August 21 2017 22:14:23
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
JAALIYADDA ATLANTA OO XAFLAD QALIN JEBIN AH ABAABUSHAY + SAWIRRO

Waxaa magaaladda Atlanta ee cariga Mareykanka ah lagu  qabtay xaflad aad iyo aad u sareysay oo loo sameeyey ardaydii Soomaaliyeed ee sanadkaan ka qalin jabisay Dugsiyadda sare iyo Jaamacadaha, waxaana xafladaasi qiimaha laheyd abaabulay Somali-American Community Center oo 10kii sano ee ugu dambeysay u dhabar adeegtay xafladda Qalin Jabinta oo kor loogu qaadaayo Ardayda Soomaaliyeed niyadooda loogana dhigay abaalmarin dadaalkii ay soo galeen,waxaana sanadkaan Dugsiyada ka soo aflaxay arday gaareyso illa 60 Arday oo isugu jira Gabdho iyo Wiilaal.



Waxaana ugu horeyntii halkaa khubad taarikhi ah ka soo jeediyey Gudoomiyaha Jaaliyadda Somali-America Center Mudane Inj. Cumar Sheekhey oo marka hore amaan kala dul dhacay Waalidiintii Caruurtaa qalin jabineysay,isagoo uga mahadceliyey sida wanagsan ay Caruurtooda ay juhdiga ula soo galeen,Waxaan Mudane Cumarow isagoo qiireysan sheegay in Xafladan suurtagelinteeda ay lafdhabar ay u yihiin Aabayaasha iyo Hooyooyinka oo wax walba la dul taagnaa Caruurtooda oo runtii maanta guushaan Taarikhiga gaaray,waxaana uu Mudane Cumarow u duceeyey waalidiinta isago u sheegay shaqada ay soo qabteen ay tahay mid waligeed aysan taarikhda iloobi doonin.




Mudane Inj. Cumar Sheekhey Gudoomiyaha Jaaliyadda Somali -American Community Center uu carabka ku goday ahmiyadda ay waxbarashadda leedahay marka laga fiiriyo Diinteyna sharafta leh waxa ay ka tiri iyo waxyaabaha uu ka sheegay Nabi Maxamed Nabadgalyo iyo naxariis  Korkiisa ha ahaatee oo dhamaan sheegay in ay tahay furaha nolosha isla markaana kuu horseedeyso nolol wanagsan ee addunyada iyo  mid akhiraba.

waxa kaloo uu Gudoomiye Cumarow u sheegay Ardayda in ay albaabkii hore ee aqoonta ay hadda dhameysteen isla marlkaana ay u harsan tahay waxyaabo badan oo ku taxaluqa aqoonta,iyadoo uu farta ku goday in aysan aqoonta dhamaanin oo mar kastaba laga doonaayo in aad diiradda saarto waxyaaba aqooneyn uu kuu dhiman.isagoo ballanqaaday in guddigiisa iyo Soomalida degan Atlanta ay mar kastaba ay garab istaagi doonaan dhalinyaradda waxbarashadda ku masquulsan, waxaana uu halkaa Gudoomiyaha ku kasbaday sacab aan kala go' laheyn,waxaana goobtii laga qaaday heestii Soomaliyey Toosa.




Waxaana Xafladaasi goob joog ka ahaa Mudane Axmed Xasan oo ka mid ah Clarston City Councal,Dr. Maxamed Cali Nuur,oo Guddiga Jaaliyadda Xubin ka ah,Sharif  oo ah Xoghayaha Guddiga Jaaliyadda,Maxamed Sheekh oo xubin ka ah guddiga Jaaliyadda,Mudane Cabdi Isaaq oo ka mid ah odayaasha Jaaliyadda Atlanta,.Dr. Cali Cusmaan Cali,Aweys Fundi iyo Caydiid jeenyo oo ka socday Guddiga Isboortiga Atlanta iyo Jaaliyada Atlanta oo Haween iyo ragba leh,waxayna xafladii ku soo dhamaatay guul iyo reyn reyn.

Fiiro Gaar ah: Jaaliyadda gobolka Minnesota iyo bahda isboortiga, waxaa ay leeyihiin Hambalyo, Hambalyo, dhallinyaradaasi ku aflaxday waxbarashada….waxaanu leenahay halkaasi ka sii wada dadaalka aad ugu jirtaan inaad horumarisaan aqoontiina.

Sidoo kale waxaan u hambalyeynaynaa Jaaliyadda Soomaalida  Atlanta iyo guddiga isboortiga oo iyagu sida weyn uga qayb qaata mar kastaba dhiirri galinta dhallinyarada.

 

 

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.02 seconds 2,686,980 unique visits