|
Jaaliyadaha Isboortiga ee Minnesota, Atlanta,Seattle Washington, Kansas Missouri,New York Rochester ,Waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, Xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee naadigii Isboortiga madbacadda, Bankiyada iyo caymiska (M.B.C) mudane Yaasiin Maxamuud Cali (Yaasiin Barafuun) oo caawa oo ay taariikhdu ku beegnayd 11/22/2012 ku geeriyooday magaalada Rochester, New York(U.S.A)
Marxuumka ayaa waxaa uu ka mid ahaa halgamayaashii Isboortiga Soomaaliyeed, isaga oo si wayn uga qayb qaatay horumarinta isboortiga Soomaaliyeed, xilal kala duwana ka soo qabtay maamuladii isboortiga ee ka jiray dalka Soomaaliya barisamaadkii.
Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumka uu jannadii fardawsa ka waraabiyo, ummadda Soomaaliyeed iyo bulshada isboortiga ee uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.
Aamiin Aamiin Aamiin
tacsiyadahan waxaa diraya:
Jaaliyadda isboortiga Minnesota
Cabdi Cali Macallin Macallin Ibraahim Suudaani Macallin Qariindi
Maxamed Xasan Qolof
Maxamed Aadan Jeelle Cadde Xasan Gaaboow Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey) Macallin Idiris Ibraahim Suleiman C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar) Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale C/raxmaan Guuleed ( Aamaan) C/qaadir Xaashi (Dalmar) C/qaadir Nuune C/llahi Moorgan Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin Gani Xasan Nuur Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Qubarada isboortiga
1)Dr. Cali Cusmaan cali
2)Tababare Ibraahim Suudaani
3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
4)Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi)
4)Cabdulkaadir Xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
5)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)
6)Jaamac Cali (Jaamacey)
7)Maxammed Cabdi Seyga
8)Inj. Cumar Shekhey(Gud. Jaaliyadda Atlanta)
9)Cabdicasiis Axmed Mahdi
10)Axmed Xaashi(Axmed Weli)
11)Nafiisa Cali
12)Caaliya Cabdimaamuus
13)Maxamed Muslimiin
14)Xamsa S. Xamsa(Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)
15)Cabdulaahi Nuur Kolombo
16)Amiin Caamir Maxamed
17)Maxamed Sufu Abashekh(Madaxaa Dahabshii ee Atlanta)
18)Axmed Cabaas Busuri
19)Cabdulaahi Afrikaano
20)Khali Shire(Khalif Riiko)
21)Cabdi warsame Isaaq
Jaaliyadda Isboortiga Atlanta
1)Islow Maxamed Malaaq
2)Ibraahim Suudaani
3)Maxamed Xaaji Giftin
4)Aweys Muse Arbow(Awesy Fundi)
5)Cabdulqaadir Xasan cadde(Caydiid Jeenyo)
6)Jaamac Cali(Jaamacey)
7)Inj.Cumar Shekhey(Gudoomiyaha Jaaliyadda Atlanta)
8)Cabdikariim Cali Aar(Cali Mataan)
9)Cabdirashiid Blastiko
10)Cabdulaahi Xersi Cabdi(Gudoomiyaha Isboortiga ee Maine)
11)Xamza S. Xamza(Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)
12)Maxamed Cabdulaahi Kamuudi
13)Nafiso Cali
14)Maxamed Cabdi Seyga
15)Cabdulaahi Nuur Kolombo
16)Amin Caamir Maxamed
17)Cabdiraxmaan Sangue
18)Khaliif Muse Shire(Khaliif Riiko)
19)Tabababre Qariidi
20)Maxamed xasan Qolof
21)Cabdulqaadir Daahir Sheekha
22)Cabdi Yuusuf Maxamed
23)Maxamed Suufi Abashekh(Madaxa Dahabshiil ee Atlanta)
24)Cabdicasiis Axmed Mahdi(Gudoomiyyaha Farsamadda iyo Maamulka ee Tennesse)
25)Cabdi warsame Isaaq
Jaaliyadda Isboortiga Seattle washington
Cabdi Maxamed Guuleed (Abdi Xalwo),Xasan Muuse,Xuseen Dheere,xasan Abati,Cabdirisaaq Ugaas, Saciid Dheere,Najiib Ciise,Sulub,Muslimiin,Shi caddow,Guuleed,Shankar,Sucaado Diiriye,Cabdullahi Cadde.carab Dheere,Cabdi Cadde,Saciido Dheerey. Cali Bootaan iyo Isaaq Dheere.
Jaaliyadda Isboortiga Kansas Missouri
Maxamed Cali Nuur
Cali Cigaal"Baadweyne"
Cabdisamad aadan Dirir
Axmed Cabdi Nuur
Qaynuun Dheerey
Jaaliyadda Isboortiga Rochester,New york
Ahmed cabdi Shaur(Ahmed Jeeri)
|