August 21 2017 22:17:21
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
KOOXDA JUBBA EE ATLANTA OO GUULO KU TALAABSATAY

Atlanta: Tartamo Isboorti oo ka socda Magaaladda Atlanta oo ka tirsan Gobolka Georgia oo ay ka qeyb galayaan Ciyaartoy kala duwan ee ka kala socoto Degmooyinka uu ka kooban yahay magaladaani,ayaa waxa dhanka Soomaalida uga qeyb galaayo Koox lagu magacaabo KOOXDA KUBADDA CAGTA ee ATLANTA kuwaa oo runtii muujiyey Dadaal badan oo ay magaca Atlanta ay kor ugu qaadeen,waxayna sanadkaan ay ku jiraan tartan Kubadda Cagta ah oo ay ku loolamayaan dhalinta ay da’adoodu u dhaxeyso 10sano-13sano oo tartamadii ay ka soo qeyb galeen aad loola yaabay habka casriga ah oo ay soo bandhigeen taa oo ay u khushuuceen dadka ka soo qeyb galay isla markaana cadeeyey in ay yihiin kuwa mustaqbal ku leh Ciyaarta Kubadda Cagta.

Kooxda Reer atlanta ee JUBBA ayaa illa hadda waxay soo ciyaareen illa 4 Ciyaarood oo tartankaasi ka mid ah waxayna si xarago leh ugu guuleysteen 3 ka mid ah iyagoo tartankii ugu dambeeyey oo ay la ciyaareen Koox lagu magacaabo TMS EXPLORERS, waxaana ciyaartaasi ku guuleystay kooxdii Jubba oo keensatay illa 8 Gool halka kooxda kale aysan wax goolal ah la imaanin,taa oo kuu muujineysa awooda Kooxdeyna JUBBA iyo xirfadda ay adeegsadaan, iyagoo halkaa sacab badan iyo dhiri gelin ku muteystay.

Tababarayaasha Kooxdani ee kale ah CAYDIID JEENYO IYO CABDIQANI ABUU ayaa markii ay ciyaarta dhamaatay halkaa wareysi kula yeeshay ZACIIMKA oo ka socday CIYAAROFM waxaana uu weydiiyey hadafka ay ka leeyihiin diyaarinta dhalaankani.waxayna labadda Tababare ku jawaabeen in marka hore ay wanagsantahay in dhalanka lagu barbaariyo isboortiaga noocyadiisa kala duwan,waayo waxay ka helayaan caafimaad iyo iyagoo ku noqonaayo dhalin wax la qeybsata bulshadda inteeda kale,waxa kaloo ay ku toosinaayeen tubta toosan,waxay kalo ka fogeyneysaa waxyaabaha mustaqbalkooda wax u dhimi kara.waxay kaloo carabka ku adkeyeen in mustaqbalka dhaw ay matali doonaan Magaca guud ee magaaladda Atlanta,iyagoo farsamooyinka casriga ah oo ay soo bandhigeen ay tahay mid yididiilo wanagsan laga arki karo,Tababare CAYDIID JEENYO IYO CABDIQANI ABUU ay mahad aan la koobi karin ay dusha kala dhaceen waalidiinta caruurtaan dhalay gaar ahaan hooyooyinka oo garab iyo gaashaanba u ah abaabula isboortiga ee kooxda JUBBA ,waxayna cadeeyeen in iyaga la;aantood aan la gaareen guulaha aan maanta ku talaabsan.

Waxa ugu dambeyntii halkaa mahad celin aan la koobi karin u jeediyey tababarayaasha Mudane Dr. Cali Cusmaan Cali Gudoomiyaha Isboortiga ee Atlanta,isagoo u sheegay Tababarayaasha in ay dadweynaha reer Atlanta ay raali idinka yihiin,waxaana uu ku booriyey in dadalka la laba jibaaro,waxa kaloo dr. Cali Cusmaan uu sheegay in ay sharaf u tahay maanta in aan goob joog ka ahaado Guushaan weyn oo ay gaartay Kooxdeyna Kubadda Cagta ee JUBBA,waxana halkaa iskuugu hambalyey Ciyaartoydii,Waalindiintii iyo Tababarayaasha.


GUUL TAARIKHI AH IGA DHEH.

.

.

 

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 2,687,015 unique visits