June 19 2013 23:13:43
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Abdihakim Yare
Adnan Guuleed
Liban Yare
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Adnan Farah
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Kooxda Olympic Stars oo ku guulaysatay koobkii Ramadaanka Minnesota

Kooxda kubadda cagta ee Olympic stars ayaa  ku guulaysatay koobkii kubadda cagta  ee lagu maamuusayay bisha  ramadaanka, ka dib markii ay dhabarka u saariyeen 7 gool iyo 4, ciyaartii kama dambaysta ee lagu xirayay  koobka  Ramadaanka oo habeenimadii Ciidda lagu qabtay garoonka kubadda cagta ee Burnsville.


 Shiikha oo koobkii kaalinta 1aad guddoonsiinaya 
  kabtanka kooxda Olympic stars Mustaf Germany


   
            C/casiis Biixi oo tartanka ka warbixinaya
  
 
Ciyaarahani oo soo billiowday horraantii bisha ramadaanka, ayaa waxaa ka soo qayb galay  11 kooxood oo ka mid ah kooxaha ka dhisan gobolka Minnesota, waxaana habeen kasta soo camiri jiray garoonkaasi dadweyne aad u faro oo kala taageerayay kooxihii halkaasi ku hardamayay.

 

Haddaba ciyaarihii semifinalka oo aad u xaraarad badnaa ayaa habeenimadii 09/18/2009 waxaa isku haleelay kooxihii ugu adkaa tartanka, kuwaasi oo u kala adkaaday sidan:Midnimo ayaa iyadu 3 iyo 2 ku muquunisay kooxda Cedar.halka  Kooxda Olympic Stars iyaduna  ay  2 iyo 0 ku sabarsiisay kooxda Somali Tigers oo iyadu ah horyaalka kubadda cagta ee Minnesota.

 

Haddaba ciyaartii kama dambaysta oo la qabtay habeenkii Ciidda ayaa waxaa foodda is daray Kooxaha Midnimo iyo Olympic Stars oo iyagu ka mid ah kooxaha ciyaarahooda loogu jecel yahay ee ka dhisan gobolka Minnesota.


 


                Kooxda Olympic Stars



                     Kooxda Midnimo

Billowgii hore ee cayaarta ayaa inamada Olympic Stars ay si fiican isugu dhiidhiibeen kubaddo gaagaaban,waxaana u suurogashay in laba gool oo xiriir ah uu halkaasi uga dhaliyo ciyaaryahan Maysar Alyasin oo habeenkaasi ahaa xiddiga garoonka. Daqiiqaddii 25aad ayay wiilasha kooxda Midnimo heleen goolkoodii ugu horreeyay kaasoo uu u saxiixay ciyaaryahan Cali Baashi oo lambarka 19aad u watay kooxda Midnimo, hase yeeshee inamada midnimo ma aysan xajisan goolkaasi oo waxaa daqiiqad gudaheeda gool kale ka dhaliyay Cali Baskuwaale oo ka mid ah weeraryahannada ugu culus kooxda Olympic Stars. Qaybtii hore ee cayaarta ayaa ku soo idlaatay 4 Gool  iyo 1 oo ay hogganka ku hayeen kooxda Olympic Stars .


 


       Maysar Alyasin- xiddiggii garoonka

Qaybtii labaad ee cayaarta ayaad moodaa in koox markay gool dhalisoba ay  kooxda kale gool dhalinaysay, kooxda Olympic waxaa ay dhaliyeen 3 gool oo 2 ka mid ah uu u saxiixay ciyaaryahan Suleymaan, halka goolka kale uu u dhaliyay Maysar,Kooxda Midnimo iyaduna waxaa u saxiixay 3daxda gool ee dambe ciyaaryahannadii kala ahaa: Yuusuf, iyo ciyaaryahannadii u kala watay numbarrada 17aad & 0.  Ciyaartiina waxaa ay ku soo idlaatay 7 gool oo ay guushu ku raacday kooxda Olympic stars, halka kooxda Midnimo ay ka keensadeen 4 gool.

 

Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Olympic Stars Coach Cabdulqaadir Cabdi Xuseen oo loo yaqaan (Agent) oo aan kula kulmay garoonka ay cayaarahu ka socdeen ayaa ii sheegay in kooxdu ay diyaargaroow dheer u soo galeen hanashada tartankaasi, taasoo aad ka dareemi karto muddadii tartanku uu socday inaanan kooxda marnaba laga adkaan kulamadii ay soo cayaareen oo dhamaa 6 kulan, wuxuuna sii saadaaliyay in kooxdu ay guulo ka soo hoyn doonto tartamada ciyaaraha ee nagu soo fool leh.


    Tababare C/qaadir Cabdi Xuseen(Agent)

 Mar uu ka waramayay awoodda kooxda uu haysto ayuu ii sheegay in kooxdu ay u cayaaraan dhallinyaro waayo arag ah oo farsamadooda ciyaareed ay aad u heer sarreyso, kalsoonina uu ku qabo ciyaaraha dambe haddii Alle idmo.

 

Dhallinyarada guusha u soo hoysay kooxda Olympic Stars ayaa waxay kala ahaayeen:Cali Baskuwaale, Maysar Alyasin,Ayub Axmed(Etto),Mustaf Cartan(Mustaf Germany),Yuusuf Abgaaloow,Maxamed Dhoobeey, Suleymaan,Cabdullahi Axmed(Duwe), Goolhaye Cabdifataax .Cabdullahi,Hondo iyo Laacibka waayo aragga ah Maxamed Xasan(Bistoolo).

 

Sidan ayaa loogu kala guulaystay abaalmarinadii;

 

1st Place                   Olympic Stars Champion

2nd Place                   Kooxda Midnimo

Top Scorer               Bashiir, Kooxda Midnimo

Best Goal Tender    Jama, Cedar Stars

Tournment MVP       Bashiir,Kooxda Midnimo

Final MVP                Maysar,Kooxda Olympic Stars

Best Coach              Macallin Xarbi,Somali Tigers


F.G: Haddii aad rabto inaad daawato sawiro intaasi ka badan riix Ramadan Cup-MN 2009 dhinaca bidix ee sare 

 

 

  

 

 

 

 

Comments
#1 | selba on 11/11/2009 01:50:22
Èíòåðåñío... Ñïàñèáo îò äðóçåé ñ Ïèòåðà.
#2 | glelin on 11/11/2009 02:17:38
Äîâîëüíî èíòåðåñíî êîíå÷íî. Ïîñòàðàþñü âîñïîëüçîâàòüñÿ â áóäóùåì...
#3 | meroisha on 11/11/2009 02:37:24
Ìíå ëè÷íî òàê ñåáå ïîñò Sad À êòî ÷òî äóìàåò?
#4 | hedecan on 29/11/2009 05:57:45
Ñïàñèáî. Ïîçíàâàòåëüíî è ïîëåçíî. Ïèøèòå åùå
#5 | thoisil on 29/11/2009 06:30:17
Ðàçìåñòèë ýòî íà ñâîåì áëîãå ñ ññûëêîé íà âàø ñàéò. Íàäåþñü, Âàì ýòî êàêóþ-íèáóäü ïîëüçó ïðèíåñåò Smile
#6 | gonus on 29/11/2009 08:09:57
Íåïëîõîé ìàòåðèàë. Æäó íîâûõ ïóáëèêàöèé. Èíòåðåñíî , ãäå àäìèí ïðîïàë?
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke Muuse
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.32 seconds 820,656 unique visits