April 17 2014 08:22:48
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Burburka Stadium Muqdisho oo qiimeyn lagu sameeyay si dib loogu dhiso

Booqashadeenu waxaa ay xambaarsaneed sadex muhiimadood oo waaeyn, tan koobaad waxaa ay ahayd in ciidamada AMISOM loo muujiyo in wali ay naga go’an tahay in garoonku uu kusoo laabto gacanta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta iyo in xiriirku uu ka dhur sugayo ciidamada AMISOM in ay ka dhabeeyaan balan qaadkoodii hore oo ahaa in ay garoonka ka guurayaan, xiriirka Soomaaliyeed waxaa uu doonayaa in uu qiimeeyo dhibaatada garoonka islamarkana uu dib u dhis ku sameeyo, taasina waa muhiimada labaad ee booqashadeena tan sadexaadna waxaa ay ahayd in ciidamada AMISOM culeys lagu saaro in garoonka ay ka baxaan, maadaama kusii jiritaankooda garoonku uu dib u dhac ku keenay cayaarihii gobalada ee aanu damacsanayn bishan in aan bilowno”ayuu yiri xoghayaha guud Cabdi Qani Saciid Carab oo war saxaafadeed maanta soo saaray.


Waxaa uu xoghayuhu sheegay intii booqashadu socotay in khabiirku uu madaxda xiriirka siiyay talo iyo tusaalooyin ku aadan dib u dhiska garoonka oo xiriirku uu la kaashanayo ururka FIFA si cows artifishal ah loogu golglo si La mida stadium Banadir oo iminka howl ku socoto.

Intii ay socotay booqashadaas oo muddo saacado ah qaadatay ayaa madaxda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa ay kulan muddo dheer socday la yeesheen Captain Angua oo ah sarkaalka xukuma ciidamada fadhiya Stadium Mudisho iyo saraakiil kale iyagoo weydiiyay in ay sharaxaad ka siiyaan sababaha hor taagan in ay fuliyaan balan qaadkoodii ahaa in ay garoonka ka baxaan bishan December.


“Saraakiisha AMISOM waxaa ay muujiyeen sida ay ugu diyaarka yihiin in ay garoonka ka baxaan, iyagoo xusay in madaxda sare ee AMISOM ee dagan garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ku war geliyeen dalabka xiriirka islamarkaana ay filayaan in dhawaan ay war ka keenaan”ayuu war saxaafadeedkiisa ku yiri xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab.

“Waxaan u sheegnay taliyeheena ugu sareeya inay muhiim tahay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta in la siiyo fursad uu dib ugula wareego garoonkiisa waxaana aad ugu rajo weynahay in arrintu ay dhanka wanaagsan ku dhamaan doonto”ayuu captain Angua u sheegay masuuliyiinta xiriirka kubada cagta.

Xoghayaha guud waxaa uu war saxaafadeedkiisa ku sheegay in xiriirku uu muhiimad weyn siinayo garoonka Stadium Muqdisho oo uu doonayo in uu ku qabto tartamada waaweyn maadama uu yahay garoonka ugu weyn dalka.


Dhanka kale garoonka stadium Banadir oo iminka ay dhiseyso FIFA laguna qaabeynayho cows artifishal ah ayaa xiriirku sheegay in wixii ka dambeeya bisha Febraayo ee sanadka soo socda uu diyaar noqon doono si cayaaro loogu qabto.

Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowlada federalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur iyo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Cabdi Xakiin Xuseen Guuleed ayaa siyaabo kala duwan usoo booqday garoonka dhismuhu ku socdo.


“Waxaan uga mahad celinayaa ururka FIFA sida uu ugu dadaalay in kubada cagta Soomaaliya ayan bur burin in kabadan 20 sanadood oo dalku fowdo iyo dowlad la’aan ku jiray, waxaan dhanka kalana amaan u jeedinayaa mutadawiciinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo howl qaran oo balaaran dhabarka u dhigtay”ayuu wasiirka arrimaha gudaha u sheegay saxaafada mar uu booqday garoonka Stadium Banadir ee dhismuhu ku socdo.

Xoghayaha guud ee xiriirka kubadacagta Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab waxaa uu ugu dambeyntii sheegay in socdaalada madaxda dowladu ay ku tagayaan goobaha kubada cagta ay muujinayaan xiriir laba geesood ah iyo wada shaqeyn baaxad leh in ay leeyihiin dowlada soomaaliyeed iyo xiriirka kubada cagta  dalka.

 

Construction expert evaluates Somalia’s National soccer facility damages

With Somali Football Federation (SFF) weighting on the African Union peace keepers to vacate the country’s national facility ‘Stadium Mogadishu’ the SFF secretary General Abdi Qani Said Arab, executive committee member Ali Abdi Mohamed and construction expert Lex Vander visited the facility where the Dutch expert inspected all parts of the stadium in a bid to evaluate the damages it experienced for the past 20 years.

The Somali Football Federation intends to ask the world’s football governing body FIFA to help rebuild the national stadium.


“Our visit had three main objectives, one was to show AMISOM that we are still committed to getting the facility back into our hands and that Somali Football Federation is looking forward to AU troops to be true of their pledges of vacating from it because the SFF wants to evaluate the facility to get a real picture of the huge destruction it faced---that was the second objective of our visit and the third objective was to put pressure on AU peacekeepers to leave from the facility” Secretary General Abdi Qani Said Arab said in a press statement issued here in Mogadishu on Saturday.

He said that during the visit the expert gave SFF officials full instructions and consultations on how to reconstruct the stadium which he said the Somali Football Federation was going to ask FIFA to help them have an artificial turf for the national facility.

During the hours-long visit which was the second of its kind since mid October this year, Somali Football Federation officials held a lengthy meeting with AMISOM commander at Stadium Mogadishu captain Angua and other leading AMISOM commanders asking them to explain what has been holding them from fulfilling their previous promises of withdrawing from the facility by December this year.


“AMISOM officials emphasized their readiness to withdraw from it and they also told us they had already informed our demands to their highest commander who is based at Mogadishu airport and they are waiting to hear from him as soon as possible” Secretary General Abdi Qani Said Arab noted in his press statement Saturday.

“We told our top commander in chief that Somali Football Federation must be given a chance to have their facility back into their hands and we are very hopeful that things will end in the right side “Captain Angua told the visiting Somali Football Federation officials during their visit.

Somali Football Federation Secretary General Abdi Qani Said Arab said in his press statement that his federation is giving much priority to Stadium Mogadishu where it wants to host the big tournaments since it is the national stadium and the largest facility in the country.

Mean while, the country’s old facility ‘Stadium Banadir’ which is being rebuilt by FIFA is expected to be able to host tournaments from February next year. Key government officials including the mayor of the capital Mahmoud Ahmed Nur and the minister for national security and internal affairs Abdi Hakim Hussein Guled have separately paid visits to the under construction old facility showing their excitement with the huge job being done.

“I thanks FIFA for its continuous efforts that protected Somali Football from destruction for more than two decades of lawlessness in the country and I praise Somali Football Federation volunteers for the huge national duty they embraced” the internal affairs minister told the media during his visit to Stadium Banadir this week.

Somali Football Federation Secretary General Abdi Qani Said Arab noted that the arrivals of Somali government officials at football fields was a clear signal for the developed bilateral relations and cooperation between Somali federal government and the country’s football federation.


 

By Shafi’i Mohyaddin Abokar

Email:shafislow@yahoo.com

 

 

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 1,234,419 unique visits