October 21 2017 13:45:15
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Gianni Infantino oo loo doortay Madaxeynaha cusub ee FIFA

Xoghayihii guud ee Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA Gianni Infantino ayaa loo doortay Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA, kadib markii wareegii labaad uu ku guuleystay 115 cod.

Gianni Infantino ayaa bedelaya Sepp Blatter oo ay isku wadan ka soo jeedaan isagoonoqonaya Madaxweynaha Fifa.


Infantino oo ahaa xoghayaha guud ee Uefa ayaa helay codad gaaraya 115 isagoo ka horeeyay 27 cod musharixii ka horeeyay Sheikh Salman bin Ebrahim al-Khalifa.

Prince Ali bin al-Hussein ayaa helay afar cod halka musharaxa kale Jerome Champagne uusan wax cod ah helin wareeggii labaad. Blatter oo hayay xilka madaxtinimada Fifa illaa iyo 1998 ayaa sanadkii hore is casilay waxana markii dambe howlaha Fifa laga joojiyay muddo lix sano ah kadib markii lagu eedeeyay inuu anshaxa ku xadgudbay.

Infantino waa 45jir qareen ah kaasoo ka yimid deegaaka Brig ee gobolka Valais dalka Switzerland taasoo u jirta inkayar lix mile magaalada Visp oo ah magaalada uu ka soo jeedo Blatter. Waxa uu Infantino soo galay tartankan markii ay cadaatay in Michael Platini uusan tartanka ka qeybgali karin.

Doorashada ayaa ahayd in ay ka qeybgalaan illaa shan musharax balse musharaxa ka socday dalka Koofur Afrika Tokyo Sexwale ayaa ka baxay tartankan kahor doorashada oo ka dhacaysay Zurich. Wareegii koowaad ayaan suurtogalin in musharax uu helo codad aqlabiyad ah inkastoo Infantino uu helay 88 cod isagoo saddex cod ka horeeyay musharixii ku soo xigay Sheikh Salman.

Codad gaaraya 104 oo ah 50% codadka ayaa loogaga baahnaa musharaxa ku guuleysanaya doorashada wareegga labaad iyadoo ay codeynayeen 207 xubnood. Waa markii ugu horeysay ee wareeg labaad loo baahdo doorashada madaxtinimada Fifa tan iyo sanadkii 1974kii oo uu Joao Havelange oo u dhashay dalka Brazil ka guuleystey Stanley Rous oo England ka soo jeeday.

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 2,772,093 unique visits