|
Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota, waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, Eheladii, iyo bahdii Isboortiga oo uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Rug caddaagii isboortiga Soomaaliyeed , guddoomiye ku xigeenkii 2aad ee guddiga Olymbikada Soomaaliyeed Marxuum Xasan Axmed Cabdi (Xasan Elman)oo si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.
Marxuumka ayaa 19kii Febraayo 2009kii loo doortay ku xigeenka 3aad ee GOS, Sidoo kalena sannadkan aynu ku jirno ee 3da bishan Janaayo 2013 waxaa loo doortay xilka Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed .
Waxaan Allaha subxaanahu wa tacaaalaa uga baryaynaa in marxuumka jannadii fardawsa ka waraabiyo,qoyskii iyo bahda isboortiga oo uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.
Aamiin Aamiin Aamiin
Tacsidan waxaa diraya dadka ay magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:
Cabdi Cali Macallin Macallin Ibraahim Suudaani Macallin Qariindi
Maxamed Xasan Qolof
Maxamed Aadan Jeelle Cadde Xasan Gaaboow Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey) Macallin Idiris Ibraahim Suleiman C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar) Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale C/raxmaan Guuleed ( Aamaan) C/qaadir Xaashi (Dalmar) C/qaadir Nuune C/llahi Moorgan Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin Gani Xasan Nuur Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Diyaariye:Shiikha
|