|
Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota, waxay halkan hambalyo uga dirayaan maamulka, macallimiinta iyo ciyaaryahannada xulka qaranka Soomaaliyeed ee wiilasha kubadda koleyga oo iyagu dharbaaxo culus ku dhuftay xulka K/Koleyga ee waddanlka Kenya ciyaarahodii ku tirsanaa Isreebreebka Zone ka 5aad ee Afrika....

Waxaana u rajaynaynaa in cayaaraha u harsan xulka Soomaaliyeed ay guulo kaa la mid ah ka soo hooyaan Inshaa-Allahu.
Hambalyadan waxaa si wadajir ah u diraya:
Cabdi Cali Macallin Macallin Ibraahim Suudaani Macallin Qariindi
Maxamed Xasan Qolof
Maxamed Aadan Jeelle Cadde Xasan Gaaboow Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey) Macallin Idiris Ibraahim Suleiman C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar) Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale C/raxmaan Guuleed ( Aamaan) C/qaadir Xaashi (Dalmar) C/qaadir Nuune C/llahi Moorgan Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin Gani Xasan Nuur Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Diyaariye:Shiikha
|