|
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Jaaliyada Soomaalida ku nool gobolka Ontario, Canada ee daneysa isboortiga ubadkeena iyo waayelkeena inay ka soo qayb galaan shirweyne guud oo looga hadli doonaa haddii uu Eebe idmo:
1. Sidaan uga gudbi laheen meesha aan imminka joogno.
2. Lagu flanqeeyo dastuurkii aan isku maamuli laheen.
3. Lagu soo dhiso Boardkii iyo guddiyadii sare ee maamuli lahaa Kubadda cagta, kubadda koleyga iyo cayaaraha fududba.
4. Lagu soo dhiso guddi hoosaadyadii la shaqayn lahaa saddexda cayaar aan kor ku soo sheegnay ee magaala kasta ku taala Ontario ee Soomaali degan tahay.
Kulanka wuxuu dhici doona 17ka November, 2012 - Saacadda marka ay tahay 2da dhurnimoMeeshane waa:
Lawrence Heights Community Centre, 5 Replin M6A 2M8 District: North York 416 395-6120
Wixii faah faahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaan: Mussa M Nasir: Cel. 647-242 9914 ama emailka: mussamn@hotmail.com
Ka soo qayb gal wacan
|