October 21 2017 13:41:31
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
KOOXDA KUBADDA CAGTA EE ATLANTA OO 10 JIRSATAY +SAWIRO

Waxaa Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka lagu qabtay xaflad loogu dabaaldegaayey Toban guuradii ka soo wareegatay aasaaskii Kooxda Kubadda Cagta ee Jubba ee ka dhisan Magaaladda Atlanta,kooxdaasoo soo martay marxalado kala duwan oo marba gaareysay horumar la taaban karo oo runtii farxad gelisay Jaaliyadda Atlanta oo saadaalin wanagsan ka bixisay in mustaqbalka dhaw ay noqon doonaan kuwa daafaco heybadda Isboorti oo ay Atlanta leedahay isla markaana qaarkood u gudbi doona Xulaka Qaranka Soomaaliyeed.

Ugu horeyntii waxa xafladaasi warbixin meelo kala duwan taabaneyso ka soo jeediyey Xoghayaha Guddiga Isboortiga Atlanta ahna Tababaraha Kooxaha Jubba Mudane Cabdulqaadir Xasan Cadde(Caydiid Jeenyo) isagoo ka sheekeeyey marxaladihii kala duwana ee ay soo martay Kooxda Jubba isagoo cadeeyey in ay markiisii horeba uu diiradda saaray sidii uu u kobcin lahaa farsamadda aasaasiga ah ee Kubadda Cagta taa oo la'aanteed aan dhalinyaradda aysan gaari karin halka ugu sareyso,waxaan xooga isugu geynay ayuu yiri Caydiid xukumidda Kubadda,isu dhiib dhiibka gaagaaban,habka ugu wanagsan ee loo madaxeeyo Kubadda,aragtida Garoonka iyadoo Kubadda la wato iyo sida ugu haboon oo daafaca loo galo iyado hujuumka iyo difaacaba ay is kaashanaayaan.

Sidoo kale waxaa uu  cadeeyey in arrimahaas oo dhan uu ka saaciday saaxiibkey Tababare Cabdi Qani oo runtii aqoon badan u leh habka Tababarida jiilalka soo koraayo.,waxayna Tababarayaasha Caydiid iyo Cabdi qani mahad u jeediyeen waalidiinta oo runtii dadaal muujiyey.

Waxa kaloo isna halkaas ka hadlay Mudane Naasir Warsame oo ah Madaxa Xawaaladda AMAL ee waqooyiga Amerika,waxaana uu si qiiro leh u sheegay in Siyaasadda Guud ee xawaaladda AMAL EXPRESS ay ugu horeyso in la garab istaago horumarinta dhadhaqaaqyadda lagu hormarinaayo dhalinta soo koreyso oo uu ugu horeeyo Isboortiga oo runtii ka ciyaari kara door aad u muhim ah taa oo uu ugu horeeyo in jiilalka soo koraayo ka weeciyo waxyaabaha mustaqbalkooda wax yeeli kara,waxa kaloo Mudane Naasir sheegay in ay waajib tahay in dib loogu celiyo bulshadda wax alla waxii Amal ay awoodo si ay wada shaqeynta Bulshada iyo Amal ay noqoto mid weligeed jirta.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Somali-American Mudane Inj. Cumar Sheekhey oo isna xafladaasi ka hadlay,ayaa waxa uu tilmaamay shaqadda xurmadda leh ay qabteen Tababarayaasha Caydiid Jeenyo iyo Cabdi Qani,taa oo runtii ah mid lagu farxo isla markaana taabeneysa qof kastoo ka mid ah Jaaliyadda reer Atlanta,waxaana uu Tababarayaasha uu ku booriyey in la laba jibaaro Tababarida jiilalka soo koraayo,waxaana uu ballan qaaday in Guddiga Jaaliyadda uu u huri doono wax alla waxii karaankiisa ah,ugu dambeyntiina waxaa uu  u rajeeyey Guddiga Isboortiga iyo tababarayaashaba Guul.

Xafladaasi waxaa  goob joog ka ahaa Dr. Cali CUsmaan Cali Gudoomiyaha Isboortiga ee Atlanta,Jaamac Cali(Jaamacey) oo ah Madaxa Farsamadda ee Guddiga Isboortiga ee Atlanta,Maxamed Moa oo ka mid ah Guddiga Farsamadda ee Atlanta,Mudane Cabdikariim,Inj. Cabdulaahi ,Mukhtaar Gaawarow ,waalidiinta Caruurta iyo qaar badan ee Jaaliyadda Atlanta ka socday.

Xafladdaasi oo ahayd mid si aad ah looga soo shaqeeyay, waxaa ay ku soo dhamaatay Guul.



Diyaariye: Dr, Ali Osman Ali

Guddoomiyaha jaaliyadda Atlanta ee dhaqanka iyo isboortiga

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 2,772,076 unique visits