November 23 2014 05:23:31
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Hoggaanka GOS oo loo doortay Tarabi

Khubaddii furitaanka Shirweynahan ayaa waxaa soo jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur [Tarzan] wuxuuna muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay muddo ka dib in doorashada GOS ka qabsoonto Muqdisho, isagoo dhinaca kale balan qaaday in maamulka Gobolka Banaadir la shaqeyn doono Guddiga Olambikada iyo xiriirada hoos yimaada.


Ugu horeyn waxaa shirweynaha lagu soo bandhigay waxqabadkii GOS ee sanadkii tegay 2012, sidoo kale waxaa lagu soo kordhiyay dastuurka qodobo cusub oo ay guddigu ansixiyeen. Iyadoo Xiriirada dhankooda ay soo bandhigeen waxqabadkooda . Intaas ka dib ayaa waxaa la doortay Guddiga doorashada oo soo bandhigay musharaxiinta u tartamayay Xilalka sidaasna cod loogu qaaday.

C/laahi Axmed Tarabi ayaa 18 cod gacan taag ah ku helay xilka Guddoomiyaha GOS , Min 17 cod waxaa iyaguna ku hantiyay Guddoomiye Xigeen 1aad Axmed Cabdi Xasan (Wataac), Guddoomiye ku xigeen 2aadXasan Axmed Cabdi (Xasan Elman), Guddoomiye ku xigeenka 3aad Ibraahim Abuukar Shaamoow.


Doorashada ka dib, Guddoomiyaha GOS C/llaahi Axmed Tarabi ayaa ka mahadceliyay xilka loo idmaday, wuxuu balan qaaday isagoo kaashanaya waayo-aragnimadiisa Isboorti inuu soo kordhinayo hanaan waafaqaya qaabka Caalami ee ay u shaqeeyaan Guddiyada Olambikada dunida.

Sidoo kale Duraan Axmed Faarax Kusimihii Guddoonka GOS ahaana Guddoomiye ku xigeenkii 1aad oo haatan loo doortay Xogahaya Guddiga Olambikada ayaa muujiyay siduu ugu faraxsan in Shirweynahan lagu doorto Guddoon Cusub oo uu Hogaaminayo Md. Tarabi wuxuuna ku booriyay dhamaan bahda Isboortiga inay si wadajir ah ula shaqeeyaan.


Khubaddii xeritaanka Shirweynahan waxaa ka soo jeediyay Wasiir ku xigeenka wsaaradda Horumarinta Adeega Bulshada iyo Wasiiru-dowlaha wasaaradaasi Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) iyo Maxamuud Ismaaciil Barkhadle oo ka dhawaajiyey inay soo dhaweynayaan doorashada sida habsamida ku dhacday waxayna xuseen in GOS howlahooda ay madax-banaan tahay isla markaana ay muhiim tahay inay kaashato Wasaaradda isboortiga, Dhinaca kalena waxay ka dhawaajiyeen inay Guddoonka cusub ee GOS iyo Xiriiradaba iskaashi yeelan doonaan isla markaana ka wada shaqeynayaan sidii loo sii wadi lahaa geedi-socodka horumarinta Isboortiga dalka.


Ugu danbeyntii Shirweynahan ayaa waxaa ka qeybqaatay 9 Xiriir, 5 Zone iyo 4 Ururo isboorti. Waxayna ku doorteen Guddoon Cusub iyo Xubnaha Guddiga Fulinta GOS ee 2013-2017. wuxuuna ku soo idlaaday jawi xiiso leh.


XUBNAHA GUDDIGA FULINTA GOS

1. Maxamed Axmed Coloow

2. Faadumo Cali Nuur

3. Ibraahim Xuseen Cali [Roombo]

4. Khadiijo Aadan Daahir

5. Cali saciid Guuleed

6. Abuukar isloow xasan

7. Maxamed Xuurshe Xasan {Eenoow}

8. Prof. Maxamed Cali Maxamed

9. Cumar C/qaadir Baarajab

10. C/Casiis Goodax Barre

11. Prof. Yuusuf Calasoow Maxamed

12. Xasan Axmed Barre

Salah Omar (Salah Dheere)

wehelmedia.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.19 seconds 1,485,095 unique visits