April 23 2017 00:43:59
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
JAALIYADDA ATLANTA OO LA DABAALDEGTAY ARDAYDA QALINJABISAY 2016 +sawirro

Waxaa sanadkaan Magaaladda Atlanta ay u aheyd sanadkii ugu badnaa oo ay Arday Soomaaliyeed ka qalin jabiyaan Dugsiyadda kala duwan iyo laamaha Jaamacadaha ka jira Magaaladda Atlanta,waxaana Xafladii qalinjabinta ka soo qeyn galay dadkii ugu badnaa abid oo xaflad noocaan ah isugu yimaado, waxa isu hambalyeeye dhamaan Walidiinta ardadaasi iyago aad iyo aad ugu faraxsan in ay gurtaan mirihii ay juhdiga badan u soo galeen,waxana sanadkaan qalin jabiyey ku dhowaad 50 Arday oo Somali ah.

Xafladaas qiimaha leh waxa ugu horeyntii ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyadda Mudane Inj. Cumar Shiikhey ,isagoo warkiisa ku bilaabay hambalyo uu u jeediyey Ardayda dhameysatay waxbarashadii isagoo kala hadlay in aqoonta ay tahay mid aan dhamaanin,waxaana uu ka sheekeeyey ahmiyadda ay nolosha u leedahay waxbarashadda, waxaana uu cadeeyey in diinta Islaamka ay hore uga hadashay qiimaha aqoonta oo ay bini'aadamka u leedahay, isagoo tilmaamay in ay maanta cagta saareen wadadii u horseedi laheyd mustaqbal wacan iyo in wax la qeysadaan addunka,waayo aqoonta waa furaha loo adeegsado meel kastaba.

sidoo kale Gudoomiyaha Jaaliyadda Mudane INJ. CUMAR SHIIKHEY waxa uu kale amaan kala dul dhacay waalidiinta u soo dhabar adeegay in ay Caruurtooda ay meeshaan soo gaaraan taa oo runti ah mid aan la iloobi karin,

SHIIKHEEY ayaa waxaa uu Balanqaaday in Guddiga Jaaliayadda aysan waxba kala hari doonin in ay garab istaagaan Waalidiinta u heelan in ay Caruurtooda u horseedaan in ay aqoonta ka gaaraan meel sare taa oo runtii saameyn wanagsan ku yeelan doonta dadka Soomaaliyeed ee Atlanta ku nool isla markaan mustaqbalka dhaw sameyn ku yeelan doonta Qaranka Soomaaliyeed oo maanta u baahan in aqoon loo adeegsado ka samata bixinta dhibaatooyinka ka jira Dalweynihii Soomaalia.

Ugu damnbayntiina,Gudoomiyaha isagoo qiireysan uu hadalkiisii ku soo gabagabeeyey Heestii caanka aheyd ee soo baxday sanadadii afartameeyadii oo aheyd SOMALIYEY TOOSA TOOSA ISKU TIIRSANAADA HADBA KIINII TAAG DARAN TAAGEERA WALIGIIN., waxaana uu gudoomiyaha halkaa ku kasbaday sacab iyo mashxarad aad iyo aad u qiimo badan.

Waxa sidoo kale halkaa ka hadlay Dr. Maxamed Cali Nuur,Dr. Cali Macalin,Mudane Cabdi Isak,Ian Dupe,Robert Hogan,iyo Dr. Garcia iyagoo runtii marka hore aad iyo aad u amaanay Guddiga Jaaliyadda Somali-American sida qiimaha leh ay u soo abaabushay Xafladaan oo runtii xusuus gaar ah ku reebi doonta Ardayda iyo waalidiinta oo shaqo culus soo qabtay,waxayna u rajeeyeen in ay halkaa ka sii wadaan dadaalka inta laga gaaraayo hadafka ay tiigsanayaa.waxayna xafladaasi ku dhamaatay guul iyo reyn reyn.




Dr,Ali Osman aliGuddoomiyaha dhaqanka iyo isboortiga Atlanta

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.02 seconds 2,543,437 unique visits