May 24 2013 22:08:01
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Xafladdii xiritaanka koobka Ramadaanka ee Atlanta oo la qabtay

Casho sharaf si heer sare loo soo agaasimay, laguna soo gunaanadayay tartankii ciyaaraha kubadda cagta koobka Ramadaanka ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Atlanta ayaa lagu qabtay Daalo Restaurant. Xafladdaasi iyada ah ayaa waxaa ka soo qayb galay maamuladii hore ee Isboortiga,tababarayaal,ciyaartooy, taageerayaal iyo marti sharaf faro badan oo halkaasi lagu casuumay.














Dadka xafladda goob joogga ka ahaa waxaa ka mid ahaa: Muxidiin Cilmi Cabdi oo barisamaadkii ahaa  ,Xoghayihii Xisbiga iyo guddoomiyihii isboortiga ee gobolka Shabeelaha Hoose(Marka), taasoo lagu xasuusto intuu guddoomiyaha isboortiga ahaa 1983 kii in gobolka Marka uu ku guulaystay sannadkaasi koobkii kubadda cagta kaalinta 1aad, kubadda koleyga wiilasha kaalinta 2aad,kubadda kolayga gabdhaha kaalinta koowaad,Vollyball kaalinta 1aad,Orodada 1.500M, 10.000M,400M,200M ,Sidoo kale waxaa joogayTababare Giftin,tababarihii xulka qaranka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta iyo naadiyadii M.B.C iyo Muqdisho,iyo oday isboortiga qiimo badan ku leh waa Yuusuf Maxamed oo ah Aabe dhalay cayaaryahanno qiimo badan ku leh isboortiga Soomaaliyeed oo kala ah:Bashiir Fox,C/llahi Yuusuf iyo Cali Yuusuf,Waxaa isaguna khadka talefoonka xafladda uga qayb galay C/risaaq Cali Aar(Mataan) oo cayaartooyda kala hadlay wanaagga iyo faaiidada ay ciyaaruhu leeyihiin.

 Cashadii ka dib ayaa halkaasi la isku dhaafsaday erayo qiimo badnaa oo ka hadlayay cayaarahii koobka ramadaanka iyo faaiidooyinkii laga dhaxlay, iyada oo uu barnaamijka daadihaynayay Yuusuf C/raxmaan Yuusuf oo ahaa xoghayihii  tartanka cayaaraha. Ugu horrayntii waxaa halkaasi ka hadlay guddoomiye ku xigeenkii qabanqaabada tartanka koobka Ramadaanka Mudane Jaamac Cali Aadan ”jaamacey” oo ka tirsanaan jiray ciyaaryahannadii kubadda cagta  heerka 1aad ee naadiga Munishiibiyo,waxaana uu si aad ah uga warbixiyay qaabkii uu u dhacay tartanka iyo juhdiga ay dhallinyarada galiyeen in tartanku uu noqdo mid lagu najaxo. Jaamacey ayaa sheegay in  Muddadii uu tartanku socday khaladaadka dhacay ay kala ahaayeen: 18 calaamadda hurdiga ah, 6 calaamadda guduudan. Goolasha dhashay intuu tartanka socday waxaa ay dhammaayeen 86 gool.



Guddoomiyihii qabanqaabada tartanka Ramadaanka  Mudane C/qaadir Xasan Faarax   “ Caydiid Jeenyo” oo isaguna ka tirsanaa ciyaaryahannadii Xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo naadigii Jeenyo  oo xafladda ka hadlay ayaa ugu horreyntii u mahadceliyay dhammaanba kooxihii  ka soo qayb galay tartanka, macallimiintooda iyo marti sharafta xafladda isugu timid.

 Guddoomiye Caydiid ayaa aad ugu dheeraaday ka hadalka  waqtiga iyo awoodda faraha badan ee la galiyay tartanka oo uu aad ugu ammaanay dhallinyarada,ururada bulshada iyo dhammaanba intii gacanta ka gaysatay tartankaasi ha noqoto dadkii maalgaliyay iyo kuwii xooggooda iyo maskaxdooda ku deeqay.

