|
Bahda isboortiga ee gobolka Minnesota , Waxaa ay halkan hambalyo uga dirayaan garsoorihii caalamiga ahaa ee kubadda cagta iyo kubadda Koleyga Soomaaliyeed Mudane/General Bashiir Maxamed Jaamac oo ku magac dheera (Bashiir Goobe) oo dhawaan loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda adeega bulshada ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka Mudane/Gen Bashiir Maxamed Jaamac , waxaan Allah uga baryayaan in xilkan adag ee loo dhiibay uu Eebe u fududeeyo.
Hambalyadan waxaa diraya dadka magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin:
Cabdi Cali Macallin Macallin Ibraahim Suudaani Macallin Cabdulqaadir Qariindi
Garsoore/Macallin Maxamed Xasan Qolof
garsoore Maxamed Aadan Jeelle Macallin Cadde Xasan Gaaboow Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey) Macallin Idiris Ibraahim Suleiman C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar) Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale C/raxmaan Guuleed ( Aamaan) C/qaadir Xaashi (Dalmar) C/qaadir Nuune C/llahi Moorgan Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Cabdiwahab Maxamed
Yuusuf Muumin Gani Xasan Nuur Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Diyaariye:Shiikha
|