September 30 2014 06:53:03
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Djibouti FA concludes local leagues

In his first step as president of Djibouti Football Federation, the newly elected president Souleiman Hassan Waberi on Sunday presided at colourful ceremony which intended to mark on the conclusion of the country’s division A, B and C local football leagues. Sunday’s closing ceremony gathered the biggest number of participants to be seen at a football congregation in recent years including sports minister Dr. Jama Elmi Okieh, members of the Djibouti FA executive committee, sponsor companies and organizations, referees, top level players, the chairpersons of the 58 football clubs in the country and local and international media.



During the ceremony, trophies, medals of different categories and certificates were presented to the clubs who won the three divisions, best players, top scorers and organizations who sponsor a number of football clubs in the country.

In his closing address president Souleiman Hassan Waberi said he was very grateful to 12 local organizations including companies and government institutions for their efforts to help the growth of football in the small horn African country. Those organizations and companies include Djibouti Telecom, Tadjourah, the Port of Djibouti and the republican guards who themselves sponsor a big football club in the country.


“Today it is a very great pleasure for me as president to present honour certificates and gold medals to these companies here for their involvement in our local football leagues who without their help wouldn’t have reached such progress—I urge them to continue their sponsorships to the league which I hope will increase the football culture in Djibouti” president Souleiman Hassan Waberi told Sunday’s closing ceremony.

He said that the closing ceremony was to be held several months before, but was postponed because of the Djibouti FA which hasn’t had a leadership since June this year.

The president thanked the Djibouti Minister for youth and Sports Dr. Jama Elmi Okieh for his role in the progress of sport in Djibouti in all and in particular the football which is he said was the minister’s hobby.


“Dear Mr. Minister today I am very proud to present you this medal of honour which is the highest medal that the Djibouti Football Federation gives—I hereby declare that you deserve such high level medal for your commitment to football in our country” president Souleiman Hassan said as he was presenting the medal to the minister Dr. Jama Elmi Okieh.

The minister for his part thanked the recently-elected president Souleiman Hassaan Waberi for his past activities in the premonition of football in Djibouti. “As a minister for youth and sport I declare here in front of you that the ministry will closely and friendly be working with the country’s sporting organizations of which football is the most influential” sports minister Dr. Jama Elmk Okieh told Sunday’s closing ceremony which comes just 8 days after when Souleiman Hassan Waberi was elected as the president of Djibouti Football Federation.


Xiriirka K/cagta Jabuuti oo soo gabagabeeyay horyaalada gudaha

Talaabadiisii ugu horeysay isagoo ah guddoomiyaha xiriirka kubada cagta ee dalka Jabuuti ahna xeer ilaaiye FIFA iyo Macalinka garsoore yaasha Africa ee CAF Mr. Suleymaan Xasan Waaberi waxaa uu maanta oo Axad ah hogaamiyay munaasabad balaaran oo lagusoo gabagabeynayay horyaalada kubada cagta dalka Jabuuti ee heerarka A, B iyo C.


Munaasabadii maanta ayaa waxaa ay isu keentay tiradii ugu badneyd oo ka qeyb glayaal ah oo mar qura isugu yimaada munaasabad kubada cagta ah dalka Jabuuti muddo sanado ah waxaana dadkii ka qeyb galay ka mid ahaa wasiirka Isboortiga dalka Jabuuti Dr. Jaamac Cilmi Cukiye, Xubnaha guddiga fulinta xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti, shirkado iyo hey’ado dowli ah oo sponsor gareeya horyaalka, garsooreyaal, ciyaartoy, guddoomiyeyaasha 58-ka naadi ee dalka iyo saxafiyiinta gudaha iyo kuwa caalamiga ah.


Intii ay socotay munaasabada ayaa waxaa lagu bixiyay koobab, bilado, heerar kala duwan ah iyo shahaadooyin la guddoonsiiyay kooxaha ku kala guuleystay sadexda horyaal, shirkado iyo shaqsiyaad muteystay.

Khudbadii uu ka jeediyay munaasabada ayaa guddoomiye Suleymaan Xasan Waaberi waxaa uu ku sheegay in uu aad ugu mahad celinayo 12 hey’adood iyo shirkado kaalin weyn ka qaatay horyaalka dalka oo uu sheegay in shirkadahaasi ay qeyb weyn ku leeyihiin horuymarinta kubada cagta dalka.

