October 24 2014 12:23:38
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Somalia: Level C soccer league winners celebrate victory

The  FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league  in Somalia have celebrated for their victory at a special luncheon ceremony held at the LIDO Seafood restaurant in the LIDO beach resort in the war-ravaged capital Mogadishu on Friday in the presence of lawmakers, Somali Football federation officials, players and fans.


Somalia’s Federal government lawmaker Dr. Hassan Moalim who sponsored the luncheon ceremony for the victorious FC Banadir boys who first addressed at the congregation praised FC Banadir for their dedication and commitment that lead them to win the tournament which came to an end in mid December.


“I congratulate you on your victory and becoming this year’s level C football champions in Somalia—I urge you to increase your efforts and I wish you to win the level B league next year too” the Somali parliamentarian told the victorious FC Banadir youngsters during Friday’s luncheon ceremony at the LIDO beach resort of Mogadishu.

Somali Football Federation (SFF) executive committee member and the chairman of SFF organizing committee Ali Abdi Mohamed popularly known as Ali Shiine told the ceremony that the SFF was fully welcoming such very encouraging ceremony for a club who won local football tournament.


“On behalf of Somali Football Federation I tell with a loud voice that SFF is very grateful to Hassan Dr. Moalim who became the first Somali government official who ever encouraged such young footballers---I urge other government officials and business people to take football serious and understand the key role that Somali Football has so far played in the sector of peace building, reconciliation and public integration” Ali Shiine told Friday’s luncheon ceremony.

For his part, SFF executive committee member and chairman of the youth committee Mustaf Elmi Afrah who delivered a short speech at the ceremony pointed out that the FC Banadir boys were very polite during the tournament and had deserved to be awarded with such high level luncheon ceremony.


“First I praise you for being very polite and for showing fair play during the competition and secondly I congratulate you on your tangible victory “added executive committee member Mustaf Elmi Afrah himself a former national team member.

Somali Football Federation vice president Abdullahi Abow Hussein told the ceremony that he was very jubilant at the lawmaker’s understanding of the power of football in the community.

“For more than two decades Somali Football has lacked even the encouragement of Somali politicians and business people let alone sponsoring it—I hope many political figures and businesses will follow behind Dr. Hassan Moalim’s footsteps” SFF deputy president Abdullahi Abow Hussein told the ceremony. He congratulated the Club’s chairman, coach, players and fans on the remarkable victory.



Kooxda heysata Horyaalnimada heerka 3-aad oo u dabaal degtay guusheeda

FC Banadir oo hanatay horyaalnimada sanadka 2012 ee tartanka horyaalka heerka 3-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa u dabaal degtay guusheeda munaasabad ka dhacday baarka weyn ee LIDO Seafood ee ku yaala xeetba Liido ee magaalada Muqdisho shalay jimcihii, munaasabadaas oo ay kasoo qeyb galeen xildhibaano, madaxda xiriirka kubada cagta,ciyaartoy iyo taageerayaal.

Dr.Xasan Macalin oo ah mudane ka tirsan baarlamanka Federaalka Soomaaliya ahna masuulka maalgeliyay munaasabadan ayaa ugu horeyn ku amaanay kooxda FC Banadir sida ay ugu go’doomeen wax kastana ugu hureen tartankii dhacay taas oo keentay in ay ku guuleystaan horyaalkii heerka 3-aad ee soo dhamaaday bartamihii bishan.

“Waxaan idinkugu hambalyeynayaa guusha aad gaarteen iyo in aad noqoteen horyaalkii sanadkan ee tartanka heerka sadexaad ee Soomaaliya—waxaan idinku boorinayaa in aad sii laba jibaartaan dadaalkiina, waxaana idin rajeynayaa in sanadka dambena aad sidan oo kale ku guuleysataan horyaalka heerka Labaad ee aad ka qeyb geli doontaan”ayuu xildhibaanku u sheegay ciyaartoyda kooxda FC Banadir

Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka ,islamarkaana ah madaxa tartamada ayaa xaflada ka sheegay in xiriirka Soomaaliyeed uu aad usoo dhaweynayo in munaasabad ceynkan oo kale ah oo dhiir gelin ah loo qabto koox qaaday horyaal sidan oo kale.

“Aniga oo ku hadlaya magaca xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaan cod dheer ku sheegayaa in xiriirku uu aad ugu gallad hayo Dr.Xasan Macalin oo noqday masuul dowladeed kii ugu horeeyay oo dhiiri gelin u sameeya wiilashan yaryarka ah oo kale—waxaan ku boorinayaa masuuliyiinta kale ee dowlada Soomaaliya iyo ganacsataduba in ay dhab u qaataan kubada cagta ayna fahmaan doorka weyn ee kubada cagta Soomaaliyeed ay kasoo cayaartay dhanka nabada,  dib u heshiisiinta iyo is dhex galka bulshada”ayuu Cali Shiine ka sheegay munaasabada dhiiri gelinta ah ee loo sameeyay kooxda FC Banadir.

Dhankiisa Mustaf Cilmi Afrax oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka ahna guddoomiyaha guddiga dhalinyarada oo hadal gaaban ka jeediyay munaasabada ayaa xusay in ciyaartoyda kooxda FC Banadir ay aadaab ahaan aad u wanaagsanaayeen intii tartanku socday, isla markaana ay muteysteen in lagu abaalmariyo munaasabadan heerka sare oo kale ah.

“Marka hore waxaan amaan usoo jeedinayaa wiilashan yar yar ee edebta muujiyay iyo cayaar wanaaga , marka labaadna waxaan ugu hambalyeynayaa guusha muuqata oo ay gaareen”ayuu hadalkiiisa sii raaciyay Mustaf Cilmi Afrax oo horay ciyaatoy qaran usoo noqday.

Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdullaahi Abow Xuseen ayaa munaasabada ka sheegay in uu aad usoo dhaweynayo fahamka uu xildhibaan Xasan macalin fahmay awooda kubada cagtu ku dhex leedahay bulshada.

“Muddo ka badan 20 sanadood kubada cagta Soomaaliya xaga siyaasiyiinta iyo ganacsatada kama aanay helin xataa dhiiri gelin iskaba daa wax ay sponsor gareeyaane—hada waxaan ku rajo weynahay in siyaasiyiin badan iyo ganacsato ay soo raaci doonaan wadada Xildhibaan Xasan macalin oo kale”ayuu guddoomiye ku xiugeenku ka sheegay munaasabada. Waxaa uu hambalyo u diray guddoomiyaha, macalinka, ciyaartoyda iyo dhamaan taageerayaasha kooxda FC Banadir.


By Shafi’i Mohyaddin Abokar

Email:shafislow@yahoo.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.18 seconds 1,451,921 unique visits