April 16 2014 02:59:11
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Ururka SEUKI oo hoggaan cusub u doortay Ciyaaraha xagaaga soo socda

Isniin, October 15, 2012(HOL): Ururka Dhallinyarada, Cayaaraha iyo Dhaqanka Yurub ee SEUKI oo ah ururka soo qabanqaabiya cayaaraha kubadda cagta ee xagaaga ka dhaca magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa wuxuu doortay maamul cusub oo ururka hoggaamin doona tan iyo xagaaga soo socda ee 2013.

Xaflad lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee ururka oo ka dhacday Stockholm ayaa waxaa ka soo qeyb galay bahweeynta Isboortiga ee magaalada Stockholm oo isugu jiray gabdho iyo wiil iyo sidoo kale odayaal iyo kooxaha deggan Stockholm ee ka qeyb qaata tartanka uu soo qabanqaabiyo ururka SEUKI.

Sanadkan ayaa waxaa guddoomiye loo doortay Feysal Makaraan, kaasi oo xilka kala wareegay guddoomiyihii ugu dambeeyay ee Ururka Cabdi Casiis Xuseen Cigaal , iyadoo sidoo kalena la dhameystiray xubnaha kale ee ururka, kuwaasi oo loo doortay sida hoos ku qoran:

Feysal Makaraan Guddoomiye

Ahmadeey Barseeye Guddoomiye ku xigeen

Abdihodan Afrah Xoghaye

Abdiwali Maalin Qasnaji

Abdi Azizi Hussein Egal ( Daalo ) Arrimaha Dhalinyarada

Bile Cali Xamaali ,Sacad Geedi , Seef Farsamada

Axmed Saalax Diinaash Garsoorka

Maxamed jaamac ( MJ Xiriirka Warbaahinta


Xafladda caleemo-saarka oo uu xiriirinayey xoghayaha ururka SEUKI Abdihodan Afrah waxaa markii ugu horeeysay aayadaha quraanka ku furay Sabriye Gaaboow oo ka mid ah odayaasha Isboortiga Sweden , kaddib waxaa halkaa ka hadlay hay’adaha ururka ka caawina dhanka dhaqaalaha oo uu ugu horreeyey Maxamuud Sheekh Ibraahim oo ka socday shirkadda xawaaladda Dahabshiil , Ibrahim Buraale oo isna ka socday islamiska förbundet iyo Iskolka Al Azhar , iyo Maxamed Cabdi oo ka socday xawaaladda Sahal Express.

Waxaa sidoo kale halkaa ka hadlay cayaaryahnkii hore kooxda Jeenyo Bashiir Jeenyo , Sahra Barqadle oo ka socotay Ururka Xaawo Taako iyo Cali Garaash, waxaana kaddib halkaa loogu mahad celiyey guddoomiyihii hore ururka Cabdicasiis Daallo, iyadoo looga mahadceliyay shaqadii uu soo qabtay, waxaana xilka lagu wareejiyey guddoomiyaha cusub Mr Feysal Makaraan.

Guddomiyaha cusub ayaa wax xoogaa ka warbixiyey howlaha ururka ku soo foolka leh iyo u diyaargaroowga cayaaraha xagaaga SEUKI 2013. Xafladdan oo lagu qabtay Jubba Restaurang ayaa ku dhacday jawi farxadeed

waxa soo xigtay:

AHMED SALAH (DINASH)

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 1,233,152 unique visits