August 22 2014 10:34:05
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Xasan Tuke oo isku soo taagey doorashada Hogaanka GOS

Mudane Xasan Tuke oo degan magaalada Toronto, islamarkaana ahaa ciyaartooydii hore ee kubadda koleyga dalka Soomaaliya barisamaadkii ayaa noo sheegay inuu u sharaxan yahey doorashada GOS ee xilka Gudoomiyaha hadii uu Allah idmo. Mudane Xasan Tuke waa aqoonyahan ka soo jeeda qoys isboorti, waxaana dhaley odey isboorti macalinkii weynaa Macalin Tuke.


Wuxuu noo sheegay inuu soo gudbin doono barnaamijkiisa marka ay soo dhawaato xiliga doorashada, islamarkaana uu rajeynaayo haduu qabto xilkaas inuu wax badan oo isbadal ah lagu arki doono isboortiga Soomaaliyeed, waxa ugu horeeyana aan xoogo saari doono waxaa sidii loogu shaqeyn lahaa sharciga loona soo celin lahaa nidaamkii isboortiga lagu yaqaaney, anagoo kale kaashaneynaa wasaarada isboortiga iyo dhalinyarada dalka Soomaaliya.


Docda kale waxaa iyana jira in musharaxiin badan ay rajeynayaa inay soo bandhigaan musharaxnimadooda marka la gaaro doorasha sanadka soo socdo horaantiisa insha Allah.

Waxaa kale ognahey in xiriirada iyo GOS dhaxdooda ay ku kale aragti duwan yihiin cidii hogaanka GOS qaban laheyd, halka shacabka Soomaaliyeed ee isboortiga jecel ay qabaan in isbadal dhab ahi u dhaco, iyadoo la filaayo in wajiyo cusub soo baxaan.

Khilaafka GOS dhexdooda iyo kale shaki soo kale dhexgalay wuxuu sababi doonaa in wax badan oo markii hore qarsoonaa ay soo baxaan, ka hor dhici maayo xogta aan haayo iyo howlaha socdo markale ayaan wax ka dhihi doonaa, balse waxaan idin sheegayaa inaan ka shaqeyn doono sidii isboortiga Soomaaliyeed ay uga muuqan lahaayeen dhamaan dadka Soomaaliyeed islamarkaana uu u noqon lahaa mid gaara Raaskambooni ilaa Lawyacade insha Allah.

Xigasho:sspamedia.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.05 seconds 1,393,002 unique visits