April 18 2014 18:00:53
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Mahadcelin loo jeediyay Xawaaladaha Al-Amal, Kaah iyo shakhsiyaad gacan ka gaystay taakulaynta Isboortiga Atlanta.

Atlanta:Tartamadii Isboorti ee sanadkaan lagu qabtay Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka waxay xusuus ku reebeen Jaaliyadda ku nool Magaaladaasi,waayo waxa sanadkaan lagu tiriyaa in uu ahaa mid ka soo qeybgalkiisu uu sareeyay, waxaana ka soo qeyb galay Kooxo ka kala socda Gobolo aad ugu hormarsan Isboortiga,waxa kaloo lagu xusuustaa in ay ka soo qeyb galeen Halyeeyo caan ku ah Isboortiga qeybahiisa kala duwan kuwa oo bilay tartanka sanadkaan.


Waxaa naga go'aan ah in aan diiradda saarno horumarinta Isboortiga kuna abaabino dhalanka soo koraayo,waxaan hubnaa haddi Isboortiga loo maro wadiiqadda toosan in la unki karo aasaas lagu hormarin karo xirfadaha kala duwan ee ubadka soo koraayo taa oo u suurtagelineysa in ay guulo la taaban karo ay ka gaaraan nolosha qeybaheeda kala duwan,waxaanu hubnaa haddi la adeegsado awooda Isboortiga leeyahay in laga baranaayo duruusta ugu qiimaha badan oo si toos iyo si dadbanba u taabaneyso jiilalka mustaqbalka soo korayaayo,waxa laga bartaa adaabta.isxilqaanka ,kalsoonida ,go'aan qadashadda, xusmadda iyo kala dambeynta waa qodobadaa kuwa nagu qasbay in aanu garab istaagno Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka oo sanadkaan awoodooda isugu geeya sidii ay u abaabuli lahaayeen tartamadaasi, sida waxa yiri Dr. Cabdi Kaafi oo ah Madaxa Maamulka Laccagta ee Xawaaladda AL-AMAL EXPRESS iyo Aaden Sanbul Gudoomiye ku Xigeenka  Xawaaladda  KAAH EXPRESS ahna Maamulaha PIZZA HALAAL,kuwaa oo doorkey ka qaateen Abaabulkii Isboorti ahaa mid aan la qiyaasi karin oo runtii la'aantood aan la gaareen guulaha uu maanta gaaray Isboortiga Atlanta.


Maamulaha xawaaladda Amal Express Mudane Kaafi


Milkiilaha Pizza Halaal Mudane Aadan Sanbul


Dr. Cabdi Kaafi iyo Aaden Sanbul waxay kaloo sheegeen in ay maanta Bulshadda ay u haayaan shaqo aad iyo aad muhim u ah,eyna xiriiriyaan eheladda Soomaaliyeed ee ku nool daafaha addunka,uuna kala gudbiyaan lacagaha iyo fariimaha kale ee muhimka,ka dib markii uu burburay ha'yadihii Qaranka Soomaaliyeed,taa marka waxa qasab inooga dhigeysa in aanu dib ugu celino Bulshada fa'iidadii aanu ka helnay taa aanu maanta sumcad ku helnay, waxaana ku dadaali doonaa inta karaankeena ah in aanu wadno taakuleynta Isboortiga si Dhalinyaradda Soomaaliyeed looga badbaadiyo in ay raacaan wadiiqooyin halis u noqon karta mustaqbalkooda ayey ku soo gabagabeyeen hadalkoodii Mudane Dr. Cabdi Kaafi iyo Mudane Aaden Sanbul.


Qaar ka tirsan guddiga Isboortiga ee Atlanta aka Billow     Bidix:Aweys Fuundi,Guddoomiye Dr,Ali Osman,Jaamaceey,Cali Bay,C/rashiid Balaastiko iyo Caydiid


Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka waxa kaloo ay mahadaq aan la koobi karin u jeedinayaan Mudane Cali Maxamed oo lagu naaneyso "Cali Baay" dadaalkii biyo kama dibcaanka ahaa uu ka muujiyey Tartamadii dhawaan lagu soo gabagabeeyey Magaaladda Atlanta,waxaana uu muujiyey xilkasnimo,daacadnimo uu u qabo dhadhaqaaqa Isboortiga ee jaaliyadda Atlanta,isagoo gacan aan la maleyn karin ka geystay Abaabulkii Ciyaaraha Gaar ahaan Kubadda Koleyga oo ay sanadkaan ka soo qeyb galeen dhalinyarao mustaqbal ku lahaa dhanka Kubadda Koleyga taasoo jaaliyadda isboortiga ee Atlanta iyo jaaliyadda Soomaalida ee gobolkan ay xusuusnaan doonaan waxqabadkiisa ku aadan horumarinta isboortiga dhallinyarada Soomaaliyeed ee Atlanta ku nool.

Mudane Cali Bay iyo asxaabtiisa kubadda koleyga ee hawsha la waday, Wakiilada xawaaladaha Amal iyo Kaah intuba waxaa ay taariikhda ka gali doonaan baal dahab ah, waxqabadkoodana waxaa uu noqon doonaa mid xusuus gaar ah ku reebta jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Atlanta.


Dr,Ali Osman
Guddoomiyaha dhaqanka & Isboortiga Atlanta




 

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.05 seconds 1,236,358 unique visits