Guddoomiye Caydiid ayaa isagu ka hadlay mustaqbalka inay cayaaro faro badan qaban doonaan, iyaga oo casuumi doono kooxo faro badan, taasoo uu haatanba qabanqaabadeeda ku jiro inay martigaliyaan kooxo isugu jira kubadda cagta iyo koleyga oo ka imanaya gobolka Minnesota oo cayaaro saaxiibtinimo  la yeelan doono kooxaha Soomaalida ee ka dhisan Atlanta Georgia.

Ugu dambayntii Guddoomiyuhu isaga oo ku hadlaya magaca bahweynta isboortiga iyo guddiga qabanqaabada tartanka waxaa uu hambalyo u diray kooxda tartanka ku guulaysatay ee Iskaashato iyo kooxdii kaalinta 2aad gashay ee Xiddigaha iyo dhammaanba kooxihii tartanka ka soo qaybgalay.

Sidan ayaana abaalmarinadii loogu kala guulaystay.

1-Ciyaaryahankii ugu wanaagsana  waxuu noqday  Ahmed Ismacil Diiriye  oo loo yaqaan (Axmed Diyeeshe) waxaana gudoonsiiyey Governatoorihii / Xoghayihii xisbiga iyo guddoomiyihii isboortiga gobolka shabeelaha Hoose:Marka”
 
2- Ciyaaryahankii ugu akhlaaqda  wanaagsanaa waxaa loo aqoonsaday  Aadan Ibraahim Xuseen waxaana gudoonsiiyey ciyaaryahankii hore ee naadiga Somalifruit  Cali yuusuf.
 
3-Ciyaaryahankii ugu gooldhlinta badnaa waa Jaamac Aadan Ali oo loo yaqaan jaamaceey,kana mid ahaa ciyaaryahannadii heerka 1aad ee naadiga Muqdisho oo ku qaaday 10 gool
 
4-Macalinkii ugu wanaagsanaa wuxuu noqday Yuusuf C/raxmaan Yuusuf  oo ahaa macallinkii kooxda Iskaashato,waxaana gudoon siiyey macalinka caanka ah ee Maxamed giftin
 
5- koobka kaalinta labaad waxaa ku guulaystay kooxda xiddigaha, kabtanka kooxda Muxiyadiin Maxamed Xasan waxaa gudoonsiiyey  milkii lihii halal pizza and coffee Aadan Gaabane.
 
6- koobka kaalinta koowaad waxaa ku guulaystay kooxda Ikaashato kabta ka kooxda waa Maxamed Aar waxaana ay ahayd in uu gudoonsiiyo gudoomiyii ciyaarahaas dhacay ee ramadaan jaale caydiid hase ahaa tee wuxuu ku sharfay inay abaalmarintaasi bixiyaan  seddex qofood oo kala ah  Aabe Yuusuf Maxamed,  Maclin Giftin iyo Gudoomiyahii isboortiga ee Marka barisamaadkii Muxiyadiin Cilmi Cabdi.

Xafladda aya ku soo dhammatay jawi aad u qurux badan.











Comments
#1 | meroisha on 09/11/2009 02:05:55
Подписался на Ваш блог, а в рсс какие-то закорючки. Проверьтке кодировку пожалуйста.
#2 | thoisil on 11/11/2009 01:49:24
А где у Вас можно получить ссылку на RSS? Не могу постоянно посещать сайт, а статьи часто полезные бывают
#3 | gonus on 11/11/2009 02:45:12
Прeогpомный pecпект aвтоpу… Bас пpиятно читать всeгдa… Стaтья по делу!!
#4 | thoisil on 11/11/2009 02:59:14
Согласен, что пост получился удачным. Хорошая работа!
#5 | meroisha on 11/11/2009 03:03:29
Кинули сегодня в аське ссылку на эту новость - не жалею, что потратил время и перешелSmile
#6 | selba on 11/11/2009 03:24:31
что-то у меня расплывается все в ie...
#7 | meroisha on 13/11/2009 04:22:31
Мне лично так себе пост Sad А кто что думает?
#8 | gonus on 29/11/2009 00:27:22
Неплохой материал. Жду новых публикаций. Интересно , где админ пропал?
#9 | thoisil on 29/11/2009 01:04:16
Друг дал на вас ссылочку. Не зря. Понравилось.
#10 | meroisha on 29/11/2009 01:58:32
Интересно! Все бы так писали Smile
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 4.52 seconds 781,803 unique visits