October 20 2014 11:28:59
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
VUOSAARI oo ku guulaysatay koobkii Futsalka Magaalada Helsinki

Kooxda vuosaari ayaa ku guuleystay tartankii Helsinki Futsal Tournament (HFT 2012) 20.10.2012 markii 1 iyo 0 kaga badisay kooxdii Fc lšnsi helsinki, tartankaan oo ay ka qeybgaleen 9 kooxood ayaa wuxuu mudo hal maalin ah ka socoday caasimada dalka Finland ee Helsinki kaasoo ay soo qabanqaabiyeen Ururka dhaqanka iyo Isboortiga ee dalka Finland (Socus ry).

Munaasabadii furitaanka waxaa ka hadlay Maxamed ibrahim (Gurey) oo ka shaqeeya dowlada hoose ee magaalada Helsinki qaybta dhalinyarada ahna shaqsiga keliya ee inta badan u adeega dhalinyarada, kaasoo sheegay in ay mar kastaba diyaar u yihiin wax alla waxii lagu hormarinaayo dhalinyarada.

Muqtar Abiib oo sanadkan u sharxan golaha deegaanka magaalada helsinki ee Dalka Finland muqtar oo ah shaqsi u diyaar ah horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in uu wax la qabto Bulshadda Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyaradda siiba jiilalka soo koraayo, Mr Abiib wuxuu dhalinyarada ku dhiira galiyay in ay wax bartaan sababtoo ah waxbarashada waxay idinka caawineysaa noloshiina iyo sidaad ula noolaa laheydeen bulshada aad u soo guurteen.

Waxaa halkaa hadalo qiima leh ka soo jeediyey Xoghayihii hore ee Ciyaaraha Fudud Cumar Ahmed jamac ayaa dhalinyarada kula dardaarmay inay joogteeyaan isbortiga oo ah aalada isku keeni karta bulshada, Kuna Dhiirigaliyey dhalinyarada in ay ka qayb qaataan isboortiga noocyadiisa kala duwan.

Waxaa halkaa lagu bixiyey abaalmarinadii iyadoo sanadkan 2012 loo gartay in uu noqdo Tababarihii sanadka Axmadey Coloow oo muujiyey karti iyo dadaal una dhabar adeygay sidii uu u hormarin lahaa dhalinyarada ka tirsan kooxdii uu tababaraha u ahaa ee Benaadir Fc.

Waxaa isna halkaa lagu gudoonsiiyey tababarihii labaad ee 2012 Hashim sheeq hassan oo ah shaqsi u diyaar ah in uu mar walba tababar siiyo ciyaartoyda da,da yar waana tababaraha kooxda kanus Fc.

Cayaartoygii ugu wanaagsanaa waxaa loo gartay in uu noqdo ciyaartoy ka tirsanaa kooxda Vuosaari oo aheyd kooxdii koobka ku guuleysatay Mubaarak Suleiman oo ahaa kabtankii Kooxda.

Goolhayihii ugu wanaagsanaa waxaa loo gartay Guled Adan, waxaa kaloo abaalmarin lagudoonsiiyey shaqsigii ugu aqlaaqda badnaa Saciid Adan (Saciid Dheere) , Kooxdii ugu asluubta wanaagsaney waxaa loo gartay kooxda Lšnsi Helsinki , Musharaxa Muqtar Abiib oo la gudoonsiiyey bilad sharaf , waxaa kaloo lakala gudoonsiiyey kooxihii ku guuleystay kaalinta koowaad iyo labaad.

Waxaa soo qatimaya munaasabadii Gud- ururka dhaqanka iyo Isboortiga ee dalka Finland (Socus ry) Axmed Abdullahi (Imad) kaasoo ballan qaaday in uu sii wadi doono horumarinta Isboortiga ee wadanka Finland isla markaana sanadka danbe ayuu sheegay iney balaarin doonaan tartankaan.

Xafladan waxaa ka soo qayb galay marti sharaf oo kala ahaa Cumar Axmed Jamac , Eng: Awey Abukar , Caaqil Maxamuud, Cabdi deeq, C/qadir biyoonde , maxamed c/lle, Maxamed Ibrahim Gurey, Cali Shariif ,Axmadey colow, Cabdulkadir ,c/fatax.Abaajibil sntv, Maxamed Muse Radio warsan.


Diyaariyay:Axmed Imad

Helsink-Finland

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.08 seconds 1,447,363 unique visits