November 23 2017 10:50:32
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Sayec oo u dabaaldegtay guulihii ay gaartay

Ururkan oo ah  mid ka shaqeeya una adeega dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota, gaar ahaan isboortiga kubadda cagta, ayaa u dabaaldegay guulihii ay ka gaareen tartamada cayaaraha ee ka socda gobolka Minnesota iyo guud ahaanba dalka Maraykanka.

Haddaba xaflad lagu soo dhaweynayay guushii dhawaan ay ka soo hooyeen tartamadii cayaaraha  kubadda cagta ee under 16 ayaa lagu qabtay Dugsi Academy, iyada oo ay xafladdaasi ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin Isboorti, macallimiin iyo waalidiintii caruurta dhashay.

Ugu horreyntii waxaa halkaasi warbixin ka soo jeediyay Abdirizak Said (Marshaale) iyo Abdirahman Guled (Aamaan)  oo labaduba ka mid ahaan jiray barisamaadkii halyeeyadii kubadda cagta Soomaaliyeed, haatana u xuub siibtay inay soo saaraan oo tababaraan jiilka cusub ee soo koraya, waxaana ay yihiin raggii  bud dhigga u ahaa aasaaskii naadigan kubadda cagta ee la magac baxay Sayec.(Somali American Youth Enrichment club) .

Waxaa ay ka warbixiyeen waxqabadkii ururkan iyo guulihii ay kooxda U 16 ka soo hooyeen tartanka gobolka Minnesota, waxaana ay si weyn ugu mahadceliyeen waalidiinta  iyagu har iyo habeen taageerada la garab taagan ururkan, macallimiinta gacanta ku haysa kooxaha kala duwan ee naadigan uu leeyahay , iyo ka soo qayb galayaasha xafladda.

Sidoo kale waxaa halkaasi erayo mahadnaq iyo guubaabo isuga jira halkaasi ka soo jeediyay , Abdi Yusuf oo ah masuul ka tirsan guddiga Olimbikada Somalia iyo xiriirka cayaaraha fudud, Macallin Qaridi iyo macallin Shiikha.

Gunaanadkii Xafladda waxaa halkaasi hadiyado iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay cayaartooydii guulaha ka soo hooyay tartanka iyo kuwii horumarka ku tallaabsaday.

By:Shiikha

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 2,816,924 unique visits