Shirkadaha uu guddoomiyuhu carabaabay ayaa waxaa ka mid ah Jabuuti Telecom, warshada biyaha ee Tadjourah, Dekeda caalamiga ah ee Jabuuti iyo ciidamada Ilaalada Jabhuuriga oo qudhoodu maalgeliya mid ka mida kooxaha waaweyn ee heerka 1-aad.


“maanta farxad aad u weyn ayay ii tahay ka guddoomiye ahaan in aan shahaadoyin iyo bilado guddoonsiiyo shirkadaha iyo hey’adaha dowliga ah ee maalgeliya kooxaha horyaalka qaarkood—shirkadahaas la’aantood horumarka aanu iminka gaarnay maanu gaarneen, waxaana ku boorinayaa in ay sii wadaan maalgelinta ay ku sameynayaan kooxaha horyaalka taas oo aan ku rajo weynahay in ay sare usii qaadi doonto horumarka kubada cagta ee dalka”ayuu munaasabada ka sheegay guddoomiyaha xiriirka kubada cagta ee dalka Jabuuti Mr Suleymaan Xasan Waaberi.

Waxaa uu guddoomiyuhu sheegay in munaasabada xiritaanka horyaalada ay ahayd in la qabto dhowr bilood ka hor laakin xiriirka oo aan wax hogaan ah lahayn tan iyo bishii June awgeed ay dib ugu dhacday munaasabadu laakin maanta lagu guuleystay in la qabto.

Waxaauu guddoomiyhuhu aad ugu mahad celiyay wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Dr Jaamac Cilmi Cukiye oo uu sheegay in uu door weyn ku leeyahay sare u qaadista sportiga dalka guud ahaan gaar ahaana kubada cagta oo uu sheegay in ay tahay hiwaayada koobaad ee Wasiirka Isboortiga.

“Mudane wasiir maanta aad ayaan isugula weynahay in aan ku guddoonsiiyo biladan qaaliga ah oo ah tan ugu qiimaha badan biladaha uu bixiyo xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti—waxaana halkan ka cadeynayaa mudane wasiir in aad muteysatay biladan sare oo kale in lagu guddoonsiiyo sababtoo ah sida ay kaaga go’antahay horumarinta kubada cagta dalka Jabuuti”ayuu yiri Mudane Guddoomiye Suleymaan Xasan Waaberi markii uu wasiirka guddoonsiinayay bilada ugu sareysa ee kubada cagta dalka Jabuuti maanta.


Wasiirka ayaa dhankiisa  aad ugu mahad celiyay guddoomiyaha dhawaan la doortay Suleymaan Xasan Waaberi oo uu sheegay in muddo dheer oo lasoo dhaafay uu kaalin weyn oo muuqata ku lahaa horumarinta kubada cagta dalka Jabuuti.

“ka wasiir ahaan waxaan halkan ka qirayaa in wasaaradu ay si hoose oo saaxiibtinimo ku dheehan tahay ula shaqeyn doonto dhamaan heyt’adaha Isboortiga dalka Jabuuti oo ay kubada cagtu tahay tan ugu shacbiyada badan”ayuu munaasabad ka sheegay wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada dalka Dr. Jaamac Cilmi Cukiye.

Munaasabadii maanta oo Axad ah lagu qabtay xarunta xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti ayaa kusoo beegemnysa 8 maalmood uun kaddib markii guddoomiyaha dhalinyarada ah Suleymaan Xasan Waaberi loo doortay in uu hogaamiyo kubada cagta dalka Jabuuti isagoo horayna u ahaa Xeer ilaaliye FIFA iyo CAF iyo waliba sidoo kale macalinka garsoorka ee Qaarada Africa.

NB: Dadka caanka ku ah kubada cagta ee Soomaaliya iyo Jabuuti oo doonaya in ay hambalyo u diraan guddoomiyaha cusub waxay lasoo xiriiri karaan emailkan hoose. Si loo gaarsiiyo hambalyadooda guddoomiye Suleymaan Xasan.

Email:shaficiislow@yahoo.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 1,430,535 unique visits