October 31 2014 03:58:29
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Halyeey Cabdi Bile oo kala qaybgalay jaaliyadda Minnesota tartan Orod ah.

Halyeeygii Soomaaliyeed ee ku guulaystay orodka biladda dahabka ee adduunka 1.500m (World champions 1987), Cabdi Bile Cabdi oo isagu maalmahan ku sugnaa gobolka Minnesota ayaa Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota iyo kuwa ajaaniibta ahba kala qaybgalay tartan orod ahaa oo masaafadiisu ay ahayd 3 1/2 (Saddex mile iyo bar).

Halyeey Cabdi Bile ayaa waxay ujeedada socdaalkiisa ka tarjumaysay casuumaad ay u fidiyeen hay'adda qaxootiga ee ARC oo iyadu gacan ballaaran u fidisa jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota, sidoo kalena waxaa ay hawlo samafal ah ka fulisaa meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

Dad faro badan oo isugu jiray madaxda jaaliyadda Soomaalida ee gobolka,hawlwadeenada xawaaladda dahabshiil ee gobolka Minnesota iyo hawlwadeeno isugu jiray ajaaniib iyo Soomaali ka hawgala hay'addan ayaa munaasabaddii orodka ka hadlay waxaana ay aad ugu dheeraadeen hawlaha ay hay'addan u qabato ummadda Soomaaliyeed.

Halyeey Cabdi Bile oo markiisa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyay ayaa u mahadceliyay dhammaanba dadkii ka soo qaybgalay orodka oo isugu jiray caruur, waayeel, dhallinyaro iyo ajaaniib intaba , waxaana uu ka hadlay isboortiga iyo faa'iidada uu u leeyahay bani'aadamka iyo sida loogu baahan yahay in shakhsi kastaa oo soomaaliyeed uu ku tabaruco aqoontiisa iyo maalkiisaba wax u qabadka dalkii hooyo oo dagaaladu ay aafeeyeen muddo ka badan 20 sannadood.

Qaabka Orodka uu u dhacayay oo isugu jiray Orod,Ruclayn iyo socod ayaa Halyey Cabdi uu u horkacay boqolaal dad ah oo iyagu aad u xiisaynayay ka qaybgalka tartankaasi orodka ah iyo waliba aragtida halyeeygaasi Soomaaliyeed.

Waxaana halkaasi madadaalo isugu jiray heeso iyo cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ku soo bandhigay fannaaniinta gobolka Minnesota qaarkood.

Munaasabaddaasi ayaa ku soo dhammaatay si farxad leh.

 



By: Shiikha

 

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.37 seconds 1,459,744 unique visits