayaashii hore ee dalka ayaguna ay rajaynayaan in ay sii wayneeyaan darajadaas isla markaana dib u soo celiyaan sumcaddii garsoorayaasha dalkeena ayagoo kaashanaya XSKC oo dadaalkooda iyo waxqabadkooda ku aadan sidii ay u tayeyn lahaayeen garsoorayaasha uu yahay mid aan la dafiri Karin.

Cayaartan oo berrito oo axad ah ka dhici doonta dalka Burundi ayaa waxaa garsoori doona garsoore Xasan Wiish oo horey u soo qabtay cayaaro badan oo ka tirsan qaaradda, qaarkoodna ay Final ahaayeen, waxaa dhinaca calanwadayaasha ka caawin doona garsoore Saalax Cumar Abuukar (Calanhaye 1 aad) iyo garsoore Xamsa Xaaji Cabdi (Calanhaye 2 aad) halka uu garsooraha kaydka ahina noqon doono garsoore Bashiir Colaad waxaanan ay guushani noqon doontaa mid ay ku faanaan garsoorayaasha iyo XSKC waxaanan u rajaynaynaa in ay ku guulaystaan hawshan loo igmaday.



Written By: Mohamud
Date Posted: 2/16/2013
Number of Views: 173

 

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.10 seconds 1,416,421 unique visits