|
Bahda isboortiga ee Minnesota iyo kooxda horyaalka kubadda cagta ee Twin cities stars(TC), waxaa ay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan Macallin Abdishukri Hussein Ahmed oo ka mid ah macallimiinta kooxda kubadda cagta ee TC oo aabihiisa Allaha u naxariistee marxuum Shukri Hussein Ahmed uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan ,Shalayto oo taariikhdu ay ku beegnayd 09/19/2012.
Geerida marxuumka ayaa la ogeysiinayaa eheladiisa iyo walaalihiisa oo kala jooga Maraykanka iyo Europe.
Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumka uu jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo ehelladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.
Aamiin Aamiin Aamiin
Tacsidan iyada ah waxaa diraya guud ahaan bahda isboortiga Minnesota iyo kooxda Tc stars.
Cabdi Cali Macallin Macallin Ibraahim Suudaani Macallin Qariindi
Maxamed Xasan Qolof
Maxamed Aadan Jeelle Cadde Xasan Gaaboow Cabdi Yuusuf
Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
Maxamuud Ciise Faarax
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey) Macallin Idiris Ibraahim Suleiman C/qaadir Daahir Axmed
Abuukar Hiraabe "Bakar"
Abdulkadir xaashi (Dalmar) Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
C/risaaq Saciid Marshaale C/raxmaan Guuleed ( Aamaan) C/qaadir Xaashi (Dalmar) C/qaadir Nuune C/llahi Moorgan Cabdullahi Dheere
Cabdulqaadir Jaango
Cabdirisaaq Ugaas
Maxamed C/llahi "Catoosh"
Yuusuf Muumin Gani Xasan Nuur Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Deeqo Cawil
Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Diyaariye:Shiikha
|