November 27 2014 20:25:49
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Qorituurka cayaaraha Ohio oo la qabtay

01/19/2013 Waxaa magaalada Columbus ee gobelka Ohio, ka dhacay qorituurkii ama iskuaadka kooxaha ka soo qaybgali doono tartan ciyeereedka sanadlaha ah ee ka dhaca gobolka Ohio kaa soo ah kii 13 tobnaad  ee ka dhaca magaladaas. Tartankan waxaa sanadkan ka soo qaybgali doona 24 kooxood oo ka kala imaanaya waqooyiga America geesihiisa taas oo ay ka midtahay wadanka Canada. Ku was soo dadoodu ay tahay 13 iyo wixii ka hoosayso 18 iyo wixii ka koreeyo iyo dabcan odayaasha cuslaaday. waxaa intaas dheer in ay sanadkan tartankan ka soo qaybgali doonaan dhilinyarada kubada kolayga oo iyaguna ka kala imaan doona gobalo badan oo kala duwan oo ay ku jirto magalada Toronto kuwaas oo dadoodu ay tahay 15 iyo toban iyo wixii ka yar.



Waxaa iyaduna mudan in aan xusno in ay nagala soo qaybgali doonaan bahweenta sportiga ee north America. Ku waas oo magac iyo muuqaalba ku leh mushtamaca somaliyeed dhaxdooda iyo banaankeedaba. Ku waas oo iskugu jira macalimiin, garsoorayaal, maamulayaal, iyo ciyaartow hore. Sanadwalba waqtigan oo kale ayaa  waxaa magalada Columbus ku soo qulqula dhalinta aad u tirobadan iyaga oo ka kala imaanaya gobolada kala duwan ee waqooyiga America ku waas oo iskugu imaanaya in ay isla tartamaan, isbartaan, waqtina wada qaataan, madaama laga yaabo in ay sanadkiiba mar is arkaan. iyagoo soo bandhigaya ciyaaro aa u heersaraysa iyo xirfad ciyaareed oo aad u qurux badan.


N.B: goor dhaw kala soco halkan qaabka ay cayaarahaasi u dhici doonaan.

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.10 seconds 1,489,261 unique visits